Day: March 5, 2021

  • Falanqeynta Jimcaha iyo Danjire Caalim: Siyaadsada Soomaaliya Iyo Xaaladda halka ay mareynaa maanta

    Falanqeynta Jimcaha iyo Danjire Caalim: Siyaadsada Soomaaliya Iyo Xaaladda halka ay mareynaa maanta

    Falanqeyn Jimcaha #Falanqeynta siyaasada soomaaliya. xaalka somalia hadba halka uu marayo Waxaa natiijo la’aan ku soo idlaan kulan ay xalay fiidkii illaa xilli dambe ay huteelka Décalé ee magaalada Muqdisho ku lahaayeen ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo xubno musharaxiina xilka Madaxweyne Doorashada dalka soomaaliya waxay u baahan tahay Daganaasho Siyaasadee #ayadoo laga fogaanayo cadiifad qabyaalada iyo…

  • Khasaaraha ka dhashay Qaraxii ka dhacay Muqdisho oo la shaaciyay iyo Mooto la sheegay in …

    Khasaaraha ka dhashay Qaraxii ka dhacay Muqdisho oo la shaaciyay iyo Mooto la sheegay in …

    Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah oo caawa lagu weeraray maqaayada Luul Yamani oo kutaala agagaarka Dekadda magaalada Muqdisho , waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Afhayeenka booliiska Soomaaliya oo Warbaahinta kula hadlay goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa sheegay in 10-qof ku dhinteen qaraxa…

  • Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii caawa ka dhacay Muqdisho iyo Dabaq soo dumay

    Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii caawa ka dhacay Muqdisho iyo Dabaq soo dumay

    Waxaa caawa fiidkii qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay afaafka hore ee Makhaayada Luul Yamani oo ku dhegan dekadda magaalada Muqdisho. Jugta qaraxa ayaa ahaa mid aad u xoogan oo laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir iyo duleedkeeda, waxaana qaraxan uu geestay khasaaro isugu jira dhimasho…

  • At least 2 killed, 3 wounded in attack on prison in Somalia

    At least 2 killed, 3 wounded in attack on prison in Somalia

    MOGADISHU, Somalia-At least two people have been killed and three others wounded in an attack by suspected militants early Friday on a prison in the port city of Bosaso in Somalia’s Bari province. Security sources who spoke by phone to Anadolu Agency said the central prison, which is holding members of the al-Qaeda-affiliated al-Shabaab terrorist…

  • “Sidan ayaa ila quman in lagu xalliyo ismarin waaga doorashada Soomaaliya”

    “Sidan ayaa ila quman in lagu xalliyo ismarin waaga doorashada Soomaaliya”

    “Cir tararay, rag waa toli karaa, taako labadeede” waa hal-ku-dheg caan ah oo ay Soomaalidu adeegsato marka xaalku uu cakirmo. Ragannimada laga hadlayana waa qof ama dad leh caqligii iyo kartidii ay arrinka adkaaday meesha kaga saari lahaayeen. Waxaa dhamaaday muddada xil-heynta madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo. Nasiib darro, madaxweynaha iyo maamulkiisuba way ku…

  • Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada Dowladda oo xiray waddooyinka gala Taallada Daljirka

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada Dowladda oo xiray waddooyinka gala Taallada Daljirka

    Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta gabi ahaanba xiray waddooyinka soo gala Taalada Daljirka Daahsoon degmada Boondheere ee gobolka Banaadir. Gaadiidka dadweynaha ayaa loo diidayaa in ay ka soo agdhawaadaan wadooyinka gala Taalada Daljirka Daahsoon, iyadoo gawaarida isticmaalayaan waddooyinka kale ee la agdhow. Talaabadan ayaa ka dambeysay kadib markii Golaha Midowga Musharixiintu uu ku…

  • Madaxweyne Deni oo safar deg deg ah ku gaarey magaalada Boosaaso.

