Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo war qoraal ah soo saaray ayaa wuxuu kaga...
Month: April 2020
Kooxo hubeysnaa ayaa xalay magaaladda Muqdisho ku dilay sarkaal ka Tirsanaa Ciidamadda booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya. Dilkaan...
Maalmihii la soo dhaafay waxaa aad loo hadal hayaa banaanbixii ka dhacay Muqdisho ee lagu jeex jeexay...
Waxaa laga soo sheegayaa xaalad Caafimaad aan wanaagsaneyn Isbitaalka Martiino oo Dowladda Soomaaliya ay u asteeysay in...
Sidaan wadda ognahay waxaa sii dhamaanaya Muddo xileedka Dowladda hada jirta, marka aad isku barbar dhigtid waqtiga...
Laacibkii hore ee caanka ku ahaa ciyaarta kubbada Koleyga Soomaaliya Eng. Baana Cabdalla Cali ayaa ku geeriyooday...
Roob xoogan oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ayay Magaalada Khardho oo ka tirsan Gobolka ay Puntland...
Xukuumada Somaliland ayaa dhowaan soo saartay Amar ay ku mamnuuceyso in deegaanadeeda uu soo galo qaad muddo...
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=FOOb6fia8T8] Waxaan codsaneynaa inaad nagu caawisaan inay yaraadaan tirade dadka booqanaya xafiiska shaqada intuu jiro cudurka...
Iyadoo la guda galay xili roobaadkii Gu’ga ee sanadkan oo meelo badan ka socda ayaa waxaa shacabka...
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in saacadihii lasoo dhaafay...
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay aad loo hadal hayay xaaladda caafimmaad iyo halka uu ku sugan yahay hogaamiyaha...
Wararka aan ka heleyno degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in koox hubeysan ay...
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa waxay Galabta Shirkii jaraa’id ay ku qabatay Muqdisho waxay sheegtay...
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay inay dayacaada iyo daryeel la’aan caafimaad...
Sida uu ku daabacay Bartiisa gaarka ah ee internet-ka ayuu Wariye C/casiis Maxamuud Guuleed (Africa) waxa uu...
Sida ay Xaqiijiyeen Saraakiil katirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed waxaa maanta is hortaag lagu sameeyey Gudoomiyaha Maxkamada Sare...
Xilli ay dalal badan shacabkooda ku boorriyeen inay guryaha joogaan, si looga hortago faafitaanka cudurka Covid-19, in...
Wararka aanu ka helayno magaalada Hargeysa ee caasimada Somalilnad, ayaa sheegaya in Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon lagu...
Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa Saacado gudaheed Labo War oo is khilaafsan la wadaagtay taas oo ku aadaneyd...
Mas’uuliyiinta Korea-da Koonfureed ayaa ku adkeysanaya inaysan dalka Korea-da Waqooyi ka ogeyn wax dhaq-dhaqaaqyo ah oo aan...
Taliska Miltariga Maraykanka u qaabilsan Africa ee AFRICOM ayaa soo saaray warbixin saddex-bille ah oo loogu talagalay...
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa u muuqda inuu u hoggaansamay cadaadiska Abiy Ahmed, ayada oo dhowaan...
Assalamu Calaykum Walaal waa barmaamijyo ku saabsan asxaabta iyo duruusta laga faa’idaysan karo qisooyinkooda. Waxaan ugu tala...
Somaliland ayaa ka hadashay warar sheegaya in dad qaba cudurka Coronavirus ay ku geeriyoodeen isbitaalka weyn ee...
Soomaalidu ayaa noqotay dalka koowaad ugu dhimashada badan cudurka Covid-19 dalalka Bariga Afrika oo dhan iyp dalka...
Iyadoo dowladda Soomaaliya ay ku mashquulsan tahay dagaalka lagula jiro ka hortagga Coronavirus, lana sameeyay Guddiyo kala...
Dowladda Ingiriiska ayaa Muwaadiniinteeda ugu digay in ay u safraan Soomaaliya sababo la xariira Faafitaanka Xanuunka Dilaaga...
Waxa la filayaa in dhawaan maamul cusub loo loo magacaabo Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, maamulkaa ayaa...
Madaxweynaha Qaranka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu shaqada ka joojiyey Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Dalka Baashe...
Ninka ugu taajirsan dalka Shiinaha ayaa bartiisa Twitter-ka furtay bishii aanu soo dhaafnay , xilli uu caalamka...
Muqdisho:-Wasiirka caafimaadka oo sheegtay in dowladdu ay ku howlantahay inay dalka kusoo celiso mawaadiniin Soomaaliyeed oo ku...
Wasaarada Caafimaadka Xukuumada Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in ay kordheen bukaanada uu soo...
Bheki Cele, Wasiirka Booliska ee South Africa, ayaa raalligelin ka siiyey Muslimiinta, Hadalkii axmaqnimada ahaa ee uu...
Muqdisho:- Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka bilaawday Qeybinta Maaskarayaal (Facemasks) qaybta ah qorshaha kahor tagga iyo...
The suspects were in a building in Pretoria West on Friday where they had been found praying,...
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay in xalay oo kaliya ay sagaal qof ku geeriyoodeen isbitaalka Martiini ee...
Sida ay inoo sheegeen Ilo wareed kusugan Jowhar waxaa Lacago badan la bixinayey Saacadihii lasoo dhaafay waxaa...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen) ayaa ugu baaqay dadka ku nool deegaannada Maamulkaas...
Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka HirShabelle, Sheekh Cismaan Barre Maxamed oo shir jaraa’id ku qbatay hoygiisa ayaa ka...
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay maleeshiyaad hubeysan oo shalay dil iyo dhac ka geystay qeybo...
Wasiirka Caafimaadka, Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa maanta kulan toos ah oo qadka internet-ka la qaadatay Safiirka...
Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilka taliyaha ciidanka booliiska Puntland loogu...
Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaaday in saacadihii lasoo dhaafay Dad hor leh oo ku sugan gudaha...
Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ayaa sheegay in dowlado shisheeye ay burburin ku hayaan...
Troops from the African Union Mission in Somalia (AMISOM) on Friday repulsed Al Shabaab militants who attempted...
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in xalay magaaladaasi laga dareemayo xiisad...
Ciidamo ka tirsan militariga soomaaliya ayaa howlgalo ka dhan Al-shabaab waxay ka wadaan deegaano ka tirsan gobolka...
Boqortooyada Sacuudiga Carabiya ayaan dal-dali doonin dadka gala dambiyada xilliga ay daad’dooda yartahay, waxaa sidaasi shaaciyay guddigaa...
Hogaamiyaha Al-Shabaab, Axmed Diiriye Abuu Cubeyda, ayaa bixin kari la’ mushaharka dagaalameyaashiisa markii ay soo food-saartay dhaqaalo...