Year: 2021

  • Hayada SODWE oo tababar u qabtay dumarka naafada

    Hayada SODWE ayaa soo gabagabeysay tababar lagu baranaye  axdiga xaquuquk insaanka aduunka. Tababarkaan ayaa waxaa ka  faa’iideeystay 35 qof oo u badnaa dumarka iyo gabdhaha naafada. Tababarkaan ayaa waxaa uu xooga saraye difaaca xaquuqda dumarka iyo gabdhaha naafada Tababarkan ayaa socday mud sedex maalin oo ay ku qateeyn dadki ka soo qeybgalay  cashir muhiim oo…

  • Golaha naafada qaranka oo kulan muhiim ah yeeshay

    Xubno katrisan qeeybaha kaladuwan golaha naafada qaranka ayaa kunlan aan caadi aheyn ku yeeshay magaalada Muqdishu. Kulanka ayaa waxaa kasoo qeeyb galay xubnaha golaha iyo qaar kamid gudoonka xilkooda u dhamaday.   Wadahal iyo wadatashi dheer oo ku sabsan xaalada dadka naafada iyo dib u dhiska golaha waqtigiisa dhamaday Xubnaha kasoo qeeyb galaya ayaa si weeyn…

  • Somalia disability network meeting

    One of the main meetings of the Somali disability network is held in Mogadishu for the  organization governing bodies the BoD and the assembly. The meeting was aimed to discuss the sintaituion of the PWDs  persons with disabilities and the DPOs the disabled people organziaitons in Somalia. The agenda of the meeting was joint meeting…

  • the role of the Somalia disabled people in the political participation panel discussion

    Minutes report Name: Somali disabled people role in the election Date:  24-25 march 2021 Venue:  Hotel Hayat Participants:  50 persons Organizer:  Somali Disability Cluster Donor:  EISA   Though EISA work in Somalia for the strengthening elections education the civil society organization members of the government institutions and the federal states. EISA organized panel discussion for…

  • Faaqidaada Jimcaha ee Danjire Caalim: Xaalada cakiran ee magaalada Muqdisho

    Faaqidaada Jimcaha ee Danjire Caalim: Xaalada cakiran ee magaalada Muqdisho

    Faaqidaada Jimcaha ee Danjire Caalim: Xaalada cakiran ee magaalada Muqdisho Waa maxay Beesha caalamka? Madaxweyne waqti xileedkiisu dhabaadey muxuu Qalalaase siyaasadeed ku doortey? dhageyso Falanqeynta [youtube https://www.youtube.com/watch?v=NsUyGydww8Y?feature=oembed&w=696&h=392]

  • Kenya oo ku hanjabtay iney Soomaalida dalkeeda ku nool talaabo cad ka qaadi doonto.

    Kenya oo ku hanjabtay iney Soomaalida dalkeeda ku nool talaabo cad ka qaadi doonto.

    Nairobi:-Dowladda Kenya ayaa sheegtay iney qaadi doonto tallaabo ay ku cadaadineyso shacabka Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda sida ay sheegeen warbaahinta madaxa banaan ee dalkaas. Kenya waxey ka dhawaajisay iney tarxiili doonto Soomdaalida ku dhaqan dalkaas ee aan sharciga heysan, sidoo kalana ay si gaar ah u beegsan doonto dadka looga shakiyo falal argagixiso ama…

  • Beesha Caalamka oo ka xumaatay hab dhaqanka Madaxweyne Farmaajo (Warbixino Sir ah).

    Beesha Caalamka oo ka xumaatay hab dhaqanka Madaxweyne Farmaajo (Warbixino Sir ah).

    Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in beesha caalamka ay ka xumaatay tallaabooyin uu qaaday Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay sheegeen iinay dhaawac culus u geysteen dedaalladii ay wadeen wakiilada caalamka islamarkaana xaaladda sii adkeeyay. Beesha caalamka ayaa Madaxweyne Farmaajo u sheegtay inay khalad aheyd: 1: In ciidanka ilaalada madaxtooyada…

  • Hey’adda IMF oo ansixisay lacago qeyb ka ah deyn cafinta Soomaaliya.