    Madaxweyne Deni oo safar deg deg ah ku gaarey magaalada Boosaaso.

    Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa goordhow gaarey magaalada Boosaaso oo habeenkii xalay Al-Shabaab weerar ku qaadeen xabsiga wayn ee magaalada. Safarka madaxweyne Deni ayaa la xiriira u kuura gelida xaaladda amni ee magaaladda iyo guud ahaan Gobolka, sida ay shaacisay madaxtooyadda Puntand. Sidoo kale madaxweynaha ayaa kulamo la qaadanaya Saraakiisha Amniga iyo…

  • Gaadiid Dagaal & Ciidamo Badan Oo Caawa Lagu Arkayo Muqdisho iyo cabsi amni oo…

    Ciidamada amniga Dawlada ayaa Meelo badan oo Isgoysyada Muqdisho lagu arkayaa Caawa kuwaas oo aan la ogeyn ujeedkooda. Askartaan oo Boolis ah ayaa lagu soo daadiyey Galabta Qeybo ka mid ah Isgoysyada Muhiimka ah sida KM4,Fagax iyo Qeybo kale oo Maka Al Mukarama ah. Warar ayaa sheegaya in Ciidankaan la doonayey inay sugaan Amniga Banaanbaxa…

  • Midowga Musharixiinta oo soo bandhigay qodobaddii ay hor-dhigeen RW Rooble. (Aqriso Qodabada).

    Midowga Musharixiinta oo soo bandhigay qodobaddii ay hor-dhigeen RW Rooble. (Aqriso Qodabada).

    Midowga musharixiinta xilka Madaxweyne ayaa soo bandhigay qodobada keenay in uu natiijo la’aan ku soo dhammaado shirkii iyaga iyo Ra’iisul wasaare Rooble habeenkii xalay ku dhexmaray Hotel Decale oo ku yaal gudaha garoonka Aadan-Cadde ee magaalada Muqdisho. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir ayaa soo bandhigay qodobadii ay hor dhigeen Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya…

  • Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay abaaraha Ka jirta Dalka.

    Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay abaaraha Ka jirta Dalka.

    Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hada shir jara’id oo deg dega kaga hadlaya xaalada Abaaraha iyo biyo la’aanta ee dalka, gaar ahaan meelaha ay xaaladaha binu aadantinimo ka taagan yihiin hada, gaar ahaan xaalada abaaraha ee Gedo. Guddigan wasiirada ah ayaa waxay kala yihiin, Wasiirka Gargaarka iyo  Maaraynta Masiibooyinka, Wasiirka Wasaarada Qorsheynta, Wasiirka…

  • Mareykanka iyo Soomaaliya: Joe Biden ma wuxuu xadiday duqeymaha Drones-ka?

    Mareykanka iyo Soomaaliya: Joe Biden ma wuxuu xadiday duqeymaha Drones-ka?

    Maraykanka ayaa si ku meel gaar ah “u xadiday” duqeymaha diyaaradihiisa uusan duuliyaha saarnayn ee Drones-ka ay ka fuliyaan dalalka ka baxsan Afghanistan, Suuriya iyo Ciraaq, sida uu qoray wargeyska Washington Post. Ujeedada go’aankaas ayaa lagu sheegay in looga gol leeyahay dib u eegis lagu sameeyo madax bannaanida la siiyay militariga iyo sirdoonka Maraykanka ee…

  • Mareykanka iyo Soomaaliya: Joe Biden ma wuxuu xadiday duqeymaha Drones-ka?

    Maraykanka ayaa si ku meel gaar ah “u xadiday” duqeymaha diyaaradihiisa uusan duuliyaha saarnayn ee Drones-ka ay ka fuliyaan dalalka ka baxsan Afghanistan, Suuriya iyo Ciraaq, sida uu qoray wargeyska Washington Post. Ujeedada go’aankaas ayaa lagu sheegay in looga gol leeyahay dib u eegis lagu sameeyo madax bannaanida la siiyay militariga iyo sirdoonka Maraykanka ee…

  • Mareykanka iyo Soomaaliya: Joe Biden ma wuxuu xadiday duqeymaha Drones-ka?

