Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cumar Filish oo boqolaal dibad-baxayaal ah kula hadlayey taalada caanka ah ee Daljirka Daahsoon...
Month: June 2020
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho...
Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in cid kasta oo isku dayda in ay...
Waxaa laga cabsi qabaa in khalalaaso siyaasadeed oo ka dhasha go’aankii guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka...
Madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud iyo Sheikh Shariif Sheikh Axmed ahna hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran...
Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Taabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan ansixinta xeerka matalaadda...
Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Sabtida shalay ahayd meelmariyey xeer gobolka Banaadir siinaya metelaad...
Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah qaarkoodna qeyb ka ahaayeen howlgalka nabad ilaalinta AMISOM ayaa dalkooda dib ugu...
Siyaasiyiin kasoo jeeda magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi bari dalka Kenya ayaa ku eedeeyay ciidamada uu wato...
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda abaabulka dibadbax lagu taageerayo kuraasta matalaadda ah ee Gobolka Banaadir oo ay...
Cumar Maxamed Macalin Mudanaha laga soo doortay Bariga Mandheera oo Warbaahinta la hadlay waxa uu qalqal gelin...
Kooxda Liverpool ayaa cambaaraysay hab-dhaqanka qaar ka mid ah taageerayaasheeda oo iskugu soo baxay badhtamaha magaalada markii...
Waa muhim in Mogadishu ey Matalaad ku yeelato Aqalka sare. waa Guul in Baarlamaankii ey taageereen ....
Xog ay heshay Badweyn Online ayaa sheegeysa in laba kamid ah Madaxweynayaasha maamul gobaleedyada dalka ay Xildhibaanada...
Waxaa goordhaw qeybo kamid a magaalada Muqdisho ka bilowday banaan bax balaaran oo lagu taageerayo laguna soo...
Gudoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa warbixintii ay ka hor...
Shir muddo laba Maalin ah uga socday Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug Madaxda Maamulada Galmudug iyo...
Wararka laga helayo Koonfur Afrika ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay muwaadiniin Soomaaliyeed dil iyo dhaawac...
Amb, Daahir Maxamuud Geelle wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfafainta Soomalaiya ahna musharax Madaxweyne ayaa soo dhaweeyay tallaabada...
Xildhibaano gaaraya 72 oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa ka hor yimid Xeerka Metelaadda Gobolka Banaadir...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Cabdiraxmaan ayaa maanta sheegay inuu usoo hanjabay mid kamid ah Madaxweynayaasha maamul...
Mid ka mid ah Senatorada laga soo doorto maamul goboleedka Jubaland ayaa madaxtooyada Somalia ku eedeeyay inay...
Xisbiga Wadajir Ee Siyaasada Soomaaliya kuwa diin waan gishan ka mid ah ayaa waxay si cad uga...
Dalka Jabuuti ayaa waxaa maanta looga dabbaaldeggay xuska sannad guurada 43-aad ee xornimadooda ee kasoo wareegtay markii...
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Guddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel-mariyey xeerka matalaada gobolka Banaadir, kadib kulan...
Muqdisho:- Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed “Filish” ayaa uga mahad celiyay guddoonka iyo Xildhibaanada...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed “Filish” ayaa uga mahad celiyay guddoonka iyo Xildhibaanada golaha shacabka ee...
Booliska Somaliland ayaa maanta albaabada u laabay xarunta uu telefishinka Universal ku leeyahay magaalada Hargeysa Agaasimaha Universal...
Muqdisho:-Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo yareey) oo maanta hortagtay xildhibaannada golaha Shacabka...
Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug ee shalay ka furmay magaalada Gaalkacyo ayaa goor dhow laga soo saaray...
Muqdisho:-Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Maanta ansixiyay xeerka matalaadda Gobolka Banaadir. 142 mudane ayaa oggolaatay in uu...
Taliska ciidanka Booliska Somalia ayaa maanta shaaciyey in la soo xiray askari ka tirsanaa ciidankaas oo 8...
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u diray dhiggiisa dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar...
Muwaadin u dhashay dalka Sudan oo Qaxooti ku ahaa magaalladda Glasgow ee Gobalka Scotland ee dalka Britain...
Hoggaamiyayaasha dalalkasi waxay ku heshiisyeen inay dib u bilaabaan Wada-xaajoodkooda iyo inay Dowladda Ethiopia qorshaha ay bisha...
Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya ayaa maanta meelmariyey in Metaalada gobalka Banaadir ee Aqalka Sare ay noqoto 13 Senator,...
Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya ayaa maanta meelmariyey in Metaalada gobalka Banaadir ee Aqalka Sare ay noqoto 13 Senator,...
Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay khudbadii ay Maanta Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Xaliimo...
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee DG Galmudug, Daahir Shidane Cabdi ayaa xalay ku geeriyooday...
Wareysi uu Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugida Qaranka Somalia, C/llaahi Maxamed Cali “Sambalooshe” ayaa wareysi...
Xaliimo yarey oo shaacisay xiliga doorasho qof iyo cod ah dalka ka dhici karto (Akhriso Khudbadeeda)
Xaliimo yarey oo shaacisay xiliga doorasho qof iyo cod ah dalka ka dhici karto (Akhriso Khudbadeeda)
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaran Xaliimo Ismaaciil (Xaliima Yarey) oo goordhaw khudbad ka jeedisay xarunta...
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 49 Juun 27, 2020, ku magacaabay Guddoomiyaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Guddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka...
Waxaa saakay baaqday kulan la filayay in ay yeeshaan xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxaana...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa goor dhow cod aqlabiyad leh ku meel-mariyey xeerka matalaada gobolka Banaadir, kadib...
Kulankii Xildhibanada Aqalka Sare ayaa baaqday ka dib markii maanta aysan soo xaadirin kulanka qaar ka mid...
Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa daqiiaqdo kahor gudaha Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku dileen...
MOGADISHIU:-Somali security forces have killed a commander of the al Shabaab militant group in a military operation,...
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa cadaadiskii ugu weynaa saaray Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi, kadib...