    Hey’adda IMF oo ansixisay lacago qeyb ka ah deyn cafinta Soomaaliya.

    Guddiga fulinta ee hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ansixiyay kaalmo dhaqaale oo dheeraad ah oo Soomaaliya la siin doono taas oo gaaraysa $0.97 milyan oo dollar Mareykanka ah, kaalmadan ayaa qeyb ka ah barnaamijka deyn cafinta dalalka saboolka ah ee qaantu la degtay oo Soomaaliya kamid tahay. Kaalmadan dhaqaale ayaa loo adeegsan doonaa sidii…

  • RW Itoobiya Abiy  Axmed oo ogolaaday in Ciidamada Eritrea laga saaro gobolka Tigrey.

    RW Itoobiya Abiy Axmed oo ogolaaday in Ciidamada Eritrea laga saaro gobolka Tigrey.

    Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Axmed Abiy ayaa Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki kala hadlay sidii ciidankeeda ay uga bixi laheyd xadka gobolka Tigreyda uu la wadaago dalkaasi oo dhawaan ay qabsadeen ciidanka Eritrea. Abiy Axmed oo shalay gaaray Magaalada Asmara ayaa sheegay in Madaxweynaha uu ka garaabay sidoo kale dhibaatooyin ay geystay ciidanka Eritrea intii ay…

  • RW Itoobiya Abiy Axmed oo ogolaaday in Ciidamada Eritrea laga saaro gobolka Tigrey.

    Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Axmed Abiy ayaa Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki kala hadlay sidii ciidankeeda ay uga bixi laheyd xadka gobolka Tigreyda uu la wadaago dalkaasi oo dhawaan ay qabsadeen ciidanka Eritrea. Abiy Axmed oo shalay gaaray Magaalada Asmara ayaa sheegay in Madaxweynaha uu ka garaabay sidoo kale dhibaatooyin ay geystay ciidanka Eritrea intii ay…

  • Taliyaha Booliiska Soomaaliya & Danjiraha UK ee Soomaaliya oo yeeshay kulan muhiim ah

    Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed, sareeyo gaas Cabdi Xasan Xijaar, iyo danjiraha UK ee Soomaaliya Kate Foster ayaa ka wadahadlay arimmo badan oo ay ku jireen xoojinta taageerada Dalka Ingiriiska uu siiyo ciidanka iyo sugidda amniga doorashooyinka oo lafdhabar u ah Boliiska. Kulankaasi oo ka dhacay xarunta safaaradda UK ee magaalada Muqdisho,waxaa labada mas’uul ay is…

  • Jabuuti oo maanta ka bilaabanaysa Ololaha doorashada dalkaasi.

    Jabuuti oo maanta ka bilaabanaysa Ololaha doorashada dalkaasi.

    Waxaa maanta magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti  ka bilaabanaysa  ololaha doorashada dalkaaasi, waxaana markii shanaad u sharaxan qabashada xilka madaxtaxnimo ee dalkaasi Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Laakiin waxaa ilaa hadda isasoo taagay hal siyaasi oo tartanka ku wajihi doona. Zakariye Ismaaciil Faarax ayaa sheegay in uu loollan galin doono madaxweynaha muddada dheer xukunka hayay, wuxuuna…

  • Taliban oo dowlad Islaami ah ka dhiseysa Aghanistan xilli ay Mareykanka ka baxayaan.

    Taliban oo dowlad Islaami ah ka dhiseysa Aghanistan xilli ay Mareykanka ka baxayaan.