    Maraykanka ayaa si ku meel gaar ah “u xadiday” duqeymaha diyaaradihiisa uusan duuliyaha saarnayn ee Drones-ka ay ka fuliyaan dalalka ka baxsan Afghanistan, Suuriya iyo Ciraaq, sida uu qoray wargeyska Washington Post. Ujeedada go’aankaas ayaa lagu sheegay in looga gol leeyahay dib u eegis lagu sameeyo madax bannaanida la siiyay militariga iyo sirdoonka Maraykanka ee…

  • Daawo:Wasiirka amniga oo si kulul u weeraray musharixiinta mucaaradka iyo banaabaxa Beri lagu balansanaa oo…

    Daawo:Wasiirka amniga oo si kulul u weeraray musharixiinta mucaaradka iyo banaabaxa Beri lagu balansanaa oo…

    Wasiirka amniga federaalka ee dowlada Soomaaliya ayaa haatan warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa si kulul u weeraray musharixiinta mucaaradka kana hadlay banaanbaxa beri lagu balansanaa.

  • Toos Udaawo:Midowga Musharaxiinta oo ku dhawaaqay in lajoojiyay banaabaxii iyo Sababta kaliftay

    Toos Udaawo:Midowga Musharaxiinta oo ku dhawaaqay in lajoojiyay banaabaxii iyo Sababta kaliftay

    Midowga Musharraxiinta ayaa shaaciyay in dib loo dhigay bannaanbaxii lagu ballansana in uu maalinta berri ah ka dhaco Daljirka Daahsoon. Sababaha keenay in banaanbaxa dib loo dhigo ayaa  la xariira Arrimo amni iyo xaaladda Caafimaad ee waddanka ka jirta. Madaxweynihii hore ee dalka Shiikh Shariif Sh Axmed ahna guddoomiyaha Midowga Musharraxiinta go’aankaas, waxaana uu sheegay…

  • Deni oo safar deg deg ah ku tagay Boosaaso, isagoo lebisan dareys ciidan (Sawirro)

    Deni oo safar deg deg ah ku tagay Boosaaso, isagoo lebisan dareys ciidan (Sawirro)

    Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa safar deg deg ah ku tagay magaaladda Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Madaxweynaha oo ku lebisnaa dareyska ciidamada Safarkiisa lag sheegay mid shaqo oo la xiriira u kuurgelida xaaladda amni ee magaaladda iyo guud ahaan Gobolka. Deni ayaa kulamo la qaadanaya Saraakiisha Amniga iyo masuuliyiinta kale ee Gobolka…

  • Mucaaradka oo diyaariyay 2 arrin oo lagu soo bandhigi doono banaan-baxa berri

    Mucaaradka oo diyaariyay 2 arrin oo lagu soo bandhigi doono banaan-baxa berri

    Abaabulkii ugu dambeeyay ayaa ka socda magaalada Muqdisho, kaasi oo ku aadan banaanbaxa looga soo horjeedo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Banaan-baxaan ayaa la filayaa in uu dhaco maalinta Sabtida ah oo ay Taariikhdu ku beegan tahay 6-da Bisha Maarso. Sida la filayo, waxaa ka qeyb geli doono madaxdii hore ee dalka…

  • Ciidamo fara badan oo xiray wadooyinka soo gala Taalada daljirka Dahsoon

    Ciidamo fara badan oo xiray wadooyinka soo gala Taalada daljirka Dahsoon

    Ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa DF ayaa lagu soo daadiyey Taallada daljirka Dahsoon oo la filayo inuu ka dhaco bannaanbax ay soo abaabuleen Midowga Musharixiinta. Jidadka soo gala taallada Daljirka ayaa waxaa lagu arkayaa ciidamo badan oo gaadiidka dadweynaha oo ay ku jiraan mootooyinka bajaajta ka celinaya halkaas. Dowladda Soomaaliya ayaa horay u…

  • Daawo:Puntland oo faahfaahin ka bixisay weerarkii ka dhacay Boosaaso & Al-Shabaab oo..

