Month: April 2019

  • Maamulka Gobolka Banaadir Oo Dibu Shaandheyn Ku Sameeyay Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Muqdisho

    Maamulka Gobolka Banaadir Oo Dibu Shaandheyn Ku Sameeyay Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Muqdisho

    Maamulka gobolka Banaadir ayaa xilka ka qaaday qaar ka mid ah degmooyinka Muqdisho, halka kuwo kalena la isku bedelay. Talaabadan ayaa saameysay lix ka mid ah degmooyinka caasimada oo kala ah Dharkeynley, Shibis, C/casiis, Kaaraan, H/wadaag iyo Wadajir. Gudoomiyihii Dharkeynley C/Raxmaan Sayid Cali ayaa xilka laga qaaday, waxaana loo wareejiyey degmada Shibis, waxaana gudoomiyaha cusub…

  • Askari Katirsan Ciidamada Dowlada Federalka Oo Dil Ugeystay Nin Miyir Dhiman

    Askari Katirsan Ciidamada Dowlada Federalka Oo Dil Ugeystay Nin Miyir Dhiman

    Askari ka tirsan ciidamada Amaanka Soomaaliya ayaa goor dhaw oo barqadii ah qof shacab ah ku dilay Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa sheegay in Askariga iyo ninkan uu dhaxmaray muran, ka dibna rasaas lagu furay markii uu la soo baxay toorey uu ku weeraray askariga Wararka qaar ayaa sheegaya in ninka la…

  • US military airstrike targeted IS-Somalia’s second commander in Bari Region.

    US military airstrike targeted IS-Somalia’s second commander in Bari Region.

    The US military conducted an airstrike Sunday that killed Abdulhakim Dhuqub, a high ranking ISIS-Somalia official. US Africa Command, which oversees US military operations on the continent, said in a statement Monday that the strike targeted a vehicle near Xiriiro, Bari Region. The statement refers to Dhuqub as the terror affiliate’s “second in command,” saying…

  • Dibad Baxyo Rabshado Wata Oo Muqdisho Ka Dhacay

    Dibad Baxyo Rabshado Wata Oo Muqdisho Ka Dhacay

    Banaan bax rabshado wata oo ay dhigeen darawalada Mooto bajaajta ku shaqeysa iyo dad kale oo shacab ah ayaa ka kadhacay Isgooska Howl Wadaag ee magaalada Muqdisho. Banaan baxa ayaa ah mid looga soo horjeeday dil uu Isgooska Howlwadaag ugu geestay askari katirsan ciidanka booliiska labo qof oo shacab ah oo mid kamid ahi ahaa…

  • Somalia: security forces kill more than six people in Mogadishu

    Somalia: security forces kill more than six people in Mogadishu

    The Somali Government’s security forces shot dead a rickshaw (Bajaaj ) driver and his passenger in the capital on Saturday, There are also other reports that another four people were killed while they were protesting against the shootings, witnesses and lawmakers said. The protesters threw stones at police and burned tires filling the streets with…

  • Ethiopia’s Role In The Reconciliation Between Somalia And Somaliland.

    Ethiopia’s Role In The Reconciliation Between Somalia And Somaliland.

    Ethiopian Prime minister Abiy Ahmed is awaiting a European Union input to boost reconciliation initiative between Somalia and Somaliland, ADV learns here Sunday. Last week, delegates from several EU countries visited Hargeisa and held a discussion with Somaliland leader on the prospects of a dialogue between Somalia and Somaliland and the way forward. The delegates’…

  • Soomaalia Oo Ka Qeyb Gashay Shirka Baarlamaanada Caalamka

    Shirkii 140 aad ee Midowga Baarlamaanada Aduunka ayaa ka socda magaalada Doxa ee dalka Qatar. Waxaa shirkaas ka qeyb galaya wufuud ka kala socota baarlamanada dalalka caalamka intooda badan. Wafdi heer sare ah oo ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Somalia uga qayb…

  • Kulankii Golaha Shacabka Oo Fowdo Kusoo Gabagaboobay.

    Kulankii Golaha Shacabka Oo Fowdo Kusoo Gabagaboobay.

