Madaxweynaha dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dawladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Kuwait uga tacsiyeeyey...
Month: September 2020
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay in degaannada Maamulkaas markale uu kusoo laba kacleeyay cudurka samareenka...
Waxaa lagu guuleystay in la demiyo dab khasaaro gesytay oo Maanta ka kacay goobo Ganacsi oo ku...
Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Badweytims ayaa sheegaya in todobaadkaan uu si rasmi ah u...
Dhamaan ciidanka ilaalada Villa Somalia ayaa bilaabay fulinta amarro cusub oo la sheegay in ay soo saartay...
Guddoomiyaha degmada Run-Irgood Macalim Muxudiin Maxamed Kulmiye, oo la hadlay warbaahinta gudaha Soomaaliya ayaa sheegay in Al-Shabaab...
Muqdisho:-Taliyaha qeybta afaraad ee ciidamada AMISOM Col. Cabdiraxmaan Riyaale Xareed oo maanta gaarey Magaalada Samareeb ee Caasimada...
Light to moderate rains continued to spread in the northern parts of Somalia over the past one...
Muqdisho – Ku-simaha Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta kulan la...
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidanka qalabka sida iyo...
Dacarta Cas waxaa laga helaa meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya, hase yeeshee khubarada dhinaca seyniska...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan weyn oo beesha Habargidir ay ku taageereysay musharaxnimada hoggaamiyaha xisbiga...
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye & wafdi uu hoggaaminayo oo fiidnimadii caawa soo gaaray Magaalada Muqdisho...
Xayiraada Soomaaliya ee qaadka Kenya ayaa gudaha dalkaasi ka abuuray xiisad siyaasadeed cusub oo dab kusii qabtay...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la yeeshay taliyeyaasha ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya...
Amiirkii dalka Kuwait Shiikh Sabah Al-Ahmad al-Jaber Al-Sabah ayaa geeriyooday isagoo da’diisu aheyd 91 jir sida lagy...
Ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa waxay Warqaad usheegeen in kulan qadka Taleefoonka dhexmaray Xasan Sheekh Maxamuud...
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay ganacsato badan oo Soomaaliyeed, kuwaas Muqdisho ku xiran in ka badan...
Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdiacasis Lafta-gareen oo ka hadlay xaflad ay xalay isugu yimaadeen madaxda iyo xlidhibaannada koonfur...
Alshabaab ayaa maamuusha xabsiyo kala nooc ah oo dadka siyaabo kala duwan loogu ciqaabo, waxaana xabsiyadan la...
Ra’iisal wasaarihii hore Ee Soomaaliya Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke ayaa dib udhigay Safar uu ku imaan lahaa...
Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in uu mar kale ka furmo shir ay isugu imaanayaan Dowlada federaalka...
Warbaahinta caalamka kuwooda ugu afka dheer ayaa si weyn u hadal haya Duq magaalo oo geeriyooday maalmo...
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay wejiga labaad ee mashaariicda...
Qaar ka mid ah hey’adha Qaramada Midoobay iyo Dalalka Dunida ayaa manta u dabbaaldegay xuska 29-ka Setembar...
Madaxweynaha Turkiga Rajib Dayib Erdogan ayaa Armeniya ugu baaqay iney joojiso qabsashada dhulka lagu muransan yahay ee...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa xafiiskiisa magaalada Khaartuum kula kulmay safiirka...
Musharax madaxtinimada mucaaradd ugu weyn dalka Tanzania, Tundu Lissu, ayaa ka soo hor muuqday guddiga anshaxa ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa Magaalada Hargeysa kulan kula qaatay wafdi ka socday...
Ciidamada Azerbaijan iyo Armenia ayaa sheegtay in midba mid kale uu khasaare xooggan gaarsiiyey, ayada oo maalinkii...
Taliyaha qaybta afaraad ee ciidamada AMISOM Col. Cabdiraxmaan Riyaale Xareed oo maanta soo gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Maanta Magaalada Muqdisho...
Wararka inaga soo gaaraya ayaa sheegaya in Toogasho ka dhacday Magaalada Garowe Caasimada Puntland. Ciidamo hubeysan oo...
Arrinta muranka duulimaadyada gudaha ee saaka hakadka gashay ayaa salka ku heysa in hal diyaarad kaliya loo...
Kooxo mintidiin ah, oo adeegsaday xeelad dhif iyo naadir ah, ayaa dameer ay kusoo rakibeen walxaha qarxa...
Sahra Abuukar oo ah gabar Soomaaliyeed oo qaxooti ku ah dalka Mareykanka ayaa ku guuleysatay tartanka quruxda...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, wuxuu dusha saaray xamuul badan xilli waqtiga u haray uu kooban...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa xafiiskiisa Magaalada Khaartuum kula kulmay Safiirka cusub...
Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa wax ka beddeshay sharciga uga degsan sinnaanta ragga iyo haweenka, waxayna dhaqan gelisay...
Muran xoog leh ayaa Saakay ka taagan garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ka dib markii ay joogsadeen...
Madaxweynaha Dowlada Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen...
Hay’adda caafimaadka adduunka ayaa sheegeysa in 120 milyan oo baaritaano deg-deg ah oo lagu ogaanayo cudurka coronavirus...
Muqdisho:– Saraakiil ka tirsan ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in sanado badan kadib ogaadeen in uu...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland, ayaa sheegaya in xeebta Boosaaso ay ku...
Maxkamadda Al-Shabaab ee ku taalla Ceelcali Hiiraan ayaa xukun dil ah ku fulisay nin Shabaab ku eedeeyeen...
Sahra Abuukar oo ka soo jeeda Soomaaliya, balse qaxooti ku ah Mareykanka ayaa ku guuleysatey tartanka quruxda...
Qaar ka mid ah dadka siyaasadda falanqeeya ayaa Dowladda Farmaajo ku dhaliila in tan iyo markii la...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa shil gaari oo waaberigii hore ee saakay ka dhacay Magaalada Muqdisho...
Sida wararka aan ku helnay, Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa wada qorshe uu...
Kooxo mintidiin ah, oo adeegsaday xeelad dhif iyo naadir ah, ayaa dameer ay kusoo rakibeen walxaha qarxa...