Year: 2020
-
DF oo si adag uga hadashay weerarkii dadka badan lagu laayey ee ka dhacay…
War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa aad loogu camaareeyey weerarkii ay kooxda Xuutiyiinta ku qaadeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Cadan, xilli uu ka soo degayey ra’iisul wasaaraha dalka Yemen iyo qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada. “Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaaraynaysaa weerar seddex qaraxyo ah lagu beegsaday shalay gelinkii dambe oo Arbaco ahayd…
-
Maxkamadda Gobolka Togdheer Oo Dil Ku Xukuntay Wiil Gaystay Kufsi iyo Dil
maxkamada gobolka Togdheer ayaa dil ku xukuntay nin kufsaday gabadh ka dibna dilay fadhi ay saaka maxkamada magaalada burco yeelatay ayaa go`aankaasi gaadhay [youtube https://www.youtube.com/watch?v=_fQEUQjWRAY?feature=oembed&w=696&h=392]
-
“Odaygii Muuse Biixi, Madaxweyne-nimadii Qaranka Ma waxa uu ka doortay in uu noqdo Beel Daajiye”
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa eedayn culus usoo jeediyay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, isaga oo sheegay in uu madaxtinimadii uu ka door biday in uu noqdo oday beeleed [youtube https://www.youtube.com/watch?v=E3Y48uS_Jgs?feature=oembed&w=696&h=392]
-
Shir looga hadlayay arrimaha Amniga ee Hirshabeelle oo lagu qabtay Magalada Jowhar.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay shirka Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kaas oo lagu qabtay Magaalada Jowhar. Shirka ayaa Maanta waxaa ka qeybgaleen Wasiiru dowlaha Amniga, Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe, Gudiga Amniga, Taliyaha Guutada 3aad ee qeybta 27aad, Taliyaha Ciidanka Danab ee Hirshabeelle, Taliyaha Hay’ada Nabad Sugida Hirshabeelle, Taliyaha Qeybta Booliska…
-
Dowladda Kenya oo Canshuurta ku kordhisay Ganacsatada Soomaalida ee dalkaasi.
Ganacsatada Soomaalida ah ee dalka Kenya, gaar ahaana kuwa ka shaqeysta Suuqa Islii ee magalada Nairobi, ayaa cabasho xooggan ka muujiyay tilaaboyin ay dhowaan qaaday dowladda Kenya oo ay ku kordhisay canshuurta ganacsiga ee dalkeeda. Ganacsatada ayaa sheegay inay tallaabada ay qaaday dowladda Kenya ay dhibaato weyn ku tahay ganacsigooda xilli ay ganacsatada Kenya ay…
-
Xarunta dadka naafada ee sanca centre oo deeq moota bajaaj ah gudoonisay hooyo naafo
31 december 2020 Xarunta dadka naafada ee sanca centre oo deeqo moota bajaaj ah gudoonisay hooyo naafo oo heysato caruur agoon. deeqdaan ayaa ka timidi gabdho muxsiniin ah oo ku nool dalka dibadiisa. deeqdaan ayaa waxaa loo soo wakiishay madaxa xarunta sanca centre oo gudoonsiiye hooyada naafada ah hooyada naafada ayaa ka gudoontay deeqda ay soo…
-
Ciidamada Milateriga Soomaaliya oo gacanta ku soo dhigay labo ka mid ah rag dilay Saraakiil ciidan
Howlgal ay sameeyeen ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa waxaa ay Maanta gacanta ku dhigeen 2 ka mid ah raggii bishaan dhexdeeda saraakiisha ciidanka xoogga dalka somaliyeed ku laayay wadada isku xirta Balanballe iyo Guriceel. Sidoo kale waxa iyagana gacanta lagu hayaa dad u fududaynayay dhuumaalaysigooda, ragaasi dilay saraakiisha Ciidamada. Hawlgalkan oo ahaa mid gaadmo ah…
-
Guddoomiyaha G/Banaadir oo Hambalyo u diray Xulka Banaadir iyo cayaartooydii kale ee tartanka ka qeyb gashay+Sawirro
Muqdisho;-Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed “Cumar filish” ayaa Hambalyo u diray ciyaartoyda iyo dhamaan taageerayaasha Naadiga Gobalka Banaadir. oo ku guulestay Koobka Dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir. “Waxaan rabaa inaan halkan ugu hambalyeeyo dhamaan cayaartooyda ka qeyb gashay tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo si Nabad ah noogu…
-
Erayga (Madaxweyne) in laga tanaasulo maxay ka qabaan madaxda maamul-goboleedyada?
