Post View....

Xoghaya Guud Ee Xisbiga XQS Oo Warfaafin Soo Saaray

0
120

Somali Diaspora Party

Taariikh ahaan siyaasadda  ku – dhaqan-qabiilka ee soomaliya waxay soo jirtay ka hor  inta aynan hanan   xurnimadeeda, waagana xal looma helin ,  Laakiin ,Xisbiga siyaasadeed oo la baxay ‘Somali Dispora Party’ ayaa  baadi goob ugu jira sidii looga  bixi lahaa siyaasadan qaabka daran ee qabiil ku dhisan ee maamulka dalka ku soo  koobtay Muqdisho iyo xaruunta  Madaxtooyada  oo aad moodo in uu ku yaal  ceel biyo macaan oo ay qoosaaradu biyo doonka ah iyo awrto ku  loolanto

Xisbiga Qurbajoogta Soomaaliyeed waa xisbi xaldoon ah oo  ka damqanayo dhibaatada qoysaska soomaaliyeed ee ku nool dal iyo dibadba. Waa xisbiga Xaldoon ah oo diidan xilka Inta Siyaadda ay ku dhisan tahay qabiil.iyo in aan isla doono qoysaska qurba-joogta Soomaaliyeed  qaabkii ay ula jaan qaadi lahaayeen wadamada  aan la nool nahay.

Xisbiga waxay isla shaqeeyaan aqoonyahano soomaaliyeed oo xaldoon ,ah oo la magac baxay ; guddiga siyaasadda qurba-joogta soomaaliyeed waxayna muddo lex sanno ah ka badan baadi  goobi ugu jireen sidii dadka iyo dalkaba loogu maamuli lahaa Federaalka Ku Haboon dhaqanka iyo hiddha Soomaaliya

Xisbigan waxuu  si gaar ah ugu  adeegayaan   shacabka ku 18ka gobol  ee dalka Soomaaliya uu ka kooban yahay, gaar ahaan, waxuuna fursadaha intooda badan u siinayaa dhalinta   Soomaaliyeed ee dhashay xilligii dagaalada sookeeye. Iyo kuwii waqtigaas ahaa caruurta ahaa. Dhallintaas, meel weliba oo ay joogaan, waxaan ka codsanayaa  in ay ka tala- bixiyaan qaabkii qabiilka looga samato bixin lahaa siyaasada Federaalka ee Soomaalia.

 

Liibaan Ciise

Guddoomiyaha XQS

The Nine Zone of Somali Regional

Reforming Somali  Economic  Policy

No  Name of Name of the 18 official Regions in Somalia Apprenticeship Programs
01 Zone 1 Awdal

W/Galbeed

Toghdheer

Red Sea – Travel and tourism

Urban area and Berbera sea port Red Sea

Lives stock and animal husbandry

02 Zone    2 Sool

Sanaag

Landscape (Travel and tourism)

Landscape Travel & Tourism –Red Sea

03 Zone 3 Bari

Nugaal

Bosaso Port, Puntland

Sheep and Goat

04 Zone  4 Galgaduud

Mudug

Livestock and maritime resources

Livestock and maritime resources

05  Zone 5 Sh/dhexe

Hiiraan

Industries, Livestock Agriculture & Maritime

Livestock & Agriculture and commerce

06 Zone 6 Bay

Bakool

Livestock  & Agriculture  – Jubba River

Livesrock  & Agriculture  – Jubba River

0 Zone 7 J /Dhexe

Gedo

Livestock & Agriculture – Jubba River

Livestock & Agriculture – Jubba River

08 Zone 8 J/hoose

Sh/hoose

Coastal  Regions (Indian Ocean) Travel & Tourism and industries (Kismaio Port)
09  

Zone 9

 

 

 

 

 

Y/shiid Shangani Wadajir Shibis
B/dheere H/weyne Hodan A/aziz
W/dhiig H/Jajab Dayniile K/raan
H/Wadag Waaberi Dh/Kenley Huriwaa
Y/shiid Sh/gani Wadajir Shibis

 

             The name of  official   Districts for  Somali people No of Districts      Name of Councillors & MPs 
No Magaca

