Day: March 17, 2021

  • US confident of a much weaker al-Shabaab.

    US confident of a much weaker al-Shabaab.

    After withdrawing its troops from Somalia, the United States said al-Shabaab’s capability to carry out full-scale attacks in Kenya have been significantly degraded. John Godfrey, acting co-ordinator for Counter-Terrorism and acting Special Envoy for the Global Coalition to Defeat ISIS said at a webinar on March 11, that the US in collaboration with Kenya had…

  • Somali army says 5 militants killed in southern region

    Somali army says 5 militants killed in southern region

    MOGADISHU:-Somali security forces killed five al-Shabab militants on Monday in an intense clash with the fighters in the southern town of Mahaday, an official said on Monday evening. Al-Shabab fighters attacked bases run by government forces in the town, but the army repelled and pushed them back, said Ahmed Hussein Afrah, governor of Mahaday town.…

  • Soomaaliya oo Hadal ka jeedin doonta Beri Galab Gunaanadka dhageyska dacwadda Badda.

    Soomaaliya oo Hadal ka jeedin doonta Beri Galab Gunaanadka dhageyska dacwadda Badda.

    Maxkamadda Caddaalada ee ICJ ayaa berri galab dhagaysan doonta gunaanadka Dacwadda ee Soomaaliya, taasi oo kala dhaxeysa dowladda Kenya. Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guulleed ayaa sheegay in ay berrito maxkamdda ka horjeedin doonaan gunaanadka dhageysiga dacwadda ee Soomaaliya. Qoraal uu soo saarey Mahdi Guulleed ayuu ku yiri “Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ayaa berri galab…

  • Madaxweyne Muuse Biixi oo sheegay in abaaro baahsan ay ka jiraan Somaliland.

    Madaxweyne Muuse Biixi oo sheegay in abaaro baahsan ay ka jiraan Somaliland.

    Madaxweynaha jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo saaka madal ka hadlay ayaa sheegay in abaabro ba’ani ku habsadeen Somaliland oo reer guuraagii dad iyo duunyoba oon ba’ani haysto. Wuxuu ugu baaqay ganacsatada inay ka qeyb qaataan gurmadka loo fidinayo dadka ay abaaraha saameeyeen. “In ka badan boqolkiiba 60 reer…

  • Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya oo kulan la qaatay Wakiilka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya.

    Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya oo kulan la qaatay Wakiilka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya.

    Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Dr Aadan Xasan Aadan oo shir jaraa’id  ku qabtay xaruunta safaaradda Jabuuti ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyay kulan uu la qaatay safiirka cusub ee Jaamacadda Carabta ay u soo magacaawday  Soomaaliya Danjire Saalax Al Juneed. Kulanka ayaa ahaa booqasho iyo wadashaqeyn dhex marta labada mas’uul iyo sidii loo xoojin lahaa…

  • Itoobiya oo diidan in la farageliyo muranka biyo xireenka Niil ee kala dhexeeya Masar & Sudan.

    Itoobiya oo diidan in la farageliyo muranka biyo xireenka Niil ee kala dhexeeya Masar & Sudan.

    Dowladda Itoobiya ayaa diiday dhex dhexaadiyeyaal kale oo Mareykanku ku jiro in ay soo galaan muranka salka ku haya biyo xireenka  webiga Nile ee u dhexeeya, Suudaan, Itoobiya iyo Masar, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda. Dina Mufti oo ah afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ayaa war fidiyeenka u sheegay in Adis Ababa ay si weyn…

  • Halyayga Nabad iyo Nolol waa Balaayo loo Baahan Yahay!!!

    Halyayga Nabad iyo Nolol waa Balaayo loo Baahan Yahay!!!

