Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta baaris gelineysa dad ay u karaantiishay shaki la xiriira inay...
Month: April 2020
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ugu baaqay madaxda ugu sareyso dalka iney xaliso cabashada shacabka go’aanada lagu xadidayo...
Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya uu go’aan ka gaari doono khilaaf culus...
Wasiirka caafimaadka xukuumadda Somalia Fowziya Abiikar Nuur, xubno ka socda xafiiska R/wasaaraha iyo masuuliyiin ka tirsan Hay’ada...
Tobaneeyo ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya in ay ku dhiban yihiin baaritaanka COVID-19,...
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dil uu xalay askari ka tirsan ciidamada dowladda labo qof...
Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku howlan tahay sidii dalka loogu soo celin lahaa muwaadiniin Soomaaliyeed...
Xarakada Al-Shabaab ayaa war cusub ka soo saartay weerarkii madaafiicda ee ay shalay ku qaaday gudaha xerada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay Markale shir Guddoomiyey Shirka Guddiga qaran ee...
In ka badan malyan oo qof oo dalkaasi Australia ku nool ayaa la soo degay App-ka cusub...
Tala Bixiya Cudurka Covid 19 ee dowladda Soomaaliya Dr. Maxamed Maxamud Cali (Dr. Fuje) ayaa walaac ka...
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in xalay magaaladaasi laga dareemayo xiisad...
Dawladda Jabuuti ayaa maanta shaacisay tiro kale oo cusub oo ah cudurka COVID-19. Jabuuti waxay sheegtay in...
Dr’ Maxamed Cabdi Gabboose, waxa uu ka mid yahay dhakhatiirta caanka ah ee ku howlan la dagaalanka...
Muqdisho:- Guddiga Qaran ee ka hortagga COVID-19, ayaa xaqiijiyay in laba ruux oo ka mid ah dadkii...
Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa War Cusub...
Guddiga ka hor tagga iyo wacyi-gelinta xanuunka COVID-19 ee deegaanada maamulka Puntland ayaa caawa shaaciyay kiisas cusub...
Waxaa noo soconaya ka sheekaynta Fadliga Bisha Ramadaan, iyadoo uu noo soo jeednaayo Sheekh Cumar AXmed Cadaawe...
Ka soo billow New Zealand ila Jarmalka, Taiwan ama Norway, wadamada qaar ee dumarka ay hogaamiyaan dad...
Muqdisho:- Dhalinyarada Degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo ayaa Bilaabay wacyi- gelin ku aadan halista Cudurka Corona Virus....
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabay Mudane...
Wararka aan caawa ka heleyno xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in lagu qaaday...
Dawlada Soomaaliya ayaa mar kale waxay soo bandhigtay Tiro Kiisas Cusub ah oo Cudurka Covid 19 laga...
Ciidamada ammaanka ayaa maqribnimadii hore ee caawa degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir ku toogtay laba nin oo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka bilaawday Qeybinta Maaskarayaal (Facemasks) oo qayb ka ah qorshaha kahor...
Ka soo billow New Zealand ila Jarmalka, Taiwan ama Norway, wadamada qaar ee dumarka ay hogaamiyaan dad...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabay Mudane Axmed...
BAAQ NABADEED Xildhibaan Kabtan Mooge oo ka tirsan xildhibaanada Hirshabeele oo baaq nabadeed u diray walaalaha Ku...
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa waxay soo saartay Warbixin la xiriirta Xaalada Cudurka Corono iyo...
Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Galmudug Mud: Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor” Markuu arkay: qodobka 50aad, farqadiisa 4aad ee Dastuurka...
Iyadoo Soomaaliya uu aad ugu yar yahay qalabka neefta siiyo Bukaanada naqaska ku dhagoee loo yaqaan Ventilator...
Guddiga ka hor tagga iyo u diyaar garowga Cudurka Coronavirus u qaabilsan Jubbaland ayaa maanta kulan ku...
Nin Soomaali ah islamarkaana la xanuunsan Caabuqa COVID-19 ayaa la sheegay in haweeneydiisii uu dilay markii ay...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Jugta madaafiic xooggan oo laga maqlay gudaha Xarunta Ciidanka Midowga...
Xildhibaanka Federaalka katirsan Axmed Macalin Fiqi oo markii ugu horeysay ka hadlay Xilka looga magacaabay Golaha Wasiirada...
Magaalada Jigjiga ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa laga helay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka COVID-19...
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa sheegtay weerar loo adeegsaday Hoobiyeyaal oo lagu garaacay saaka qaybo ka mid ah Magaalada...
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii hore ee Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa waxaa uu si...
Ciidanka Booliska qeybta Gobolka Nugaal ayaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ka sameeyay howlgal lagula dagaalamayo...
Shalay Sabtidii Subax-nimadii hore waxaa Page-ka Facebook ee Taliska Ciidamada Booliiska Soomaaliya la soo dhigay in Taliyaha...
Muqdisho ayaa diiwaangelisay sare u kac weyn oo ku yimid tirada kiisaska iyo weliba dhimashada cudurka Covid-19....
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa guddoomiyey shirka guddiga qaran ee kahor tagga COVID-19 oo looga...
Muqdisho;-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa guryahooda ku booqday...
Muqdisho:-Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa xalay ka soo degtay diyaaradda Turkish Airlines oo siday...
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa guddoomiyey shirka guddiga qaran ee kahor tagga COVID-19 oo looga...
Muqdisho:-Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa ka hadashay dacwadda ay hey’adda sirdoonka Soomaaliya ee...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Koooxo hubeysan oo waaberigii hore ee saakay gudaha Magaalada Boosaaso...
Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Soomaaliya Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Taliye Cusub u Magacaabay Saldhiga...
Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saaka dabley hubeysan ay dil iyo dhac ka geysatay...
Madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud iyo Sheikh Sharrif ayaa si wadajir ah uga digay madaxda...