    Daawo:Puntland oo faahfaahin ka bixisay weerarkii ka dhacay Boosaaso & Al-Shabaab oo..

    Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan weerar qorsheysan oo kooxda Al-Shabaab  habeenkii xalay ku qaadeen xabsiga weyn ee magaalada Bosaaso. Weerarka ayaa lagu bilaabey qaraxyo ka dhacay daafaha iyo halka lagu baaro dadka ee Xabsigu lahaa, iyadoo kooxda weerarka geysatey ay difaac ka xiratey dhamaan jidadka looga soo gurman karo xabsiga ee ay soo marayaan…

  • C/Raxmaan C/Shakuur “Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ayaa diiday in horay loo socdo..”.

    C/Raxmaan C/Shakuur “Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ayaa diiday in horay loo socdo..”.

    Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo shir jaraa’id ku qabtay Hotel Decalle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Rooble uusan laheyn wax go’aan ah, talaabadaasna ay tahay mida sababta u noqotay fashilka Shirka xalay ay la yeesheen. “Waxaan aad iyo aad uga xunnahay oo nasiib darro taariiqda siyaasadda Soomaaliya usoo hoyatay ah in…

  • QM: Falal noqon kara dambiyo dagaal ayaa ka dhacay Tigray.

    QM: Falal noqon kara dambiyo dagaal ayaa ka dhacay Tigray.

    NEW YORK:-Madaxa xuquuqda aadanaha QM ayaa maanta weydiisatay Ethiopia inay ogolaato kormeerayaal yimaada gobolka Tigray, si ay baaritaan ugu sameeyaan warbixino la xiriira dilal iyo rabshado galmo, oo laga yaabo inay ka dhigan yihiin dambiyo dagaal oo gobolka ka dhacayey tan iyo daba-yaaqadii 2020. “Dhibanayaasha iyo kuwa ka bad-baaday xadgudubyadan waa inaan loo diidin xuquuqda…

  • Midowga Musharaxiinta oo soo bandhigay 4-tii qodob ee ay hordhigeen RW Rooble.

    Midowga Musharaxiinta oo soo bandhigay 4-tii qodob ee ay hordhigeen RW Rooble.

    Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa shaaciyay qodobadii ay hor dhigeen Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ee ka biyo diiday in uu fuliyo si loo aado. Qodobada oo kala ahaa: 1- In madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday uu qoro dikreeto uu ku cadaynayo in masuuliyadaha iyo go’aanada amniga iyo doorashooyinka uu faraha kala baxo. 2- Si loogu…

  • Colaadda Tigray: Ciidamada Eritrea oo lagu eedeeyay xasuuq.

    Colaadda Tigray: Ciidamada Eritrea oo lagu eedeeyay xasuuq.

    Hay’adda xuquuqda aadanaha u doodda ee Human Rights Watch ayaa sheegtay inay heshay caddeymo muujinaya in ciidamada Eritea ay “dembiyo dagaal” ka gesteen gobolka Tigray ee Itoobiya. Waa hay’addii labaad ee caalami ah ee todobaad gudihii ku eedeysa ciidamada Eritea inay beegsadeen dad rayid ah mudada uu socday dagaalka Tigray, inkastoo ay eedeyntaas beenisay xukuumadda…

  • Al-Shabaab oo sheegtay inay sii daysay Maxaabiistii ku xirneyd xabsiga weyn ee Boosaaso

    Al-Shabaab oo sheegtay inay sii daysay Maxaabiistii ku xirneyd xabsiga weyn ee Boosaaso

    Koox hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday Xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ee Pntland,waxaana ka soo baxaya faah faahino dheeraad ah. Weerarka ayaa ku billowday qaraxyo Bambaano oo lagu garaacay derbiyada iyo iyo Albaabka Xabsiga,iyada oo dagaal kooban uu dhex maray ciidamadii Ilaalinayay Xabsiga iyo Alshabaab. Wararka ayaa sheegaya gebi ahaanba in…

  • Cape Town: Sawirrda Muslimiin gacan ka geystay xasilloonida xaafad burcad ay dhibaateeyeen.