Waxaa maalintii labaad magaalada Garowe ka socda Shirka Madasha Aragti Wadaagga ee uu soo qaban qaabiyay Machadka Heritage. Madashan oo sanadkiiba mar la qabto ayaa markii u horeysay sanadkan 2020 lagu qabtay gudaha Soomaaliya, halka sanadihii u dambeeyay lagu qaban jiray dalka Jabuuti. Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland, Jubbaland,…
-
Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska R/Wasaaraha oo xilka la wareegay
Muqdisho:-Munaasabad ka dhacday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xogayihii hore ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane C/risaaq Xuseen Aden waxa uu si rasmi xilka ugu wareejiyay Xoghayaha Joogtada ee cusub Dr. Maxamed Ibraahim Nuur oo todobaadkan uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Xil wareejinta ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Wasiiru-Dowlaha Xafiiska…
-
Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyey Xulka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir+Sawirro
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Xulka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleystay Koobka Tartanka Dowlad Goboleedyada Dalka oo ka socday Caasimadda Muqdisho intii u dhaxeysay 20-kii ilaa 31-dii bishan Diseembar 2020. Madaxweynaha oo bogaadiyey Xulka Dowlad Goboleedka Galmudug oo soo gaaray ciyaarta kama danbeysta ah, ayaa tilmaamay in…
-
Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyey Xulka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir+Sawirro
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Xulka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleystay Koobka Tartanka Dowlad Goboleedyada Dalka oo ka socday Caasimadda Muqdisho intii u dhaxeysay 20-kii ilaa 31-dii bishan Diseembar 2020. Madaxweynaha oo bogaadiyey Xulka Dowlad Goboleedka Galmudug oo soo gaaray ciyaarta kama danbeysta ah, ayaa tilmaamay in…
-
Lower Shabelle Governor pays courtesy call on AMISOM Commander in Arbiska.
Mogadishu:- The Governor Lower Shabelle region, Hon Abdulkadir M Nur Siidi on Tuesday paid a courtesy call, on Col. Jimmy Nabiyu Musoke, the commander of Ugandan troops, serving under the African Union Mission in Somalia (AMISOM), based in Arbiska, 30 km north west of the Somali, capital, Mogadishu. During the visit to the tactical headquarters,…
-
Xulka G/Banaadir oo Ku Guulaystay Koobka Maamul Goboleedyada,markii ay Rikoorayaal ku Garaaceen Galmudug.
Kulan xiiso iyo xamaasad leh ayaa Finalka Maamul Goboleedyada Somaliya & Gobolka Banaadir ku dhexmaray garoonka ENG. YARIISOW Stadium ee magaalada Muqdisho xulka gobolka banaadir ayaa ku guulaystay koobka maamul goboleedyada. Kulanka ayaa ahaa mid xiiso leh waliba ay taageerayaal soo buux dhaafiyeen garoonka ENG. YARIISOW Stadium kulan ay xulalka labada gobol soo bandhigeen qaab…
-
Erayga “Madaxweyne” in laga tanaasulo maxay ka qabaan madaxda maamul-goboleedyada?