    Waxaa maanta fowdo kusoo afmeermay kulan ay Xildhibaanada golaha shacabka ku lahaayeen xaruntooda, waxaana kulanka looga hadli lahaa arimaha amaanka dalka gaar ahaan caasimada. Kulanka Baarlamaanka oo saacado badan dib u dhacay ayaa markii dambe furmay kadib ,markii oo kooramka buuxsamay, waxaana xildhibaanada ugu horeyn cod u qaadeen in Warbaahinta kulanka laga saaro iyo in…

  • Ciidamada Xooga Dalka Oo Miinooyin Badan Kasoo Saaray Deegaanka Ceelasha Biyaha

    Ciidamada Xooga Dalka Oo Miinooyin Badan Kasoo Saaray Deegaanka Ceelasha Biyaha

    Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa degaanka Ceelasha biyaha ka soo saaray waxyaabaha Qarxa oo badan oo lagu aasay xaafado ka mid ah degaanka. Saraakiisha Ciidanka dowlada ayaa sheegay in qaraxyada la doonayay in lagu dhibaateeyo ciidamada amniga ee ku sugan degaanka iyo shacabka. Wali lama shaacin In howgalkaasi lagu soo qabtay shaqsiyaad marka laga Reebo…

  • Boosaaso: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Oo Mashaariic Hormarineed Daahfuray

    Boosaaso: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Oo Mashaariic Hormarineed Daahfuray

    Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Boosaaso maanta ka dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo ay ka mid yihiin xaafadda cusub oo lagu magacaabo Guryo-Samo, taasoo loo dhisi doono si casri ah, dhismaha mashruuca XALKA WAARA’’ oo lagu dhisi doono 200 oo guri, taasoo ay degi doonaan barakacayaasha magaalada Boosaaso iyo gobolka Bari oo dhan…

  • Gudoomiyihii degmada Xamar Jajab oo shaqa joojin lagu sameeyay, Maxaa sababay?

    Gudoomiyihii degmada Xamar Jajab oo shaqa joojin lagu sameeyay, Maxaa sababay?

    Guddoomiyihii degmada Xamar-jabab ee gobolka Banaadir Ismaaciil Mukhtaar Cumar (Orange) ayaa shaqada laga jooiyey ka dib amar ka soo baxay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho. Shaqo joojinta lagu sameeyey Guddomiyihii degmada Xamar Jajab ayaa waxaa  allbanaadir online u xaqiijiyey masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir. Si rasmi ah looma oga sababta keentay shaqo joojintan…

  • UN is seeking action to tackle the explosive hazards in Somalia

    UN is seeking action to tackle the explosive hazards in Somalia

    Somalia and the UN have called for concerted efforts to help the government eliminate threats posed by the increasing use of improvised explosive devices (IEDs) in the Horn of African nation. Mohamud Mohamed, minister for internal security, called on stakeholders and the mine action community to support the government’s implementation of a national plan to…

  • The short Marathon race held in Mogadishu this morning

    The short Marathon race held in Mogadishu this morning

    In Mogadishu this morning, the event was held at the Marathon Trail, organized by the Ministry of Youth and Sports of Somalia and Benadir Regional Administration. Hundreds of youths competing for the names of the districts of Banaadir region participated in the competition, together with girls and boys, and jointly opened with the Minister of…

  • A Somalia mother was forced to give birth outside a medical facility funded by German Government

    A Somalia mother was forced to give birth outside a medical facility funded by German Government

    The Somalia mother was forced to give birth outside a medical facility funded by Germany Government for failing to pay $20 demanded by the staff for midwifery services . The hospital whose operations are managed by a local NGO WARDI told the woman that unless they money was paid; they could not attend to her.…

  • A Car Explosion Targeted At Restaurant Near The Somali Police Academy in Mogadishu

    A Car Explosion Targeted At Restaurant Near The Somali Police Academy in Mogadishu

    “A car bomb parked at a restaurant exploded. The restaurant is behind the police academy. So far we do not know the casualties,” police officer Major Mohamed Hussein said. The car bomb exploded at a restaurant near the police academy in the capital city of Mogadishu on Thursday evening, police said. No group immediately claimed…

  • Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland oo booqday xafiiska cusub ee Ra’iisalwasaare kheyre.

    Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland oo booqday xafiiska cusub ee Ra’iisalwasaare kheyre.

    Warbaahinta Dalka Times kala soco warar iyo warbixino cusub. goor walba goob kasta. Warbixin: #Madaxweynaha Maamul Goboleedka #Jubbaland oo booqday xafiiska cusub ee #Ra’iisalwasaare #kheyre. #Muqdisho. Home

  • Dalka Burunay Oo Shareecada Islaamka Dhaqan Galiyay!

    Dalka Burunay Oo Shareecada Islaamka Dhaqan Galiyay!