    Cape Town: Sawirrda Muslimiin gacan ka geystay xasilloonida xaafad burcad ay dhibaateeyeen.

    Koox culimo Muslimiin ah oo ku sugan dalka koonfur Afrika, ayaa waday howlgal socday seddax sano, si ay nabad uga dhaliyaan deegaanka Manenberg iyo nawaaxiga Cape Town, oo ah goob ay dhibaato ku hayeen burcad iyo mandooriyeyaal. Sawir qaadaha, Shiraaz Maxamed, ayaa ku wehliyay mid ka mid ah booqashooyiinkoodii isbuuclaha ah. Habeen kaste oo Khamiis…

  • Xukuumadda oo ka hadashay fashilka ku yimid shirkii kala dhaxeeyay Midowga Musharaxiinta

    Xukuumadda oo ka hadashay fashilka ku yimid shirkii kala dhaxeeyay Midowga Musharaxiinta

    Ra’iisul wasaaraha Xil gaarsiinta Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay sababtii keentay in uu fashilmo shirkii kala dhaxeeyay Midowga Musharaxiinta ee maalmihii lasoo dhaafay ka socday Magaalada Muqdisho. Rooble waxaa uu tilmaamay in dhammaan qodobadii laga wadahadlay qaarkood la isku fahmay marka laga reebo qodobka ku saabsan in Midowga Musharaxiinta qeyb ka noqdaan hanaanka…

  • Xukuumadda oo ka hadashay fashilka ku yimid shirkii kala dhaxeeyay Midowga Musharaxiinta

    Ra’iisul wasaaraha Xil gaarsiinta Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay sababtii keentay in uu fashilmo shirkii kala dhaxeeyay Midowga Musharaxiinta ee maalmihii lasoo dhaafay ka socday Magaalada Muqdisho. Rooble waxaa uu tilmaamay in dhammaan qodobadii laga wadahadlay qaarkood la isku fahmay marka laga reebo qodobka ku saabsan in Midowga Musharaxiinta qeyb ka noqdaan hanaanka…

  • RW Rooble: ”Waan sii wadaynaa Wadahadalada si Doorashada loo Hirgeliyo”

    RW Rooble: ”Waan sii wadaynaa Wadahadalada si Doorashada loo Hirgeliyo”

    Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in ay ka go’an tahay in la sii wado wadahdalada la xiriira doorashooyinka, iyadoo lagu salaynayo heshiisyadii hore loo gaaray. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in loo baahan yahay in mudnaan la siiyo danaha qaranka, isla markaana ay dhinacyada siyaasaddu la yimaadaan daacadnimo iyo…

  • Midowga Musharaxiinta oo soo bandhigay qodobadii ay hor dhigeen Rooble

    Midowga Musharaxiinta oo soo bandhigay qodobadii ay hor dhigeen Rooble

    Hogaamiyaha xisbiga wadajir C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook kusoo qoray afar qodob oo ay hor dhigeen ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil heynta Maxamed Xuseen Rooble, kuwaas oo sababay in shirka aysan wax natiijo ah kasoo bixin. Shirkii wajiga saddexaad oo ay isku arkeen midowga musharaxiinta iyo Rooble ayaa xalay natiijo la’aan…