    Ammaan, hambalyo iyo duco ayaa loo hibeeyaa, fadhiga ayaa looga sara-kacaa haddii la arko muuqiisa, xiiso ayaa loo qabaa la kulankiisa, sharaf, xaq dhawr iyo tixgalin gaar ah ayaa loo hayaa, xaqiiqdii waa nin ka saaameyn badan Wasiirrada Federaalka. Daacadnimo, karti, xilkasnimo iyo aragti dheer ayaa astaan u ah, Isbadal iyo horumar lixaad leh ayuu…

  • DEG DEG: Maxkamadda ICJ oo diiday codsi cusub oo ka yimid Kenya iyo Soomaaliya oo haysata fursad weyn

    DEG DEG: Maxkamadda ICJ oo diiday codsi cusub oo ka yimid Kenya iyo Soomaaliya oo haysata fursad weyn

    Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) ayaa ku gacan seertay codsi ka yimid Kenya oo ahaa inay dib ugu soo laabato dhageysiga dacwadda oo ay qaadacday 11-kii bishan, sida ay sheegeen guddiga matalaya Soomaaliya. “Kooxdeena difaaca ee kartida leh ee kiiskeena soo bandhigaya ayaa u gudbaya wareegga labaad ee dood afeedka muran xuduueedka badda Indian…

  • DEG DEG: Maxkamadda ICJ oo diiday codsi cusub oo ka yimid Kenya iyo Soomaaliya oo haysata fursad weyn

    Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) ayaa ku gacan seertay codsi ka yimid Kenya oo ahaa inay dib ugu soo laabato dhageysiga dacwadda oo ay qaadacday 11-kii bishan, sida ay sheegeen guddiga matalaya Soomaaliya. “Kooxdeena difaaca ee kartida leh ee kiiskeena soo bandhigaya ayaa u gudbaya wareegga labaad ee dood afeedka muran xuduueedka badda Indian…

  • Lammaanaha haysta diimaha kala duwan oo caqabado adag wajahaya

    Lammaanaha haysta diimaha kala duwan oo caqabado adag wajahaya

    Sharci cusub oo muran badan dhaliyay oo ka dhan ah diinta islaamka, kaas oo dambi ka dhigaya is guursiga lamaanayaasha Hinduuga iyo Muslimiinta, ayay hadda cadaadis hor leh ku noqday dowladda Hindiya. Caa’isha iyo saaxiibkeed Santosh oo labadoodaba magacyadoodii la beddelay ayaa baxsad ah. “Waalidkey waxay u yimaadeen oo ay raadiyaan aniga,” ayay tiri. Waan…

  • Lammaanaha haysta diimaha kala duwan oo caqabado adag wajahaya

    Sharci cusub oo muran badan dhaliyay oo ka dhan ah diinta islaamka, kaas oo dambi ka dhigaya is guursiga lamaanayaasha Hinduuga iyo Muslimiinta, ayay hadda cadaadis hor leh ku noqday dowladda Hindiya. Caa’isha iyo saaxiibkeed Santosh oo labadoodaba magacyadoodii la beddelay ayaa baxsad ah. “Waalidkey waxay u yimaadeen oo ay raadiyaan aniga,” ayay tiri. Waan…

  • Baahida ka jirta Isbitaallada Muqdisho iyo Bukaannada la xanuunsan Covid-19

    Baahida ka jirta Isbitaallada Muqdisho iyo Bukaannada la xanuunsan Covid-19

    Somaaliya waxay ku soctaa saadaal la’aan ka heysta halka uu ku dambeyn doono cadawga ilma-aragtida ah ee Covid-19 kaas oo soo ridanaya dad hor leh ayna dhimanayaan in badan oo muwaadiniin ah. Dowladda Somaaliya waxay horay u qaaday tallaabooyin lagu xakameynayo faafitaanka xanuunka oo ay kamid tahay xiritaanka iskuullada iyo goobaha kale ee wax-barashada muddo…

  • Ismaaciil Cumar Geelle oo qaatay kaarka cod bixinta Jabuuti.

    Ismaaciil Cumar Geelle oo qaatay kaarka cod bixinta Jabuuti.

