Assalamu Calaykum
Walaal waa barmaamijyo ku saabsan asxaabta iyo duruusta laga faa’idaysan karo qisooyinkooda. Waxaan ugu tala galay bisha Ramadaan. Fadlan sii faafi i ay uga faa’ideystaan akhristayaasha kale ee adiga kuugu xiran.
Said Ali Ahmed
Ottawa
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=RzAW4AZ1tbE?feature=oembed&w=696&h=392]