Gobolka

Magacyada Degmooyinka  rasmiga  ah   ee Somaliya    Total(7) Regions(4)       FG(3)     
01 Awdal Borama       Lughaya . Saylac     Baki 04 28 16 12
02 W/galbeed Hargeisa     Gabiley    Salahlay  Berbera 04 28 16 12
03 Togdheere Burao   Buhodle  Odwayne  Sheikh 04 28 16 12
04 Sanaag Laasqoray  Erigaabo  Badhan 03 21 12 09
05 Sool Laascaanood  Caynaba  Taleex 03 21 12 09
06 Bari Bosaso  Qandala Qardho  Caluula Iskushuban 05 35 20 15
07 Nugaal Garoowe  Eyl     02       14        08        06
08 Mudug G/kacyo  Galdogob   Hobyo H/dhere  Jariiban 05 35 20 15
09 G/Gaduud Caabudwaq  Cadaado  Ceelbuur   Ceeldheer Dhusa Mareb 05 35 20 15
10 Hiiraan B/weyne  Buuloburde  Jalalaqsi  Matabaan 04 28 16 12
11 Sh/Dhexe A/ Yabaal  Balcad Cadale Jowhar  Warsheikh  Mahadaay 06 42 24 18
12 Benaadir  Magacayada  16 Degmo ee  G/ Benadir  Fadlan Fiiri  shaxda  qeybeeda  hoose 16 112 64 48
13 Sh/Hoose Afgoi  Baraawe  Marka  Q/yoleey  W/weyn Sablaale Kurtunwaarey 07 49 28 21
14 Bay Xuddur  Tiyegloow  Waajid  Yeed 04 28 16 12
15 Bakool Baidoa  Buurhakaba Diinsoor Qasahdhere 04 28 16 12
16 Gedo Baardheere  B/ Hawo  Doolow Garbahaarreey  Luuq 05 35 20 15
17 J/dhexe Bu’aale  Jilib Sakow 03 21 12 09
18 J/Hoose Afmadow Badhaadhe Jamaame  Kismaio 04 28 16 12
    88 616 352 264

Benadir Districts: Abdiaziz    Bondhere     Daynile  Dharkenley   H/Jajab  Hodan   H/Weyne H/Wadag Huriwaa  Kaaraan  Shibis Shangaani Waabari Wadaji Wardhiigley  Yaaqshiid

FG Stands Federal Government.

Dawladda Federaalka Soomaliya

Waxaan halkan ugu Mahadcelinaya  Madaxdii hogaamineysay Dawladahii burburka ka danbeeye oo idil waxay muujiyeyn dadaal aad u mug weyn. Sida magaca dawladda soomaaliya ka muuqda, Dawladda Soomaaliya waa Dawlad Federaal ah, balse, waxay u dhaqmayaan  sidii  Dawlad dhexe oo kale, Taasina, waxaa ku caddeyn karo Dastuurka ay isticmaalayaan oo ah  dastuur loogu talagalay dawlad dhexe (Central Goverment). Tusaale ahaan;Bangiga Dhexe (Central Bank), waxaan maqli lahayn  haddii la fahansanyahay  Siyaasada federaalka: Somali Federal Bank. Somali Federal University, halka Maanta ay Jaamacda Ummada Somaaliyeed.

Qaabka ay u wada qeybsanayaan waxaan ka arki kartaa darasadaan.

Saddexda instittution ee dawladda federaalka ka kooban tahay; sida: Fulinta, Sharci deginta iyo Garsoorka. Waxay  ku haboon yihiin in loo kala qeybiyo Caasimada dalka oo idil, maxa yeelay, dawladda Federaalka waa dawladda (Decentrlised ah).

Dawladda Decentraal ah, waxay leedahay xukun salkiisu balaaran yahay(FLAT CHART), waxay bil cagsi isku yihiin qaabka dawladda Dhexe, ee Aalaaba Madaxda Soomaaliyeed ku caan baxeyn. Sida magaabista Taliyaasha Ciidamada, Guddoomiyaasha Goboladakeeda  ka soo aasaasmaaWaa maxay decentrlised doonaa saddex caasimada saddexan gobol

Federaalka Ku Haboon Soomaaliya

Federaalka ku haboon  Soomaaliya waa in uu yeeshaa Dastuur qeexayo Federaalka ku haboon soomaaliya uu yeelan doono Xildhibaano ka kala socda Gobolada iyo Degmooyinka dalka.

