Post View....

DAGAALO IYO HAB-DHAQAN FOOL XUN OO KA SOCDA jUBOOYINKA !!!

0
59

Dagaalada Qabiilka oo meelo ka mid ah Jubbaland iyo K/Galbeed ka socda waxaa ku soo kordhay sanadkan 2020 in Qabiil walba dhibka uu kan kale u gaysto.

Ayaandarro weyn ayaa Muuqata oo dhaqankii Suubanaa iyo Bini’aadanimada oo alagu tuntay.

Arintan waxay qeyb ka qaadanaysaa sii hurinta Colaadda, Waxaana ka rajeynayaa qeybaha Dagaalamaya in dhallinyaradooda u caqli celiyaan. Maamulada qeybahaasna ay muujiyaan Mas’uuliyadda ka saaran Amniga iyo in qof walba Nabad uu ku noolaado Deegaanka uu joogo Cidda Caqabadda ku ah Nabadda la marsiiyo wuxuu sharciga qabo.

NABAD AYAA WADA NOOLAANSHO LEH..

WD: Saciid Buuna

About Author