    Madaxweynaha Dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Arbaca maanta ah qaaday kaar codbixinta Dalkaasi maadaama dalku u diyaar garoobayo doorashada guud oo 4 sanaba mar la qabto. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Jabuuti ayaa lagu yiri ”Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Ismacil Cumar Geele ayaa Arbacadii ka qaatay kaarkiisa doorashada Jabuuti”. “Madaxa Qaranku wuxuu si farxad leh…

  • XOG: Villa Somalia Oo Kala Qeybineys Ciidanka Xoogga Dalka

    XOG: Villa Somalia Oo Kala Qeybineys Ciidanka Xoogga Dalka

    Hoggaamiyaha Wadajir, C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa shaaciyey xog uu sheegay in uu ka helay Villa Somalia, taasi oo ku saabsan in la kala qeybiyo ciidanka xoogga dalka. Ciidamada ayuu sheegay in Labo loo kala qeybinayo, kuwa taageersan Madaxweynaha iyo kuwo aan taageersaneen. “Waxaan xog sugan ku helaynaa in Ciidanka Xoogga Dalka (CXD) loo kala qeybinayo…

  • XOG: Musharraxiinta Midoobay Oo Tanaasulaya, Balse Soo Bandhigay Shuruud Adag

    Waxaa maalmihii tagay ka socday caasimadda Muqdisho wada hadallo iyo kulamo u dhaxeeyey madaxda maamul goboleedyada iyo musharaxiinta. Kulamadan oo bilowday markii uu yimid madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayey musharaxiinta sidoo kale si gaargaar ah ama si guud ula kulmeen madaxweyneyaasha maamul goboleedyada kale sida Puntland Saciid Deni, Galmudug Axmed Qoorqoor iyo Hirshabelle Cali Guudlaawe.…

  • XOG: Musharraxiinta Midoobay Oo Tanaasulaya, Balse Soo Bandhigay Shuruud Adag

    XOG: Musharraxiinta Midoobay Oo Tanaasulaya, Balse Soo Bandhigay Shuruud Adag

    Waxaa maalmihii tagay ka socday caasimadda Muqdisho wada hadallo iyo kulamo u dhaxeeyey madaxda maamul goboleedyada iyo musharaxiinta. Kulamadan oo bilowday markii uu yimid madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayey musharaxiinta sidoo kale si gaargaar ah ama si guud ula kulmeen madaxweyneyaasha maamul goboleedyada kale sida Puntland Saciid Deni, Galmudug Axmed Qoorqoor iyo Hirshabelle Cali Guudlaawe.…

  • Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Deni iyo musharax Jabriil?

    Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Deni iyo musharax Jabriil?

    Jabril Ibrahim Cabdulle oo kamid ah Murashaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan xasaasiya ah la qaatay madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Deni oo ku sugan magaalada Muqdisho. Kulankaan oo qaatay muddo saacado ah ayaa waxay kaga wada-hadleen labada mas’uul xaalada cakiran ee dalka iyo wada-hadalka doorashada ee la filayo inuu dhawaan qabsoomo, taasi oo caasimada…

  • Deg Deg:Wareega 1-aad ee dhegaysiga dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo soo xirmay.

    Deg Deg:Wareega 1-aad ee dhegaysiga dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo soo xirmay.

    Sulaymaan Maxamed Maxamuud, Ilaaliyaha guud qaranka ee ayaa sheegay in uu si rasmiya u soo xirmay wareega kowaad ee dhegaysiga dacwadda badda ee u dhexaysa Soomaaliya iyo Kenya. Dr Sulaymaan, wuxuu bogaadiyey sidii habsamida lahayd ee qareennada u doodayay Soomaaliya ay u soo bandhigeen xujooyin cad-cad oo muujinaya xaq ahaanshaha gal dacwadeedka Soomaaliya iyo mabaadida…

  • Hilibka iyo caanaha oo laga mamnuucay Mandheera.