    Kabul:-Taliban ayaa Mareykanka uga digtay inaysan ka bixin heshiiska ay ciidamada Mareykanka iyo NATO uga baxayaan Afghanistan kahor 1-da bisha May, ayada oo wacad ku martay falcelin ay ka mid yihiin weeraro culus haddii ay sidaas dhacdo. Taliban ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday inay dhisi doonta dowlad Islaami ah kadib marka ay baxaan ciidamada…

  • Ethiopia: MSF staff attacked after witnessing killings by soldiers in Tigray

    Ethiopia: MSF staff attacked after witnessing killings by soldiers in Tigray

    Karline Kleijer, head of emergency programs for Doctors Without Borders/Médecins Sans Frontières (MSF), gave the following statement today in response to events in Ethiopia: We are horrified by the continued violence in Tigray, Ethiopia. This includes the extrajudicial killings of at least four men who were dragged off public buses and executed by soldiers, while our…

  • Hay’adda MSF oo Ciidamada Itoobiya ku eedeyay inay laayeen dad Shacab ah.

    Hay’adda MSF oo Ciidamada Itoobiya ku eedeyay inay laayeen dad Shacab ah.

    Shaqaalaha dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF ayaa sheegay in ay indhahooda ku arkeen dilkii sharci darrada ahaa ee askarta Ethiopia u geysanayeen afar qof oo rayid ah horraantii toddobaadkan. Koox ka tirsan MSF iyo laba bas oo dadweyne ayaa askartu joojisay kadib weerar gaadmo ah oo ka dhacay mid ka mid ah waddooyinka waaweyn…

  • Dagaalka Tigray”Nin la sheegay inuu Qaramada Midoobay ka tirsanaa iyo arrimo kale oo been ah

    Dagaalka Tigray”Nin la sheegay inuu Qaramada Midoobay ka tirsanaa iyo arrimo kale oo been ah

    Xiisad colaadeed oo heer sare mareysa ayaa wali ka taagan gobolka Tigray ee waqooyiga dalka Itoobiya, iyadoo ay soo baxayaan eedeymo ku aaddan tacaddiyo bani’aadannimo iyo halis la xiriirta in ay sii jirto xasilooni darrada. Dagaalka ayaa qarxay bishii November ee sanadkii 2020-kii kaddib markii ciidamada dowladda Itoobiya ay weerar ku qaadeen xoogagga maxalliga ah…

  • Daawo Dokumentari Ku saabsan dugsiga Sare ee Hodan Naaleeye ee dalka Canada

    Daawo Dokumentari Ku saabsan dugsiga Sare ee Hodan Naaleeye ee dalka Canada

    Halkan waa dugsiga sare ee Hodan Naaleeye. Waxaa hore loo dhihi Jiray Voon secondary iskuul balse Dadka madowga ah ayaa dalbaday in magaca laga baddelo maadaama sida ay sheegeen ninka iskuulka lagu magacaabi jiray ee Voughn uu ku lug lahaa gumeysiga dadka madow qarnigii 18-aad. Documentary Waxa Laga Qoray ama Laga Diyariyay Walasheen Hodan Naaleeye…

  • CC Sharmaarke: 5 qodob oo dowladnimadeena ah ayuu Farmaajo dhaawacay

    CC Sharmaarke: 5 qodob oo dowladnimadeena ah ayuu Farmaajo dhaawacay

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Somali Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa si qoto dheer ah u faah faahiyay dib u dhaca iyo dhaawacyada gaaray nidaamka dowladnimo ee Soomaaliya xili tobankii sano ee lasoo dhaafay dowladdihii kala danbeeyay ahaayeen kuwo hadba meel soo gaarsiinayay horumarka iyo qaranimada dalka. Cumar Cabdirashiid ayaa tilmaamay in nidaamkii dowladnimo ee soo…

  • DF oo War yaab leh ka soo saartay shirka u furmay Madaxda Dowlad goboleedyada

    DF oo War yaab leh ka soo saartay shirka u furmay Madaxda Dowlad goboleedyada

    Xukuumada Somalia ayaa war ka soo saartay shir caawa u furmay madaxda shanta dowlad goboleed ee ka tirsan federaalka Somalia kaasoo looga hadlayo xalinta khilaafka ka taagan arrimaha doorashooyinka. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ergo u diray Madaxda Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ee aan weli ku…

