× HomePrivacyAbout UsContact Us
ad
ad
Ra’iisul wasaare Rooble oo saxiixay buugga tacsida ee madaxweynihii geeriyooday.
WARKA

Ra’iisul wasaare Rooble oo saxiixay buugga tacsida ee madaxweynihii geeriyooday.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday gogosha tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya marxuum Cali Mahdi Maxamed.

Ra’iisul wasaaraha ayaa la kulmay ehelada Allah u naxariitee madaxweynihii hore Cali Mahdi, isagoo uga tacsiyeeyay.

About Author

2

Abdi Malik