    Hilibka iyo caanaha oo laga mamnuucay Mandheera.

    Qaar kamid ah shacabka ku nool waqooyiga Mandheera ayaa cabasho ka muujiyay go’aan uu maamulka deegaankaas ku joojiyay iibinta caanaha iyo hilibka xoolaha kadib markii uu halkaa ka dilaacay xanuunka Rift Valley Fever ee ku dhaca xoolaha. Mas’uuliyiinta caafimaadka ayaa sheegay in go’aankaas ay qaateen kadib markii nin reer miyi ah oo sida la rumaysan…

  • Maxaad ka taqaannaa qareennada Soomaaliya ku matalaya dacwadda badda ee ICJ?

    Maxaad ka taqaannaa qareennada Soomaaliya ku matalaya dacwadda badda ee ICJ?

    Maxkamadda caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa maalintii labaad dhageysaneysa dacwadda muranka badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, waxaana labada maalmood ee ugu horreysa fursadda la siiyay qareennada matalaya dowladda Soomaaliya. Waxaa kiiskan ka maqan qareennada dhinaca Kenya kaddib markii xukuumadda Nairobi ay isaga baxday dacwadda, iyadoo arrimo dhowr ah u sababeysay. Mid ka…

  • Halkee ayuu ku sugan yahay madaxweynaha Tanzania?

    Halkee ayuu ku sugan yahay madaxweynaha Tanzania?

    In ka badan muddo labo toddobaad ah ayaa laga joogaa tan iyo markii uu fagaare kasoo muuqday madaxweynaha Tanzania John Magufuli. “Wuxuu si joogta ah u aadi jiray kaniisadda, wuxuu kasoo muuqan jiray teleefishinka iyo xitaa baraha bulshada” ayuu yiri Athuman Mtulya oo BBC uga soo warramo magaalada Dar es Salaam. “Tan iyo 27-dii bishii…

  • XOG: QoorQoor iyo Guudlawe oo ogolaaday Shirka Afisyoone iyo Shuruudihii Midowga Musharixiinta

    XOG: QoorQoor iyo Guudlawe oo ogolaaday Shirka Afisyoone iyo Shuruudihii Midowga Musharixiinta

    Kulan casho sharaf ahaa oo qaatay saacado badan ayaa xalay dhex maray Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo uu wehliyo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe iyo xubno ka mida Midowga Musharixiinta. Waxaa kulanka dhinaca Musharixiinta uga qeyb galay: Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre, C/raxmaan C/shakuur Warsame iyo Daahir…

  • Madaxweyne Farmaajo Oo Istaraatiijiyad Uu Damacsan Yahay La Kashifay

    Madaxweyne Farmaajo Oo Istaraatiijiyad Uu Damacsan Yahay La Kashifay

    Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame Ayaa banaanka soo dhigay sir la qarinayey oo ku aadan Qorshe uu damacsan yahay Madaxweyne Farmaajo. HOOS KA AKHRISO QORAALKA CABDIRAXMAAN C/SHAKUUR Waxaan xog sugan ku helaynaa in Ciidanka Xoogga Dalka (CXD) loo kala qeybinayo kuwo daacad u ah madaxweynaha xilkiisa dhamaaday iyo kuwo shaki laga qabo daacadnimadooda taliyaha ciidanka Generaal…

  • Madaxweyne Farmaajo Oo Istaraatiijiyad Uu Damacsan Yahay La Kashifay

    Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame Ayaa banaanka soo dhigay sir la qarinayey oo ku aadan Qorshe uu damacsan yahay Madaxweyne Farmaajo. HOOS KA AKHRISO QORAALKA CABDIRAXMAAN C/SHAKUUR Waxaan xog sugan ku helaynaa in Ciidanka Xoogga Dalka (CXD) loo kala qeybinayo kuwo daacad u ah madaxweynaha xilkiisa dhamaaday iyo kuwo shaki laga qabo daacadnimadooda taliyaha ciidanka Generaal…