  • Shir u dhexeeya Madaxda Shanta dowlad goboleed oo caawa ka furmay Muqdisho

    Shir u dhaxeeya Madaxweynayaasha Shanta Dowlad Goboleed ee Somalia ayaa caawa ka bilowday hotel ku yaalla garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho Shirkan ayaa ah kii u horreeyay Maamul Goboleedyada oo wadajir ah isugu yimaadaan  tan iyo markii dhammaan Madaxda Dowlad Goboleedyada soo gaareen Muqdisho. Waxaa Shirkan dibad joog ka ah Madaxwayne Farmaajo, RW…

  • Markab weyn oo xanibay isku socodkii Maraakiibta ee Kanaalka Suez (Sawirro)

    Saddexdii maalmood ee ugu danbeeyey waxa xanniban marin biyoodka Suez Canal oo muhiim u ah nolosha dunida, gaar ahaan maraakiibta sida badeecadaha u kala goosha qaaradaha adduunka. Marinkan oo uu xanibay markab weyn oo sida kumanaan tan oo badeecad ah ayaa waxaa weli socda dedaalo lagu jidka looga leexinayo. Markabkan oo lagu magacaabo Ever Given…

  • Mahad Sallaad “Muddo kordhin in loo sameeyo hay’addaha dowladda ma aqbalayno…”

    Mahad Sallaad “Muddo kordhin in loo sameeyo hay’addaha dowladda ma aqbalayno…”

    Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay xildhibaannada Kutlada Badbaado Qaran ee labada Aqal Barlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadda dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka, iyadoona lagu soo dhoweeyay golaha Badbaado Qaran ee dhowaan Muqdisho looga dhowaaqay. Xildhibaanada ayaa baaq u diray dadka Soomaaliyeed, Beesha Caalamka iyo Hay’adaha Dowliga ah ee…

  • Wasiiro ka tirsan DFS iyo Cabdirashiid Janan oo soo gaaray Muqdisho.

    Wasiirkii Ammniga Dowlad goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Janan oo ay wehliyaan Wasiiro ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho. Shalay ayay aheyd markii degmada Beled Xaawo lagu soo dhaweeyay wasiirkii amniga ee Jubbaland Cabdirashiid Janan oo la sheegay inuu heshiis la galay Dawladda Federaalka ee Soomaaliya. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa qaabilay…

  • Cabdirashiid Janan ma isa soo dhiibay mise heshiis buu la galay dowladda?

    Cabdirashiid Janan ma isa soo dhiibay mise heshiis buu la galay dowladda?

    Saraakiil sare oo ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maalintii Arbacadii ku soo dhaweeyey magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, wasiirkii hore ee amniga maamul goboleedka Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur oo ku magac dheer Janan. Wasiiru dawlaha gaadiidka, Cabdiraxmaan Dheere iyo wasiir ku xigeenka warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, oo hoggaaminaya wefti ka socda dawladda iyo…

  • Wasiirada arrimaha dibadda ee Faransiiska, Jarmalka iyo Talyaaniga oo booqasho ku tegay Liibiya

    Wasiirada arrimaha dibadda ee Faransiiska, Jarmalka iyo Talyaaniga oo booqasho ku tegay Liibiya

    Muqdisho:- Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Faransiiska, Jarmalka iyo Talyaaniga ayaa maanta booqasho wada jir ah ku tegay dalka Liibiya. Seddexdaan Wasiir  ayaa la kulmi doona madaxda Liibiya iyo qeybaha kala duwan ee bulshada si loo dhameystiro howlaha dib u heshiisiinta ee dalkaas. Beesha caalamka ayaa dhawaan ku guuleysatay in Liibiya loo dhiso xukuumad heshiis…

  • Dowladda Soomaaliya oo Tallaalka COVID-19 gaarsiisay Galmudug+Sawirro

    Dowladda Soomaaliya oo Tallaalka COVID-19 gaarsiisay Galmudug+Sawirro

    Muqdisho:-Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta la wareegtay Tallaalka cudurka safmarka ah ee COVID-19. 25-kun oo Doos oo ah nooca talaalka mashruuca COVAX ee loogu talagaley In looga hortago qatarta safmarka COVID-19 ayaa laga soo dajiyay garoomada diyaaradaha Samareeb iyo Gaalkacyo, waana qayb ka mid ah tallaalka loogu deeqay Soomaaliya oo wadar ahaan ah Hal Milyan…