    Burunaay (Brunei) oo ah dal yar oo dhaca jasiiradda loo yaqaano Borneo, wuxuu u qeybsamaa 2 qaybood oo kala duwan oo ku wareegsan Malaysia iyo Koonfurta Badda Shiinaha. Waxaa ay caan ku tahay xeebaha qurxoon iyo dhulka keymaha ah. iyo xayawaanka noolaha ee biodiverse, inta badan waxaa lagu ilaaliyaa kaydka waxyaalo qadiim ah. Caasimadda dalka…

  • Somali Terrorist Group Alshabab Killed A Fisher Man in Marka District.

    Somali Terrorist Group Alshabab Killed A Fisher Man in Marka District.

    “The group have fired at a boat carrying number of fishermen in Marka District”, Former Governor of Marka said. The boat was navigating across Marka’s coast in between locations of Jilib and Gardanshe. Al-Shabaab fired at the boat after they allegedly suspected it to be used to spy against them by joint troops of AMISOM…

  • Somali Government Arrested 23 of it’s soldiers in Mogadishu

    Somali Government Arrested 23 of it’s soldiers in Mogadishu

    Deputy Force Commander of the Somali Police Force Jen. Zakiya Hussein Ahmed said large-scale operations have been ongoing in Mogadishu, and arrested 23 Somali police officers. She said the soldiers were arrested for allegedly being involved in corrupt practices against their duties and said that the recent arrests would be brought to justice. On the…

  • Safiirada Midowga Yurub U Fadhiya Soomaaliya Oo Booqday Somaliland

    Safiirada Midowga Yurub U Fadhiya Soomaaliya Oo Booqday Somaliland

    Safiirada Dalalka Midowga Yurub u fadhiya dalka Soomaaliya ayaa booqasho ku gaaray magaalada Hargeysa ee caasimada gooni isutaaga Somaliland. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa isagu xafiiskiisa ku qaabilay wefdigan oo ka koobnaa safiirrada Soomsaliya u fadhiya dalalka kala ah Denmark, Switzerland, Finland, Norway, Sweden, UK iyo Midawga Yurub. Kulankan oo ka qabsoomay qasriga madaxtooyada,…

  • Puntland leaders met US ambassador in Boosaaso

    Puntland leaders met US ambassador in Boosaaso

    Puntland President Said Abdullahi Deni and other leaders at the state’s capital has met The US ambassador to Somalia Donald Yamamoto, Boosaaso yesterday. According to a statement released by the State, the semi-autonomous regional state of Somalia’s leadership has discussed a wide range of issues with the US representative. The meeting was attended by several…

  • Dowlada Federalka oo faahfaahin ka bixisay howlgalada ka socda Muqdisho

    Dowlada Federalka oo faahfaahin ka bixisay howlgalada ka socda Muqdisho

    Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Zakiya Xuseen Axmed ayaa tilmaamtay in howlgallada amniga lagu xaqiijinayo ay qeyb ka tahay qorshe balaaran oo lagu sugayo amniga caasimadda iyo guud ahaan dalka. Zakiya oo shir jaraa’id ku qabatay xarunta Taliska ciidanka booliska ayaa sheegtay in ciidamada amniga ay saddexdii maalin ee la soo dhaafay caasimadda…

  • Somali President reshuffles the military to curb rising insecurity

    Somali President reshuffles the military to curb rising insecurity

    The Somali President Farmajo on Saturday moved four top military commanders in a mini-reshuffle as part of measures to curb rising insecurity in the Horn of Africa nation. Under the changes, Abdi Mohamed Hassan who has been military attaché in Somali embassy in Saudi Arabia was appointed as the new deputy commander of the Somali…

  • Dalalka Yurub qaarkood oo aqoonsaday Baasaboorka Soomaaliga

    Dalalka Yurub qaarkood oo aqoonsaday Baasaboorka Soomaaliga

    Talaabadan ayaa timid ka dib dedaal ay muujiyeen madaxda sare ee heyadda socdaalka iyo jinsiyadaha dowlada Somalia, kuwaasoo horey ugu guuleystay iney dowlado kale oo ka tirsan Yurub ku qanciyaan aqoonsiga baasaboorka Soomaaliga ah. Wadamada Belgium iyo Luxembourg ayaa si rasmi ah u aqoonsadey baasaboorka Soomaaliga ah gaar ahaan baasaboorada dublamaasiga iyo kan shaqada. Labadan…