  • Midowga Musharaxiinta oo soo bandhigay qodobadii ay hor dhigeen Rooble

    Hogaamiyaha xisbiga wadajir C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook kusoo qoray afar qodob oo ay hor dhigeen ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil heynta Maxamed Xuseen Rooble, kuwaas oo sababay in shirka aysan wax natiijo ah kasoo bixin. Shirkii wajiga saddexaad oo ay isku arkeen midowga musharaxiinta iyo Rooble ayaa xalay natiijo la’aan…

  • Joe Biden oo AFRICOM kusoo rogay amar si weyn u saameynaya Soomaaliya

    Joe Biden oo AFRICOM kusoo rogay amar si weyn u saameynaya Soomaaliya

    Sida uu baahiyey Wargeyska New York Times Militeriga iyo Hey’adda Sirdoonka ee dalka Mareykanka ayaa lagu war-geliyey in aysan Soomaaliya ka fulin karin howlgal dhanka cirka ah ama mid kumaandoos ah, ayagoo aan ogolaanshiyo ka haysan Aqalka Cad. Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Joe Biden ayaa lagu sheegay warbintan in amarkaas uu si hoose u bixiyey, isla markaana…

  • Mahad Salad”Siyaasada Soomaaliya waxa kusoo kortay Ra’isulwasaare Maya”Haa aan kudhihi karin

    Mahad Salad”Siyaasada Soomaaliya waxa kusoo kortay Ra’isulwasaare Maya”Haa aan kudhihi karin

    Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah xildhibaanada sida weyn oga soo horjeydo Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo dowladiisa ayaa sheegay in siyaasada Soomaaliya ka bartay arin aan hore oga aqoon. Mahad Salad oo facebook kusoo qoray qoraal kooban oga hadlaayay fashilka ku yimid wadahadalada udhaxeeyay musharixiinta mucaaradka iyo koox oo hogaaminaaye ra’isulwasaare Rooble waxaana u qornaa…

  • Daawo:Wasiir Xundubey oo shaaciyay qodobada fashilka u keenay shirkii udhaxeeyay RW Rooble iyo musharixiinta mucaaradka

    Wasiirka amniga oo goor dhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in wada hadalladii ay qaataan waqti dheer, ha yeeshee aan lagu guuleysan, maadaamma mucaaradku dalbadeen in laga qeybgeliyo shirka golaha wadatashiga, arrintaasna aysan horey u dhicin go’aan ahaanna aysan xukuumaddu lahayn. Sidoo kale wuxuu sheegay in wada hadallada Ra’iisul wasaaraha hoggaaminayo sii socon doonaan si…

  • Rooble oo ka hadlay fashilka ku yimid shirkii mucaaradka, si dadban-na u weeraray

    Rooble oo ka hadlay fashilka ku yimid shirkii mucaaradka, si dadban-na u weeraray

    Ra’iisul Wasaaraha xilka sii-haya ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay fashilkii ku yimid shirkii saddexaad ee uu xalay la yeeshay xubnaha Midowga Musharaxiinta mucaaradka. Rooble ayaa sheegay in is-faham laga sameeyey qodobadii laga wada hadlay, laakiin mid ka mid ah dalabaadka midowga murashaxiinta aanu la jaanqaadi karin hanaanka geeddi-socodka doorashooyinka dalka. Rooble ayaa…

  • DEG DEG Vedio:Shirkii Rooble iyo Musharaxiinta oo fashil kusoo dhamaaday

    DEG DEG Vedio:Shirkii Rooble iyo Musharaxiinta oo fashil kusoo dhamaaday

    Waxaa fashil kuso dhamaaday Shir u dhaxeeyey Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Midowga Musharaxiinta kaasoo caawa ka furmay Hotelka Decale ee magaalada Muqdisho. Midowga musharixiinta oo saxaafadda la hadlay kadib markii uu kulanka soo dhamaaday ayaa sheegay in kulankii uu kuso dhamaaday guuldaro. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Warsame oo ku hadlayey magaca…