Madaxweynaha Qaranka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu shaqada ka joojiyey Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Dalka Baashe Yuusuf Axmed.
Waxa laga soo xigtay Xogtaan ilo lagu kalsoon yahay,iyadoo Madaxtooyada Xubnahaan ka shaqeeya ay sheegeen in Khilaafkii ka dhex jiray Gudoomiye Baashe iyo Garyaqaan Muuse Macalin la sheegay in uu sabab unoqday.
Faah faahino badan lama hayo iyadoo laga dhursugayo Dawlada Soomaaliya inay faah faahiso khilaafka Garsoorka Dalka.