Dawladaha  federaalka waa dawlad shirka ah  , sideedaba uma shaqeyn karto sida dawlad dhexe oo kale, laakiin dawladda dhexe waxaa la dhihi laha dawladdi kacaanka oo kale, dawladda federaalka way ku adag tahay in ay shacabka  gaarsiin karto  adeegii guud ee looga baahnaa.  Teeda kale, Dawladda federaalku ku haboon waa tan dhaqaalahu kaga yimaadaa dhinaca dawladaha hoose ee degmooyinka dalka,

Dawlad goboleedyada waxay aaminsanyihiin in dawladda federaalka in ay leedahay miisaaniyada kabi karto kharashka adeega guud ee dawlad goboleedyada.

 Dhaqaalaha  Dawladda

Dhaqaale ahaan, Somaliya waa dal hodan ah ee ku filan shacabkiisa ee tiradiisu lagu qiyaaso …………….. balse waxuu u baahan hogaamin iyo maareyn. Xanbaarsan khibrad iyo waayo aragnimo .Daraasadan waa daraasad muhiim ah oo malaha waxibedeli karta siyaasadda qabiilka ku dhisan ee Soomaaliya. Dalka soomaaliyeed waa dal aan ahayn faqri i lagumana  tilmaami karo.tusaal ahaan, bal meel noo dhig kheyraadka gobolada koofureed ee kala duwan, xitaa   gobolada waqooyi iyo kuwa bariga ku beegan   waxay leeyihiin  kheyraad ka badan kuwa koofurta lagu tilmaamo sida xoolaha, kaluumiku filan sida gobo ganacsi deked bosaso, laasqoray, haafuun,  ganacsi kala duwan, xabag kala duwan ,beeyo, fooxa cawda iyo kalluun aad u fara badan iwm.

Gobolada dhexe ma yareystaan  waxay leeyihiin xool aad u fara badan siiba ariga. Sidoo kale gobolada sool iyo sanaag, oo ah gobolo ku haboon ganacsiga dalxiiska iyo  dhirta udgoonka badan ee shimbirahu soo raacaan iyo ubaxa kala nooc ah oo ku haboon suuq gaynta caalamka.

Siyaasada Sharci dejinta  iyo Awood qeybsiga Federaalka

Gudoonka  Golaha Siyaasadda Federaalka waxuu ka koobna yahay 19 ruux oo kala ah:- Madaxweynaha Dawladda Federaalka, iyo Guddoomiyaasha 18 Gobol  ee Dalka Soomalia.  Awooda  Qeybsiga siyaasadda  federaalku waxay dhex jiiftaa degmooyinka iyo gobolada dalka, balse,  waxay u baahantahay in laysa meel digo tirada rasmiga ah degmooyinka dalku leeyahay. Muhiimada sharci dejintaa waxay   ku saleysan tahay  baahida Adeega Guud (public Service delivery) ee  Degmooyinkooda Rasmiga ah ee Dalka Soomaaliya.

Awooda qeybsiga siyaasada federaalka  kama timaado xaga sare ee madaxwaynaha iyo madaxtooyada.balse Awooda waxay ka imaaneysaa  guddoomiyaasha degmooyinka iyagoo la tashanayo shacabka soomaaliyeed ee ku nool tuulooyinka hoos yimaada degmadaas.  Haddaba si loo wada wadaago dhaqaalaha, siyaasada, awooda iyo  talada federaalka waa in la helaa himilooyinka federaalka sida:-

  1. in ganacsatada soomaliyeed lagala tashado xukunka dalka, maadama ganacsiga uusan laheyn qabiil.
  2. In dastuurka soomaliyeed laga cadeeyo awoodaha madaxweynaha dawladda federaalka.
  3. in manhajka waxbarasho ee gobol weliba lagu saleeyo manaafacaadka gobolka
  4. in ciidanka federaalka ee soomaaliyeed laga soo xulo gobolada dalka.
  5. in lagu soo koobo tirada wasiira-dawlayaasha 18, laguna  salayo tirada gobolada dalka,
  6. in degmo laga helo dhakhli ay dawladda federaalka ku shaqeyso, ilayn xaq maaha in Gobolka oo keliya laga helo 85%
  7. in ciidanka Booliska soomaliyeed loo kala degmooyinka oo dalka ka kooban yahay
  8. in jagadii raisal wasaaraha lagu bedelo madaxweyne ku xigeen.
  9. In xildhibaanada soomaaliyeed ay masalaan shacabka ku nool degmooyinka ay ka soo jeedaan warbixina ka keenaan.
  10. in gobol weliba loogu yabooho wasaarad ka tarjumi karta khayraadka uu leeyahay Gobolku iyo baahida gobolka leeyahay, tusaale ahaan:-

