Ismiidaaminta Siyaasadeed Ee Shirka Garowe & Waxyaabaha Soo Kordhay

49

Kulamo siyaasadeed oo bar bar socda Madasha Aragti Wadaaga Soomaaliya Ee Garowe ayaa waxay yihiin kuwo ka dhacaya Magaaladaasi.

Siyaasiyiin Danta gaarka ah kala fogeysay ayaa kulmay,shirarka ayaa ahaa labo qeybood oo mid ay istaag isku hoos gelinayeen hadalka iyo kuwo Warka lagu kala qaadanayey Shirar Fadhi ah.

Waxay ka arinsanayan Doorashada iyo xal laga gaaro wadar ogol ku dhacdo,taas oo siyaasiyiinta iska soo horjeeda.

Garnaqsiga la sameenayo,Dawladnimada oo awood ahaan dib umuuqato,hadii ay muhiimada sida ay tahay loo wajahayo.

Inta badan Xubnaha ka qeyb galaya Shirka Garowe maalintii labaad galay ayaa aad looga dhursugayaa in ay kasoo baxaan,natiijo dalka iyo dadka umuhiim ah.