  • Daawo:Kutlada xildhibaannada labada Aqal ee Mucaaradka oo digniin Culus u diray Farmaajo &Maxamed Mursal

    Kutlada Xildhibaanada la baxay Badbaado Qaran ee labada Aqal Barlamaanka Federaalka ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho. Kutlada ayaa soo dhoweysay Golaha Badbaado Qaran oo ay ssheegeen inay tahay Madal u taagan badbaadinta dalka iyo dadka Soomaaliyeed iyo qabashada doorasho xor iyo xalaal ah sidii dalka ay uga dhici lahayd.…

  • Ciidamada dalka Suudaan oo Hub ku qabtay xadka ay la wadaagaan Itoobiya.

    Ciidamada dalka Suudaan oo Hub ku qabtay xadka ay la wadaagaan Itoobiya.

    Muqdisho:- Bayaan kasoo baxay Ciidamada Suudaan ayaa lagu sheegay in ciidamada ku sugan xadka ay la wadaagaan Itoobiya ay gacanta ku dhigeen hub sharci darro ah. Bayaanka ayaa intaas ku daray in hubka la qabtay isagu jiray 39 qori oo ah nuuca darandooriga u dhaca, 678 bistoolo  iyo rasaas aad u badan. Ciidanka ayaa sidoo…

  • DEG DEG: Taliyaha NISA & C/rashiid Janan oo goor dhow ka soo degay Muqdisho

    DEG DEG: Taliyaha NISA & C/rashiid Janan oo goor dhow ka soo degay Muqdisho

    Taliyaha heyadda Nabad sugida Somalia NISA Fahad Yaasiin oo uu wehliyo Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Janan ayaa galabta ka degay garoonka dayuuradaha magaalada Muqdisho. Xubnahan ayaa soo raacay diyaarad gaar ah ka soo qaaday degmada Doolow ee gobolka Gedo. Janan ayaa galabta ku wareejiyay dowladda hubkii iyo ciidankii uu gacanta ku hayay waxaana loo soo…

  • Shirkii beesha caalamka iyo shanta dowlad goboleed oo baaqday (Sababta)

    Ilo wareedyo ku dhow dhow Xerada Xalane ayaa sheegaya inuu baaqday shirkii dhex mari lahaa galabta Shanta Madaxweyne Dowlad Goboleed iyo Wakiilada Beesha Caalamka u jooga Somalia Shirkan oo ay qaban-qaabisay beesha caalamka ayaa lagu waday in looga hadlo sidii loogu heshiin lahaa ajende mideysan oo looga hadlo shirka Wadatashiga DF iyo dowlad goboleedyada. Inkastoo…

  • QM oo malaayiin doollar ku bixineysa xal u helidda biya yarida ka jirta Soomaaliya

    QM oo malaayiin doollar ku bixineysa xal u helidda biya yarida ka jirta Soomaaliya

    Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha Bani’aadamnimada OCHA ayaa sheegay in 13 Milyan oo Doollarka Maraykanka ah ay ku bixinayaan howlo Biyo dhaamin ah oo laga samaynayo degaannada ay Biyo yaraanta ka jira ee Soomaaliya. Qaramada midoobay ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in ay diiradda saarayso 34 degaan oo ka tirsan Somaliland, Puntland,…

  • Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee dhammeystirka Doorashooyinka dalka oo galay maalintii 4-aad

    Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee dhammeystirka Doorashooyinka dalka oo galay maalintii 4-aad

    Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee dhammeystirka Doorashooyinka dalka oo soo bilaabmay maalintii isniintii ayaa maanta oo khamiis ah galay maalintii Afraad, waxay madaxdu shalay ka doodeen is afgaradkii lagu gaaray magaalada Baydhabo ee ay  Guddiga farsamada arrimaha doorashooyinku soo gudbiyeen. Goordhow ayaa la filayaa inuu shirka furmo, waxaana guddoominaya madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdulllaahi Farmaajo,iyadoo…

  • Buurta Figteeda ma gaartay ?