Waxaa maalintii labaad magaalada Garowe ka socda Shirka Madasha Aragti Wadaagga ee uu soo qaban qaabiyay Machadka Heritage. Madashan oo sanadkiiba mar la qabto ayaa markii u horeysay sanadkan 2020 lagu qabtay gudaha Soomaaliya, halka sanadihii u dambeeyay lagu qaban jiray dalka Jabuuti. Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland, Jubbaland,…
-
Soomaalidii caanka ahaa ee sanadkaan udhintay caabuqa Coronavirus
Iyadoo uu sii galbanayo sanadkan 2020-ka oo uu dunida saameyn ba’an ku yeeshay xanuunka coronavirus, waxaa gudaha Soomaaliya iyo meelo kale oo adduunka ka tirsanba ku geeriyooday Soomali badan oo caan ahaa. Waxaan dib u milicsaneynaa Allaha u naxariistee qaar ka mid ah dadkaasi: April XIGASHADA SAWIRKA,SFG Nuur Cadde Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde), oo…
-
Sida biyaha iyo talaalka ay ninkan uga dhigeen qofka ugu taajirsan qaaradda Aasiya
Aasiya waxaa ka soo baxay nin cusub oo noqday kan ugu taajirsan dunida, waxaa mahaddaas iska leh shirkadihiisa soo saara tallaalka iyo biyaha caagadaha ku jira. Hantida Zhong Shanshan ayaa sanadkan korortay oo gaartay $7bn (£5.1bn), taas oo sababtay inuu koobka taajirnimada ka qaado Mukesh Ambani oo Hindiya u dhashay iyo Jack Ma oo Shiinaha…
-
Sida biyaha iyo talaalka ay ninkan uga dhigeen qofka ugu taajirsan qaaradda Aasiya
Aasiya waxaa ka soo baxay nin cusub oo noqday kan ugu taajirsan dunida, waxaa mahaddaas iska leh shirkadihiisa soo saara tallaalka iyo biyaha caagadaha ku jira. Hantida Zhong Shanshan ayaa sanadkan korortay oo gaartay $7bn (£5.1bn), taas oo sababtay inuu koobka taajirnimada ka qaado Mukesh Ambani oo Hindiya u dhashay iyo Jack Ma oo Shiinaha…
-
Madaxweyne Farmaajo oo TV ka daawaday Ciyaartii Galmudug iyo Banaadir (Sawirro)
Madaxweynaha dowladav federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta xafiiskiisa ku daawaday ciyaartii fiinalaha ee u dhaxeysay Ciyaartoyda Galmudug iyo Gobolka Banaadir. Ciyaartan oo aheyd fiinalaha tartanka dowlad goboleedyada iyo dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxweyne Farmaajo usuurto galin in uu garoonka ka daawado, waxa uuna taa badalkeeda Tv-ga uga daawanayay gudaha Villa Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo…
-
Nin in ka badan 90-Haween ah Ceejo ku dilay oo dhintay iyo Warbaahinta oo hadal heysa
Samuel Little, oo ahaa nin ay FBI-du ku sifeeyeen inuu ahaa gacan ku dhiiglihii ugu halista badnaa taariikhda Mareykanka, ayaa dhintay isagoo 80 jir ah. Little ayaa ku dhintay isbitaal ku yaal California Arbacadii, sida ay sheegtay waaxda asluubta iyo dhaqan celinta Mareykanka. Wuxuu ku xukunnaa xabsi daa’in ah ka dib dil uu geystay seddex…
-
Nin in ka badan 90-Haween ah Ceejo ku dilay oo dhintay iyo Warbaahinta oo hadal heysa
Samuel Little, oo ahaa nin ay FBI-du ku sifeeyeen inuu ahaa gacan ku dhiiglihii ugu halista badnaa taariikhda Mareykanka, ayaa dhintay isagoo 80 jir ah. Little ayaa ku dhintay isbitaal ku yaal California Arbacadii, sida ay sheegtay waaxda asluubta iyo dhaqan celinta Mareykanka. Wuxuu ku xukunnaa xabsi daa’in ah ka dib dil uu geystay seddex…