 2.8 Dhaqaalaha Federaalka

Dhaqaalaha dawladda federaalka  waa in uu  ka yimaanayaa gobolada dalka oo dhan. gobol weliba adeegiisa guud  isagaa ka masuul ah.  hadaba kol haddi uu Eebe nagu maneystay  kheyraadka kala duwan ,  maxaa ku jaban  haddii uu gobol weliba wasiiradooda  si  toos ah ula xisaaabtamo Dawlada Federalka. Wasiirarada gobolada ka kala masuul iyo gudoomiyaasha gobalka  waxay huwan yihiin magaca shacabka ku nool gobolka . Tusaale ahaan[ dawlaha horumari Gobol xukuma gobol kale ma jiro. Gobol weliba isagaa is xukuma (Regional Autonomy), Gobol weliba dhaqaalahiis isagaa maareyntiisa iyo maamulkiisa ka masuul ah.

  1. Dhakhliga Dawladda Federaalka

Dhakhliga dawladda Federaalka wuxuu ka imaanayaa dhinaca dawlaha hoose ee degmoooyinka, degmo welibana waa in ay leedayahay Guddoomiye degmada iyo duqa magaalda  u gaar ah, iyadoo guddoomiye degmo weliba si  toos ah ula shaqeynayo madaxda tuulooyinka iyo guddoomiyaha gobolka.

Lamaaneynta wasiiru dawlayaasha iyo Madaxda   is- maamul goboleedka

Guddoomiyaha Gobalku (The Governor)  wuxuu si toos ah ula shaqaynayaa wasiiru-dawlaha  lagu mataaneeyey gobalkooda, Wasaaradda gobolka lagu mataaneenayo waxay ka abuureysaa fursado shaqo caasimadaha Gobolda dalka. Tani waxay caddeynaysaa in dawladda federaalka  ee mustaqbalka fog  ay hanteyn  nidaamka federaal oo ku haboon dalkooda hooyo, iyo Federaal  ka turjumaya baahida adeega guud ee gobalka.

Wasiiro dawlad welba  oo ku mataaneywaa  Gobolka  waxuu Dawladda Federaalka wakiil  ugu yahay dhinaca  siyaasada federaalka.waxaana  looga fadhiyaa inuu wasiirku la yimaado  siyaasad cad oo ku dhisan talo-wadaag iyo hanti-wadaag   fulin kara adeeg guud oo la gaarsiiyo  gobolada dalka oo idil.  Kasoo u horseedayo  jiilka cusub nolol ku filan  ; isla markaana waa  in ay la yimaadaan dhaqaale  baahsan oo u adeegayo shacabka ku nool tuulooyinka iyo degmooyinka  Gobolkaas. Gobol weliba isagaa is xukuma, waxuuna masuul ka yahay kheyraadkiisa ,dhaqaalaha iyo

Siyaasadiisa (Regional Autonomy)>

Si loo helo canshuurta  nagu waajibtay waxaa gobol weliba  masuul looga dhigo doonaa  wasiir ama wasiiru, iyadoo  lagu  lamaaneynayaa,   mid ka mid Gobolada dalka. waxaa  lays waafajinayaa mihnadaha  wasaaradda iyo kheyraadka Gobolka  sida; wasiirka warshadaha fadhigiisu waa caasiimada gobolka shabeelaha dhexe ee Jowhar. Sidoo kale ,  wasiirka dalxiiska oo ku haboon , caasimada ceerigaabo ee  gobolka sanaa.,

      Fulinta  Siyaasadda Adeega Guud (Public Service Delivery).

Qorshaha dawlada federaalka Soomaaliya waa:-

  • In la abuuro qorshe lagu mataaneenayo gobolada  iyo wasaaradaha dalka Soomaaliya
  • In magaca raiisal wasaaraha loo rogo madaxweyne ku xigeen dalka
  • In dawladda federaalku aysan ahayn dawlad dhexe balse xaqiidii ay tahay dawlad federaal ah
  • In awoodu dawladda federalka ay ka timaado hoos wajahdana dhanka sare (Bottom to top) .
  • In degmo weliba laga sameeyo tartan dhaqan dhaqaale oo abuura is-maamul goboleed (Regional Autonomy)

Haddey qorshanhan laga dhabeeyo dawladda federalka waxay  dib u soo celin doontaa qiimaha iyo qaayaha u leeyahay macnaha dowlada soomaliya ee haatan federaalka ah, balse marka  hore  waa in degmo weliba  ay  isku tashato oo ay la timado hab- raac ku salaysan baahideeda iyo baahida qobolka ay ka tursan tahay .