  • Soomaaliya: Warbixinta Maalinlaha ah ee Covid-19

    Soomaaliya: Warbixinta Maalinlaha ah ee Covid-19

    MUQDISHO:-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah Cudurka Covid-19 ee dalka waxaa ay ku sheegtay in saacadihii lasoo dhaafay la diiwaan-geliyay 109 oo kiisas cusub ah. Warbixinta Wasaaradda ayaa lagu caddeeyay in xaaladaha cusub laga diiwaangeliyay Gobalka Banaadir 14, Soomaalilaan 52, Jubbalaand 8, GalMudug 2, Koonfur Galbeed 32 iyo HirShabeelle oo 1 qof ah. Bukaannada xanuunka…

  • Maxaa ka jira in ciidamada xoogga dalka Farmaajo dartiis loo kala qeybinayo?

    Maxaa ka jira in ciidamada xoogga dalka Farmaajo dartiis loo kala qeybinayo?

    Hogaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in la wado kala qeybin dhanka ciidamada xoogga dalka ah si loo ogaado sidey ugu kala daacadsan yahiin madaxweynaha muddo xileedkiisii dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Qoraalka uu soo dhigay bartiisa facebook ayuu Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku sheegay in qorshahaan, oo Badweytims  aysan xaqiijin karin ay udub dhexaad…

  • Maxaa ka jira in ciidamada xoogga dalka Farmaajo dartiis loo kala qeybinayo?

    Hogaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in la wado kala qeybin dhanka ciidamada xoogga dalka ah si loo ogaado sidey ugu kala daacadsan yahiin madaxweynaha muddo xileedkiisii dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Qoraalka uu soo dhigay bartiisa facebook ayuu Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku sheegay in qorshahaan, oo Badweytims  aysan xaqiijin karin ay udub dhexaad…

  • Sacuudiga oo doonaya in Turkiga ay ka iibsadaan diyaaradaha drones-ka.

    Sacuudiga oo doonaya in Turkiga ay ka iibsadaan diyaaradaha drones-ka.

    Madaxda Dalka Sacuudiga ayaa doonaya in ay dalka Turkiga ka iibsadaan qalab mileteri oo ay ka mid yihiin diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka iyo agab kale oo ciidan. Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in tallaabadaasi ay calaamad u noqon karto isu soo dhawaanshaha labada xukuumad ee iskaga soo horjeeda. gobolka .…

  • Sacuudiga oo doonaya in Turkiga ay ka iibsadaan diyaaradaha drones-ka.

    Madaxda Dalka Sacuudiga ayaa doonaya in ay dalka Turkiga ka iibsadaan qalab mileteri oo ay ka mid yihiin diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka iyo agab kale oo ciidan. Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in tallaabadaasi ay calaamad u noqon karto isu soo dhawaanshaha labada xukuumad ee iskaga soo horjeeda. gobolka .…

  • Ra’iisul wasaare Rooble oo saxiixay buugga tacsida ee madaxweynihii geeriyooday.

    Ra’iisul wasaare Rooble oo saxiixay buugga tacsida ee madaxweynihii geeriyooday.

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday gogosha tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya marxuum Cali Mahdi Maxamed. Ra’iisul wasaaraha ayaa la kulmay ehelada Allah u naxariitee madaxweynihii hore Cali Mahdi, isagoo uga tacsiyeeyay.

  • Sawirro: Qoor Qoor oo xalay kulan isugu yeeray midowga musharaxiinta, muxuu kala hadlay?

     Qoraal kooban oo lagu baahiyey barta Facebookga ee madaxtooyada Galmudug ayaa lagu shaaciyey in madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor uu xalay kulan casho sharaf ah ku casuumay xubnaha golaha midowga musharaxiinta Soomaaliya. Kulanka ayaa ka dhacay hooyga uu Madaxweyne Qoor Qoor ka degan yahay magaalada Muqdisho. “Madaxweynaha dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye…