Waxaa laga soo sheegayaa xaalad Caafimaad aan wanaagsaneyn Isbitaalka Martiino oo Dowladda Soomaaliya ay u asteeysay in lagula tacaalo dadka laga helo Cudurka Coronavirus.
Habeen ka hor waxaa Gudaha Isbitaalka Martiini ku dhintay dadkii ugu badnaa,kuwaas oo gaaraya 9 Ruux,waxaana xogaha la helay ay sheegayaan in Korontada ay ka tagtay.