  Shaxda Doorashada   Xildhibaanada  Dawladda Hoose ee Heer Degmo /Deegaan

             The name of  official   Districts in Somalia Tr.Deg              Tirada Xildhibaanada 
No Magaca

Gobolka

Magacyada Degmooyinka  rasmiga  ah   ee Somaliya D/ Hoose

      (7)

Gobolada

       (4)

D/federalka

   (3)

01 Awdal Borama       Lughaya . Saylac     Baki    04       28        16        12
02 W/galbeed Hargeisa     Gabiley    Salahlay  Berbera    04       28        16        12
03 Togdheere Burao   Buuhoodle  Oodwayne  Sheikh    04       28        16        12
04 Sanaag Laasqoray  Ceerigaabo  Badhan    03       21        12        09
05 Sool Laascaanood  Caynaba  Taleex    03       21        12        09
06 Bari Bosaso  Qandala Qardho  Caluula Iskushuban    05       35        20        15
07 Nugaal Garoowe  Eyl    02       14        08        06
08 Mudug Gaalkacyo  Galdogob Hobyo Harardheere  Jariiban    05       35        20        15
09 G/Gaduud Caabudwaq  Cadaado  Ceelbuur   Ceeldheer Dhusa Mareb    05       35        20        15
10 Hiiraan B/weyne  Buuloburde  Jalalaqsi  Matabaan    04       28        16        12
11 Sh/Dhexe A/ Yabaal  Balcad Cadale Jowhar  Warsheikh  Mahadaay    06       42        24        18
12 Benaadir  Magacayada  16 Degmo ee  G/ Benadir  Fadlan Fiiri  shaxda  qeybeeda  hoose-   16     112        64        48
13 Sh/Hoose Afgoi  Baraawe  Marka  Q/yoleey  W/weyn Sablaale Kurtunwaarey   07       49        28        21
14 Bay Xuddur  Tiyeegloow  Waajid  Yeed   04       28        16        12
15 Bakool Baidoa Buurhakaba Diinsoor Qasahdhere   04

 

      28        16        12
16 Gedo Baardheere  B/ Hawo  Doolow Garbahaarreey  Luuq   05       35        20        15
17 J/hoose Bu’aale  Jilib Sakow   03       21        12        09
18 J/Hoose Afmadow Badhaadhe Jamaame Kismaio  04     28       16        12
  88 616   352    264

Benadir Districts: Abdiaziz    Bondhere     Daynile  Dharkenley   H/J8ajab  Hodan   H/Weyne H/Wadag Huriwaa  Kaaraan  Shibis Shangaani Waabari Wadaji Wardhiigley  Yaaqshiid

Appendix A

The Planning Hierarchy of Somali Federal Institutions

Politically, Somali should be made up of 18 regional states, and  hopefully each  region will  reward  one ministry of state (MOS) to deliver public service sysytem

Judiciary

The President is the head of the federal Government and he remains the head of State,

President role is to work with the Attorney General and general audit 

Governors of the 18 Regions comprise of Somalia, they work straight to the president

The Executives

The name of Prime Minister will be change into vice president, VP roles and responsibilities the cabinet will comprise of 18 Sectary of States(SOS)

Federal government should be decentralized government, instead of central government 

Legislation

(Member of Somali Parliamentarian comprise of (Senators & Councilor’s)

Councilors represent the 89 districts comprised of Somali federal government. Each district required 3 councilors, one should be female.

Senator are representing their regions.

Each region required 7 Senatorsx18=(7×18) = 126

2.0 MIISAANIYADA  DAWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Degmo weliba waxaa laga rabaa in ay la shaqayso gobolkeeda , islamarkaana, ay  la xisaabtanto gobolkeeda, saa hay’adii fulinta ayaa gobol weliba ka hawl galeyso.  Agaasimaha Guud ee wasaaradda iyo Gudddoomiyaha Gobolka waxay isla diyaarinaayo sadeexdii biloodba waxay isla diyaarinayaan  warbixin la xiriirta hawl qabadka  guud  ee wasaarada iyo Gobolka iyo  kheyraadkeeda laga helo Gobolka.

