Guddoomiyaha xiriirka baaskiilada Soomaaliya (Somali Cyling Union) Axmed Maxamed Xasan (Birta) ayaa markii ugu horeysay ka warbixiyay...
WARKA
War qoraal oo kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa looga hadlay dagaal dhiig...
Xaaf oo wali sheegta madaxweynaha Galmudug ayaa ku adkeysanaya inuusan la heshiineyn madaxda cusub ee maamulka Galmudug...
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa dil toogasho ah ku xukuntay, Maxamed Cabdi Nuur Geeddi (Madax-yareey)...
Waa maxay waxyaabaha laga doonayo qofka sooman in uu la yimaado? Qaybta 1aad Waxaa soo diyaariyay: Maxamed Xaaji...
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa kusii jeeda degaano iyo...
Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa si adag uga hadlay kufsi arxan...
Sirdoonka Soomaaliya ayaa eedeyn naadir ah u jeediyay wariye Haaruun Macruuf oo ka tirsan laanta afka Soomaaliga...
Kadib markii xayiraad lagu soo rogey keenista Qaadka Soomaaliya ayaa waxaa soo if-baxaya in mandooriyahaan si joogto...
Inta badan wadamada caalamka ayaa xayiraad kusoo rogay shacabka kunool si looga hortago in uu faafo nolosha...
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in heshiis Qarsoodi ah ay wada gaareen Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed...
Wararka ka imaanaya Degmadda Walaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in halkaas lagu gowracay ku...
Wasiirka dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa si weyn uga soo horjeestay go’aan Xukuumada...
Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa weerar culus oo isugu jiray qaraxyo iyo mid...
Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in laba kiis oo cusub oo Coronavirus ah laga helay Soomaaliya,...
Waxaa jira cabsi laga qabo in dowlada Fedaraalka Soomaaliya ay qorshaynaysa in ay dib u dhigto doorashooyinka...
Dagaalada Qabiilka oo meelo ka mid ah Jubbaland iyo K/Galbeed ka socda waxaa ku soo kordhay sanadkan...
Kabtanka Ciidamada Badda Mareykanka ee USS Theodore Roosevelt ayaa xilka laga qaaday kaddib markii uu sheegay in...
Warar ay heshay Badweyn Online ayaa sheegay in ciidamo Itoobiyaan ah oo cusub ay soo gaareen degmada...
Dowladda Soomaaliya ayaa markale dalbatay joojinta dagaal beeleedka Duleedka Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka...
Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay inaysan wax jawaab ah ka bixineyn baaqii wakiilka QM ee Soomaaliya James Swan...
War saxaafadeed xalay kasoo baxay madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu cadeeyay mowqifkooda ku aadan doorashada la filayo...
Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in garoonka ciyaaraha ee Muqdisho Stadiom oo wali ka...
1- iska yarey in aad la socoto oo baar baarto mar waliba wararka la xiriira corona virus...
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in kiisaska dadka laga helay cudurka Coronavirus ee Soomaaliya ay kordheen oo ay...
Muqdisho:-Guddiga sare ee loo xilsaaray xakamaynta xaaladaha Cudurka COVID19 oo shir jaraa’id ku qabtay Isbitaalka Martiini ayaa...
Waxaa sii badanaya maalinbo maalinta ka dambeesa dadka daafaha dunida ugu dhimanaya caabuqa faafa ee Caronavirus, waxaa...
Howl-galkaan oo ay xalay ciidanka Booliiska ka sameeyeen Xaafadaha Degmada Hobyo ayaa mid lagu xaqiijinayay amniga magaalada...
Saraakiisha dalka Sucuudiga ayaa banddow habeen iyo maalin ah kusoo rogay magaalooyinka barakeysan ee Maka iyo Madiina...
Labo ciyaartooy oo caan ah oo kasoo jeedo qaaradda Afrika ayaa cambaareeyay hadal kasoo baxay labo dhaqtar...
Guddiga wadajirka ku meel gaarka ah ee diyaarinta xeerarka dhammeystirka sharciga doorashooyinka Qaranka ee Somaaliya ayaa sheegay...
MUQDISHO, Soomaaliya, 03 Abriil, 2020- Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu cambaareynayaa handadaadda iyo cagajugleynta faafreebka ku saleysan...
Kabtanka Ciidamada Badda Mareykanka ee USS Theodore Roosevelt ayaa xilka laga qaaday kaddib markii uu sheegay in...
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda arrimaha Dibadda Soomaaliland ayaa sheegay inay sharciga la tiigsan doonaan Odayaal dhamaqamEed ka hadley...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka arrimaha dibadda Norway, Ine Eriksen Soreide oo maanta yeeshay kulanka...
Nin u dhashay dalka Nigeria ayaa toogasho lagu dilay kadib markii lagu eedeeyey inuu jebiyey amarka guriga-joog...
South Africa waxa uu ka mid yahay dalalka addunka ee uu aadka u saameysay dhibaatada caabuqa Coronaviurs...
Guddiga wadajirka ku meel gaarka ah ee diyaarinta xeerarka dhammeystirka sharciga doorashooyinka Qaranka ee Somaaliya ayaa sheegay...
Afhayeenka Ciidanka Booliska Puntland Cabdi Waaxid Cabdulle Muuse ayaa beeniyey warar lagu baahiyey Baraha Bulshada,kaas oo lagu...
Labo ciyaartooy oo caan ah oo kasoo jeedo qaaradda Afrika ayaa cambaareeyay hadal kasoo baxay labo dhaqtar...
Ma ogi waxa ay NISA sheegtay in ay iyadu ka og tahay Haaruun Macruuf. Mana sahashan karo eedeyn ku...
Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda waxbarashada ayaa todobaadkii hore mar qura ku soo toosay go’aanka ay dowladda...
Si guud waxaan u taabanayaa dhinacyada uu baahan u diyaar-garoow sarreeya. Meelaha u baahan in laga muujiyo taxaddar...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay inay dileen sarkaalkii Al-Shabaab u qaabilsanaa howl-gallada gobolka Bakool. Qoraal kasoo...
Sida laga soo xigtay tirakoobkii ugu dambeeyay ee Jaamacadda Johns Hopkins tirada guud ee kiisaska Coronaviris ayaa...
Ma jirto wax xilligan daah la saarayo oo qarsoon. Ma jirto rajo ku saabsan daweyn mucjiso ah...
Culimaa’udiinka dalka Soomaaliya ee colaaddu halakaysay ayaa haatan safka hore ka galay dagaalka lagaga hortagayo fayraska coronavirus...
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka teleefanka kula xiriiray marwadii iyo qoyska uu ka baxay...
Caawa Corona kaliya aa !!!. 1-Shalay: Dhakhtar Washington Jooga ayaa Su’aalo weeydiiyay Nin Looga shakiyay in uu...
Muqdisho:-Iyadoo la tixgelinayo saameynta uu cudurka Coronavirus ku yeeshay hannaankii shaqo iyo nololeed ee dalkeena, iyo go’aamadii...