    Buurta Figteeda ma gaartay ?

    Culumida Seyniska ayaa Baaritaan dheer kadib waxa ey yiraahdeen: Figta Koriinka jirka Banii aadamku waa 40 Sanno,( F.S: 1aad) , laga bilaabo 40 Sanno, waxaa hoos u soo dhacayo Awoodda unugyada koridda ee Maskaxda, kadibna koritaanka unugyada kale ee jirka ayaa dhamaan hoos u soo noqonayo. Taa mar hore ayaa Qur’aanka naloogu sheegay, Fiiri: Aayadda…

  • RW Itoobiya “Waxaan qirayaa in xadgudubyo ka dhan ah rayidka ay ka dhaceen gobalka Tigray..”

    RW Itoobiya “Waxaan qirayaa in xadgudubyo ka dhan ah rayidka ay ka dhaceen gobalka Tigray..”

    Muqdisho:- Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii ugu horeysay qiray in xadgudubyo ka dhan ah dadka shacabka ay ka dhaceen gobalka Tigree-ga, intii uu dagaalka ka socday. Raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa arrintaan ka hor sheegay baarlamaanka dalkaas  maanta oo talaada ah. Abiy Axmed ayaa yiri “ waxaa mas’uuliyadda xadgudyadii dhacay qaadan doona askartii geysatay…

  • India oo joojisay dhoofinta talaalka COVID-19 ee Oxford-AstraZenecaa

    India oo joojisay dhoofinta talaalka COVID-19 ee Oxford-AstraZenecaa

    India ayaa si ku meel gaar ah u joojinaysa dhoofinta talaalka coronavirus ee Oxford AstraZeneca, sida laga soo xigtay saraakiil ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda. Talaabadan ayaa lagu micneeyay in dalab badan oo talaalka ah uu ka jiro gudaha wadanka, kaas oo isa soo tarayay todobaadyadii u dambeeyay. Sidoo kale, Arbacadii shalay aheyd ayaa la…

  • Sidee Kenyatiga uga falceliyeen heshiiska Janan iyo Dolwadda Federalka?

    Sidee Kenyatiga uga falceliyeen heshiiska Janan iyo Dolwadda Federalka?

    Saxaafadda Kenya oo bedeshey sidii  ay uga hadli jirtay  Cabdirashiid Janan, ayaa qiratay arrin ay Kenya horay u diidanayd, isla markaana ay xitaa inkireen Guddigii Xaqiiqo Raadinta ahaa ee IGAD ee ay Jabuuti hoggaaminaysey, kuwaasoo sheegay inaysan arkin wax faragelin ah oo ay Kenya samaysay iyo ciidan dhankeeda jooga toona. The Nation ayaa qoray in…

  • Midowga Yurub: Cafiska Janan Waxay Waxyeello Ku Tahay Dhibbanayaasha Janan

    Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa cafiska madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee la xiriira Cabdirashiid Janan waxaa uu ku tilmaamay ‘guulo muddo kooban’ Safiirka midowga Yurub ayaa sheegay inuu ka xun yahay dhibka ay dareemayaan dhibbanayaasha tacadiyada loo heysto Janan. Arrintan ayaa imaaneysa saacado kadib markii maamulka Farmaajo uu Baladxaawo…

  • Maamulka Jubbaland oo ka hadlay heshiiska dhexmaray Wasiir Janan iyo dowladda Soomaaliya.

    Maamulka Jubbaland oo ka hadlay heshiiska dhexmaray Wasiir Janan iyo dowladda Soomaaliya.

    Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay heshiiska Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan cabdinuur Janan uu la galay dowladda Soomaaliya, iyada oo shalay lagu soo dhaweeyay degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo. Wasiirka Warfaafinta Jubbaland ayaa sheegay in Go’anka uu qaatay Cabdirashiid Janan aan wax saameyn ah ku yeelan doonin Jubaland, welina mowqifkooda arrimaah Gobolka…

  • Kulan lagu wado inuu dhexmaro Madaxda dowlad Goboleedyada iyo Wakiilada Beesha Caalamka.

