27.9 C
Mogadishu
Sunday, July 3, 2022

Golaha naafada qaranka oo kulan muhiim ah yeeshay

Xubno katrisan qeeybaha kaladuwan golaha naafada qaranka ayaa kunlan aan caadi aheyn ku yeeshay magaalada Muqdishu. Kulanka ayaa waxaa kasoo qeeyb galay xubnaha golaha...

Faaqidaada Jimcaha ee Danjire Caalim: Xaalada cakiran ee magaalada Muqdisho

Faaqidaada Jimcaha ee Danjire Caalim: Xaalada cakiran ee magaalada Muqdisho Waa maxay Beesha caalamka? Madaxweyne waqti xileedkiisu dhabaadey muxuu Qalalaase siyaasadeed ku doortey? dhageyso Falanqeynta

Kenya oo ku hanjabtay iney Soomaalida dalkeeda ku nool talaabo cad ka qaadi doonto.

Nairobi:-Dowladda Kenya ayaa sheegtay iney qaadi doonto tallaabo ay ku cadaadineyso shacabka Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda sida ay sheegeen warbaahinta madaxa banaan ee...

Beesha Caalamka oo ka xumaatay hab dhaqanka Madaxweyne Farmaajo (Warbixino Sir ah).

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in beesha caalamka ay ka xumaatay tallaabooyin uu qaaday Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...

Hey’adda IMF oo ansixisay lacago qeyb ka ah deyn cafinta Soomaaliya.

Guddiga fulinta ee hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ansixiyay kaalmo dhaqaale oo dheeraad ah oo Soomaaliya la siin doono taas oo gaaraysa $0.97...

RW Itoobiya Abiy Axmed oo ogolaaday in Ciidamada Eritrea laga saaro gobolka Tigrey.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Axmed Abiy ayaa Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki kala hadlay sidii ciidankeeda ay uga bixi laheyd xadka gobolka Tigreyda uu la...

RW Itoobiya Abiy Axmed oo ogolaaday in Ciidamada Eritrea laga saaro gobolka Tigrey.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Axmed Abiy ayaa Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki kala hadlay sidii ciidankeeda ay uga bixi laheyd xadka gobolka Tigreyda uu la...

Taliyaha Booliiska Soomaaliya & Danjiraha UK ee Soomaaliya oo yeeshay kulan muhiim ah

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed, sareeyo gaas Cabdi Xasan Xijaar, iyo danjiraha UK ee Soomaaliya Kate Foster ayaa ka wadahadlay arimmo badan oo ay ku...

Jabuuti oo maanta ka bilaabanaysa Ololaha doorashada dalkaasi.

Waxaa maanta magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti  ka bilaabanaysa  ololaha doorashada dalkaaasi, waxaana markii shanaad u sharaxan qabashada xilka madaxtaxnimo ee dalkaasi Madaxweyne Ismaaciil...

Taliban oo dowlad Islaami ah ka dhiseysa Aghanistan xilli ay Mareykanka ka baxayaan.

Kabul:-Taliban ayaa Mareykanka uga digtay inaysan ka bixin heshiiska ay ciidamada Mareykanka iyo NATO uga baxayaan Afghanistan kahor 1-da bisha May, ayada oo wacad...