Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaran Xaliimo Ismaaciil (Xaliima Yarey) oo goordhaw khudbad ka jeedisay xarunta KMG ee golaha shacabka ayaa ka hadashay nuuca doorasho ee dhaceysa iyo waliba xiliga la qaban karo.
Xaliimo Yarey ayaa sheegtay in xiligan la qaban karin doorashada qof iyo cod oo horey loo qorsheeyay sababo badan oo jiro owgeed, waxa ayna xustay in loo baahan yahay in doorashadaasi lagu diyaariyo mudo 13-bilood ah oo ka bilabaeysa bisha July 2020-ka.
Halkan ka Akhriso Hadal jeydinta Xaliimo Yarey iyo waxii ay sheegtay