    Kulan lagu wado inuu dhexmaro Madaxda dowlad Goboleedyada iyo Wakiilada Beesha Caalamka.

    Maalmihii la soo dhaafay waxaa Magaalada muqdisho kulamo ku yeelanayay qaar kamid ah Madaxda dowlad Goboleedyada, kulamadaas oo looga hadlayay khilafka doorashada iyo sida looga gudbi karo. Kulamadii u dambeeyay ee dhex-maray Madaxweynayaasha Galmudug, Jubbaland iyo Puntland ayaa furre u noqday shir ay maanta  isugu imaan doonaan Shanta Madaxweyne Dowlad Goboleed iyo Wakiilada Beesha Caalamka…

  • Dowladda Soomaaliya  ”Ciidamada Puntland xoog iyo xabad ayay u adeegsadeen dad banaanbax ka dhigayay Sanaag”.

    Dowladda Soomaaliya ”Ciidamada Puntland xoog iyo xabad ayay u adeegsadeen dad banaanbax ka dhigayay Sanaag”.

    War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu dhaleeceeyey ka hortag ay ciidamaada ammaanka Puntland ku sameeyeen banaanbax nabadeed oo ay dhigayeen shacabka ku nool magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag. “Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xun tahay falkii foosha xumaa ee ka dhacay magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag oo ay ciidamada Amniga Puntland…

  • Madaafiic Hoobiyaal ah oo saakay lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde.

    Madaafiic Hoobiyaal ah oo saakay lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde.

    Dhowr Hoobiyaal ayaa lagu soo warramayaa in goordhaweyd ay kusoo dhaceen xaafad u dhow garoonka diyaaraha ee Aadan Cabdulle Cusmaan Aadan Cadde , waxaana ka dhashay khasaro kala duwan. Wararku waxaa ay sheegayaan in ugu yaraan afar hoobiye lagu garaacay Xaafad ka tirsan Degmada Wadajir ee Gobolkani Banaadir, kuwaasi oo lasoo sheegayo in uu jiro…

  • Ma taqaan Messi-ga labaad ee ku nool Egypt

    Ma taqaan Messi-ga labaad ee ku nool Egypt

    Rinjiilaha reer Masar ayaa lagu soo waramayaa inuu helay taageerayaal aan macquul aheyn oo ku nool waddankaasi ku yaalla Waqooyiga Afrika – kuwaas oo ah taageerayaashii kooxda kubada cagta Barcelona, gaar ahaan kuwa jecel xiddiga Lionel Messi. Sababta arrintan ayaa in 27 jirkan lagu magacaabo Islam Mohammed Ibrahim Battah, uu si aad ah ugu eeg…

  • Marinka Suez oo weli u xidhan Markab ku cadilmay

    Marinka Suez oo weli u xidhan Markab ku cadilmay

    Markab lagu magacaabo Ever Given oo ka soo shiraacday dekad ku taal Shiinaha ku sii jeeday Rotterdam, Netherlands, ayaa ku cadilmay qoorriga Suez isaga oo doonayey inuu galo badda Mediterranean. Markabkan oo ka diiwaangashan Panama, isla markaana sida xamuul dhan 200,000 tan, ayaa Salaasadii fadhiistay meel u muhiim u ah marinka Suez, waxaana hakaday isu…

  • Somalia: Wanted fugitive minister surrenders

    Somalia: Wanted fugitive minister surrenders

    MOGADISHU, Somalia -A Somali state minister, who was fighting against the federal government, surrendered on Wednesday in the border town of Beled Hawo, Gedo region, according to state media. Abdirashid Janan, security minister of southern Jubaland state, surrendered to the central government after an agreement with Mogadishu, Somalia National TV reported. Abdirahman Adala, Somalia’s deputy…

  • Hay’adda Amnesty International oo ugu baaqday inay xaqiijiso in C/Rashiid Janan  Cadaaladda la horgeeyo.

    Hay’adda Amnesty International oo ugu baaqday inay xaqiijiso in C/Rashiid Janan Cadaaladda la horgeeyo.