-
Faroole oo ka hadlay tallaabadii uu qaaday madaxweyne Farmaajo
Madaxweynihii hore ee dowladda goboleedka Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo qeyb ka ahaa madaxdii ka qeyb gashay madasha aragti-wadaaga Heritage ee ka furmay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay dastuurka KMG ah ee dalka. Senator Cabdiraxmaan Faroole ayaa ugu horeyntii sheegay inay muhiim tahay in madaxweynuhu uu aqoonsado waxa uu xaqa u leeyahay iyo wuxuusan u…
-
DHAGEYSO: Senetor Cabdi Xaashi Oo Si Kulul Uweeraray Nabad & Nolol
Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare Ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa khudbadii uu maalintii labaad Shirka Garowe ka jeediyey kusoo hadal qaaday Arin Run umuuqataya. Cabdi Xaashi ayaa xasuusiyey madaxda Soomaalida in ay Sharciga iyo Dastuurka Dalka uyaalla aan la baal marin. Isagoo soo hadal qaaday sida loo wajahay Doorashada,Xubnaha Guddiga Doorashada Qaran ee Lixda Sano…
-
Guddoomiye Mursal iyo Xasan Sheekh oo Dood kulul ku dhex martay Shirka Garowe (8-da Febrayo kadib maxaa dhacaya?)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh iyo Madaxweyihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dood kulul ku dhex martay Doodii labaad ee madasha Shirka Aragti wadaaga ee ka socda magaalada Garowe. Su’aal la weydiiyay xubnaha dooda ka qeyb galayay ayaa hayd: &Maxaa dhici kara kadib 8-da Febrayo..?, waxaana markii hore ka jawaabay guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh…
-
C/raxmaan C/shakuur oo sheegay sababta uu uga baaqdsaday Shirka Heritage ee magaalada Garowe
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida musharixiinta madaxweynaha ayaa shaaciyey sababta uu uga baaqday shirka sanadlaha ee Heritage oo ka socda magaalada Garowe. Isagoo ka hadlayey kulan ka dhacay magaalada Muqdisho ayuu sheegaya inuu Muqdisho ugu haray inuu isha ku hayo dhaqdhaqaaqa dowladda, isla markaana dad ku filan ay jiraan shirka magaalada Garowe. Garowe…
-
Ciidamada Danab oo walaac ka muujiyey isku day siyaasadeed laga yaabo inay sameyso DF.
Markii hore, haddii dowladda ay isku daydo inay faro-geliso Danab, oo ay u adeegsato siyaasad macno darro ah, Mareykanka ayaa ahaa kuwa dhihi jira ‘Maya ,joojiya,’” waxaa sidaas Washington Post u sheegay Axmed Cabdullaahi Sheekh, oo ahaa taliyihii Danab ee 2016 illaa 2019. “Taasi waxay aheyd shuruudda Mareykanka ay ku xireen inay billaabaan tababarkeena, oo…
-
Madaxweynaha Hirshabeele oo Jowhar ka furtay shir dib u heshiisiin ah.
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Jowhar ka furay shir dib u heshiisiineyd oo loo qabtay labo beelood oo wada dega degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Kulanka dib u heshiisiinta waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeele iyo odayaasha labada beelood oo la heshiisiinayo. Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe, Axmed Meyre Makaraan oo kulanka ka…
-
Ingiriiska oo Malaayiin Gini ugu deeqaya Soomaaliya.
