Xarunta dadka naafada ee sanca centre oo deeq moota bajaaj ah gudoonisay hooyo naafo

120

31 december 2020 Xarunta dadka naafada ee sanca centre oo deeqo moota bajaaj ah gudoonisay hooyo naafo oo heysato caruur agoon. deeqdaan ayaa ka timidi gabdho muxsiniin ah oo ku nool dalka dibadiisa. deeqdaan ayaa waxaa loo soo wakiishay madaxa xarunta sanca centre oo gudoonsiiye hooyada naafada ah

hooyada naafada ayaa ka gudoontay deeqda ay soo garsiiyeen gabdhaha walalheeda oo kunool dalka dibadiisa. kuwaa oo gartay in caawiyaan dadka naafada gaar ahaan dumarka naafada oo ah kuwo ay heysto dhibaatooyin xoogan. hoyadan maanta deqda lasiiye ayaa ah hooyo lixaadkeda dhimanyahay taas oo heeysato caruur agoon oo ay iyada heeyso.

mahan markii ugu horeeyse ay gabdhahan muxsiniinta deeqo soo gaarsiiyen dadka naafada xarunta Sanca Centre balse waa markii ugu horeeyse oo ay cawinaad nuucan oo kale gacan ka geeysteyn

xarunta sanca centre ayaa ah xarun ku taalo isgooysa sanca  halkas oo ay ka diiwaan gashan ayhiin in ka badan 300 oo qof naafo kuwaa qaar kamid ay ka cunaan  cunto bisil oo ay siiyaan hayada muxsiniin ah.

hal aburka sanca centre iyo cawinaada gabdhaha muxsiniinta ayaa ka qeeyb qaatay isbedel ku dhaco nolosh qooys ay isugu darsantay hooyada oo naafo ah iyo caruurta oo agoon ah.

Cabdimalik Guure