    War xalay  ka soo baxay Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International qeybteeda Bariga Afrika, ayaa loogu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay xaqiijiso in caddaaladda la horgeeyo Cabdirashii Janan oo maanta la sheegay inuu soo galay gacanta dowladda. Hay’adda Amnesty International waxay sheegtay in xadgudyo ka dhan ah xuquuqda Aadanaha uu ka geystay gobolka Gedo loona…

  • Farmaajo oo lagu cadaadinayo inuu iscasilo kadib markii lagu helay fadeexooyin waaweyn

    Farmaajo oo lagu cadaadinayo inuu iscasilo kadib markii lagu helay fadeexooyin waaweyn

    Waxaa sii kordhaya cadaadiska weyn ee lagu hayo madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Maxamed Farmaajo kaa oo lagu eedeeyay inuusan diyaar u aheyn inuu la fariisto dhamaan saamileyda siyaasadeed ee dalka si xal looga gaaro xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya. Madaxweynaha oo laga rabay inuu qaato doorka ugu fiican ee isku keenidda qeybaha kala duwan ee…

  • Ciidamada Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay xalay Shabakad Tuugo ah oo dadka Dhaca.

    Ciidamada Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay xalay Shabakad Tuugo ah oo dadka Dhaca.

    Waxaa Degmada yaqshiid ayaa lagu qabtay tuugo Ama Burcad, dadka habeenkii ka dhacayay Taleefananada gacanta iyo agabyada kale. Kooxo shabakad ah una soo qalab qaatay in dadka shacabka ah ay dhacaan ayaa ku badan degmada yaqshiid iyo degmooyinka kale ee gobolka Banaadir. Ciidanka Booliska ayaa soo bandhigay raggaan, waxaana ay sheegeen in Sharciga la marsiin…

  • Dalalka Sudan iyo Itoobiya oo oggolaatay in Imaaraatka uu dhexdhexaadiyo labadooda dal.

    Dalalka Sudan iyo Itoobiya oo oggolaatay in Imaaraatka uu dhexdhexaadiyo labadooda dal.

    Gollaha wasiirada dalka Sudan ayaa meelmariyay dedaalo dowladda Imaaraatka Carabta ay ku dooneyso inay ku dhexdhexaadiso dalalka Sudan iyo Itoobiya oo uu u dhaxeeya khilaaf dhanka xadka. Dalalkan oo sidookale isku haya qaabka loo buuxinayo biyo xireenka dowladda Itoobiya ay dhistay ee wabiga Nile ayaa xukuumadda Dubai waxaa sidookale la sheegay inay dooneyso inay soo…

  • Daraasad muujineysa in musuqmaasuqa uu ku baahay guud ahaan Soomaaliya.

    Daraasad muujineysa in musuqmaasuqa uu ku baahay guud ahaan Soomaaliya.

    Hey’ad la dagaallanta musuqmaasuqa Soomaaliya oo daraasad ka sameysay heerka musuqa ayaa sheegtay in musuqmaasuqa uu ku baahay guud ahaan Soomaaliya. Daraasaddan cusub oo ay sameysay hey’adda Marqaati ayaa muujineysa in qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan 50 boqolkiiba dadkii ay la hadashay hey’adda ay sheegeen inay bixiyeen laaluush sanadkii lasoo dhaafay. Afar iyo…

  • XOG: Beesha Caalamka oo shir uu dibad joog ka yahay Farmaajo u qabaneysa madax gobaleedyada

    XOG: Beesha Caalamka oo shir uu dibad joog ka yahay Farmaajo u qabaneysa madax gobaleedyada

    Sida ay noo xaqiijiyeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo saraakiil ka tirsan wafdiga maamulada Puntland iyo Jubaland ee ku sugan, wakiilada beesha caalamka ayaa maanta shir gaar ah u qabanaya 5-ta maamul gobaleed ee dalka. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in beesha caalamka ay dooneyso in marka hore la xaliyo tabashooyinka u dhaxeeya hogaamiyaasha…