MUQDISHO:-Xukuumadda Ingiriiska ayaa Soomaaliya u ballanqaadday 5 milyan oo giniga istarliinka lacagtaas oo lagu caawin doono 100.000 oo qof oo macaluuli heysato. Wasaaradda arrimaha dibadda Ingiriiska ayaa sheegtay in lacagaahas ay Soomaaliya u soo marin doonto Barnaamijka Cunnada Adduunka. Safaaradda Ingiriisku ku leeyahay Soomaaliya ayaa sheegtay in kaalmadan ay ka faa’iideysan doonto Soomaaliya xilli dunidu…
-
Dibad-bax markale ka dhacay Hiiraan & xaalada oo kacsan+Wararkii ugu danbeeyay
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maanta markale ka dhacay dibad-bax looga soo horjeedo HirShabelle. Dibad-baxayaasha oo isugu jiray haween iyo dhalinyaro ayaa isugu soo baxay xaafadda Xaawo-Taako oo ka tirsan magaaladaasi. Sidoo kale dibad-baxayaasha ayaa ka soo horjeeday xarigga dad taageersan Janaraal Xuud oo maalmo ka hor lagu xir xiray saldhigga Booliiska Beledweyne.…
-
Ismiidaaminta Siyaasadeed Ee Shirka Garowe & Waxyaabaha Soo Kordhay
Kulamo siyaasadeed oo bar bar socda Madasha Aragti Wadaaga Soomaaliya Ee Garowe ayaa waxay yihiin kuwo ka dhacaya Magaaladaasi. Siyaasiyiin Danta gaarka ah kala fogeysay ayaa kulmay,shirarka ayaa ahaa labo qeybood oo mid ay istaag isku hoos gelinayeen hadalka iyo kuwo Warka lagu kala qaadanayey Shirar Fadhi ah. Waxay ka arinsanayan Doorashada iyo xal laga…
-
Vedio: Mahdi Guuleed oo raaligelin ka bixiyay Hadal uu ku taageeray Dib u Doorashada Madaxweyne Farmaajo
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa raali gelin ka bixiyey hadal hore uga soo yeeray oo ku saabsan dib u doorashada Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo. Isagoo ka hadlayay Dood ka socota shirka Heritage ee magaalda Garowe ayuu sheegay inuu xaal iyo raaligelin ka bixinayo hadalkii hore uga soo yeeray ee ku…
-
Drs Xaawo Cabdi oo xagga hore ka gashay liiska halyeeyada Afrika ee geeriyooday.
Iyadoo sannadka 2020-ka sii dhamaanayo, waa xilligii dib loo xusuusan lahaa halyeeyadii Afrikaanka ahaa ee geeriyooday sannadkan. Waxaanu eegeynaa qaar ka mid ah halyeeyadaasi: Kubadda Cagta: Papa Bouba Diop, 42 Ciyaaryahanka reer Senegal, oo dhintey November ka dib xanuun dheer, waxaa lagu xusuustaa waxqabadkiisa Koobkii Adduunka ee 2002-dii xilligaas oo uu dhaliyay goolkii guusha ee…
-
Somalia: Weather prediction saves lives, livelihoods
MOGADISHU, Somalia-When a 62-year old nomad Ali khadar Hagi was moving with his goats and camels in search of grazing grounds in the northeastern province of Puntland in Somalia, he got a text message warning him about a flash flood. He immediately changed the track and moved to a safer area. “If it was not…
-
QM oo Kaaliye Cusub u soo Magacaawday Dalka Soomaaliya.
Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa Arbacadii u magacaabay haweeneyda lagu magacaabo Anita Kiki Gbeho, oo u dhalatay dalka Ghana, ku-xigeenka wakiilkiisa gaarka ah ee howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNSOM. Kiki Gbeho ayaa xilkan kala wareegysa ninka jagadan horay usoo hayey ee Raisedon Zenenga oo u dhashay dalka Zimbabwe, kaas oo…
-
Cali Guudlaawe “Inaan tago Groowe waxaan ka doorbiday Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta Beelaha Walaalaha ee wada dega Degamada Cadale…”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Calii Gudlaawe Xussein ayaa Magaalada Caasimada Jowhar ka daahfuray Shirka Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta Beelo Walaalo ah oo colaadi ku dhexmartay deegaanka Burdheere ee Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Shirkaan waxaa ka qeybgalay Xubnaha labada gole ee Hir-Shabeelle, Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Drexe, Gudoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka Somaliyed, Nabadoonada, Culimada,…
-
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo ku baaqay in laga heshiiyo mabaadii’da ku saleysan Dastuurka.
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in madasha lagu soo bandhigo waxkasta oo lagama maar maan u ah horumarka iyo hannaanka doorashooyinka dalka. Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ayaa yiri “”Waxaa lagama maarmaan ah in laga heshiiyo mabaadii’da Dastuurka sida 1-Nuuca Federaalka iyo awoodaha hey’adaha Federaalka 2-Qubbaro in…
-
Axmed Madoobe “waxaan leeyahay musharixiinta meel aan hadhaw laga soo celin karin ha gaarsiinina”
Muqdisho:-Madaxwaynaha dawlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey madasha aragti wadaagga Heritage ee Garoowe ka furantay ayaa ka hadlay arrimo ay ka midyihiin marxaladda doorashada, amniga dalka, xiriirka xumaaday ee Kenya iyo Soomaaliya iyo dhammaystirka Dastuurka. Marxaladda doorashada ee xilligan dalku wajahayo ayuu Axmed Madoobe soo jeediyey in…
-
Taliye Xijaar oo u goodiyay taageerayaasha xulalka Gobolka Banaadir & Galmudug.
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa farriin amniga la xiriirta u diray taageerayaasha xulalka Galmudug iyo gobolka Banaadir ee maanta ka qaybgalaya daawashada cayaarta kama dambaysta ah ee koobka dawlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Wuxuu dhalinyarada daawashada cayaarta uga imaanaya daafaha iyo degmooyinka Muqdisho faray inay ilaaliyaan nidaamka loo dajiyey sugisda…
-
Xasan Sheekh oo ka hadlay ‘caqabadaha’ ku hor gudban Doorashada dalka.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kana mid ah xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo hadal ka jeediyay Madasha Aragti-Wadaagga ee ka socda Garoowe ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka iyo muranka kajira doorashooyinka. Xasan Sheekh waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in mar kale la isu yimaado oo laga wada tashado…
-
Maxay yihiin “maleyshiyada ajnabiga ah” ee ay ka cabanayaan Ismaamulka Mandera?
Baarlamaanka ismaamulka Mandera ee dalka Kenya ayaa walaac ka muujiyey wax ay ugu yeereen “maleyshiyada ajnabiga ah” ee ku sugan degaankooda iyo ciidanka dowlada Soomaaliya ee ku sugan xuduudka labada wadan. War-saxaafadeed ay soo saareen Baarlamaanku ayay ku cadeeyeen in xaalada amni daro “midii ugu xumeed” ay wajahayaan isla markaana dadka degaanka ay guriyahooda uga…
-
XOG: Rag isku soo xira Walxaha Qarxa oo laga cabsi qabo iney galaan Garoonka KOONIS
Waxaa xoogeysanaya cabsiga laga qabo in manta qalalaaso iyo fowdo uu hareeyo tartanka kama dambeyska ee koobka maamul goboleedyada dalka, kaas oo maanta ay ku loolamayaan maamul goboleedka Galmudug iyo Gobolka Banaadir. Dad badan ayaa laga suurta gal ah iney buux dhaafiyaan Garoonka Kubadda cagta ee Stadium Koonis,islamarkaana dhacdo fowdo sababi karta in ay ka…
-
XOG: Rag isku soo xira Walxaha Qarxa oo laga cabsi qabo iney galaan Garoonka KOONIS
Waxaa xoogeysanaya cabsiga laga qabo in manta qalalaaso iyo fowdo uu hareeyo tartanka kama dambeyska ee koobka maamul goboleedyada dalka, kaas oo maanta ay ku loolamayaan maamul goboleedka Galmudug iyo Gobolka Banaadir. Dad badan ayaa laga suurta gal ah iney buux dhaafiyaan Garoonka Kubadda cagta ee Stadium Koonis,islamarkaana dhacdo fowdo sababi karta in ay ka…
-
EISA organized civic education training for the Disability People
On 28-20 December 2020 EISA organized civic education training for the disability people in Mogadishu participated 50 persons. The workshop was training the disability people voter education and all requirements from the voters. The participants of the workshop where diverse groups from the disability people the deaf, blind and the physical challenged who has learned…
-
Khilaaf Ka Dhex Qarxay Weriyayaasha Somaliland Oo Xal Laga Gaadhay
waxa la xaliyay khilaafkii soo kala dhex galay weriyayaasha somaliland, kaas oo sababi gaadhay in ay qabsadaan laba shir oo iska soo horjeeda oo mid waliba rabo in uu goonidiisa u doorto hogaan maamula ururka ay leeyihiin ee Solja [youtube https://www.youtube.com/watch?v=hKo6K8WwXg0?feature=oembed&w=696&h=392]
-
Qorshaha Biyaha Dawlada Djibouti iyo Ceelasha Dooxa Bariisle..!!
7 March, 2012 wefti uu hogaaminaayo wasiirkii Macdanta iyo Biyaha ee Jabuuti Dr, Fu`ad Axmed Aye, ayaa socdaal ku tegay deegaanka ceelasha Dooxa Bariisle oo ku yaala duleedka Lawyacado, halkaas oo ay ku yaalaan Ceelal la rabo in biyaha looga qaado Magaalada Jabuuti, Wasiirka ka socday Jabuuti ayaa masuuliyiinta Lawyacado ee Somaliland…
-
Xasan Sheekh oo ka hadlay caqabadaha heysta qabsoomida doorashooyinka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kana mid ah xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo hadal ka jeediyay Madasha Aragti-Wadaagga ee ka socda Garoowe ayaa ka hadlay xaalada Guud ee dalka & muranka kajira doorashooyinka. Xasan Sheekh waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in mar kale la isku yimaado oo laga wada tashado…
-
Guddoomiye Mursal “Madaxdii saxiixay heshiiska doorashada iyagaa looga fadhiyaa dalka inay doorasho ka qabtaan”
Muqdisho:-Guddoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan oo ka hadlayey madasha aragti wadaagga ee Heritage oo maanta ka furmay magaaladda Garoowe ayaa ka hadlay marxaladda doorashada ee xilligaan, isagoo xusay in madaxda Qaranka iyo madaxda dawlad goboleedyada ay leeyihiin doorka ugu muhiimsan ee qabashada doorashada. Waxa uu sheegay in 26-dii bishii September ee sanadkaan…
-
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo sheegay in dowladda ay ka go’antay qabsoomidda doorashada+Sawirro
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo isna ka hadlay shirka ayaa ka mahadceliyay shacabka iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Puntland, isagoo ka hadlay saddex qodob oo kala ah Dastuurka, Federaalka iyo arrimaha doorashooyinka. Mudane Mahdi Maxamed Guulkeed ayaa xusay in Dastuurka KMG ah uu yahay hagidda aas aasiga iyo jiritaanka sharciga, isla…
-
Mahdi Guuleed “Sidii Farmaajo guriga cad looga saari lahaa inaan ka wada-hadalno soo maaha?”
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo hadal ka jeediyay Shirka Madasha Aragti Wadaaga ee Machadka Heritage oo galabta ka furmay magaalada Garowe ayaa ka hadlay seddax qodob oo kala ah dastuurka dalka, federaalka iyo arrimaha doorashooyinka. Mahdi Guuleed ayaa ugu horeyn sheegay in dastuurka KMG ah uu yahay hagaha aas-aasiga ee jiritaanka iyo…
-
Waaxda caafimaadka UK oo ansixisay talaal cusub oo loogu talo galay xanuunka COVID-19.
Muqdisho:-Talaalkan oo lagu curiyay gudaha Britain ayaa lagu magacaabaa Oxford / AstraZeneca waxaana sameeyay seynisyahano UK u dhashay oo jooga jaamacadda Oxford. Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa sheegay in arintan ay tahay war wanaagsan oo muhiim ah iyo guul ay gaareen culimada seyniska ee UK. Wuxuu Boris tilmaamay in ay iminka bilaabayaan talaalidda dad…