Tusaale ahaan:- gobolka Galgaduud waxaa laga xukumaa Degmooyinka ; waa bottom-up line communication system oo ah in maamulku ka bilowdo salka hoose

Si shacabka soomaaliyeed u helo federaal aan dhalanteed ahayn.Wasaaradda Maaliyada iyo lacagta  waxay diyaarinaysaa baahida adeega guud ee looga baahan yahay Degmooyinka dalka, sida:- manhajka waxbarashada , tirada dugsiyadda, tirada goobaha caafimaadka , MCH yada, ceelasha, waraabka iyo waraha, iyo wax alla waxii uu deegaanka  u baahanyahay,

Maareynta Miisaaniyada Jamhuuriyadda Federaal Soomaaliyedd   waxay ku dhisnaan doontaa cashuurta laga soo ururiyo degmooyinka dalka, iyadoo degmo weliba ay hoos imaaneyso maamulka  Gobolkeeda   Miisaaniyada  waxaa lagu Jaangoonayaa baahida shacabka  ku nool Gobolka .wax qabadka wasaaradaha  lagu mataaneeyey Gobolka.  Dawladda  federaalka waxaa looga   qoondeenayaa Gobolkiiba boqolkiiba 15%  Dhakhliga laga soo ururiyo shacabka iyo ganacsatada soomaaliyeed ee gobolka waxaa dib loogu celinayaa Degmooyinka Gobolkaa boqolkiiba 50%.

Gobolada lagu mataaneeyey wasaradda  oo aan dhakhliga ku filneyn , waxaa ka wakiil noqon doono : Wasiirka – Dawlaha Gobolka , Guddoomiyaha  Gobolka (The Governor) iyo Duqa Gobolka (the Mayor)  , Senatarada Gobolka  iyo Xildhibaanda Degmooyinka ee Bobolkaaas ; waxay la xiriirayaa Guddiga Muwaanada ee Wasaaradda Maaliyada iyo Lacagta.  Waa Guddi  madax banana  oo ka kooban 18 Qofooda oo ka kala socda Gobolada Federaalka ee dalka.

2.1      MATAANEYNTA KHEYRAADKA DALKA IYO WASAARADAHA DALKA

Tusaale ahaan:

  1. Gobolka Shabeelaha Dhexe ……………………….Wasaaradda Warshadaha
  2. Gobolka Bay ……………………………… ….Wasarrada Qorshaynta Qaranka
  3. Gobolka Bakool …………..Wasaardda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo daaqa
  4. Gobolka Shebeelaha Hoose …………………………… .Wasaaradd Beeraha
  5. Gobolka Hiiraan ………………………………… ……Wasaaradda Ganacsiga.
  6. Gobolka Awdal ……………………… …….. Wasaaradda Arrinmaha Dibadda
  7. Gobolka Waqooyi Galbeed ……… Wasaaradda Warfaafiinta & wacyi gelinta
  8. Gobolka Benaadir ……………… . Wasaaradda  Arrimaha Gudaha
  9. Gobolka Gedo …………………………….. Wasaaradda dhalinyada & Sportiga
  10. Gobolka Galgaduud …………………………Wasaaradaha  Gaashaandhigga .
  11. Gobolka Mudug …………………………Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta
  12. Gobolka Sool …………………………Wasaarada Dalxiiska iyo Deegaameynta
  13. Gobolka Sanaag ………………………Wasaaradda Gaadiidka cirka iyo dhulka
  14. Gobolka Toghdheer Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha
  15. Gobolka Bari ……………….. Wasaaradda Kallumeysa iyo kheyraadka badda
  16. Gobolka Nugaal………………….Wasaaradda waxbarashada iyo barbaariinta
  17. Gobolka Jubbada Hoose …………Wasaaradda Garsoore iyo Arrimaha Diinta
  18. Gobolka Jubbada Dhexe ………….Wasaradda Hawlaha Guud iyo guryeynta
  19. MAKAMADA DASTUURIGA EE DALKA (Legal )

Maxkamada Dastuuriga ee dalka waa hayad garsoor, waxayna qaabilsan tahay  go’aan ka gaarista dastuurka  dalka jamhuuriyada federaalka Soomaaliyeed,  Tirada xubnaha ka mid noqon doono  Maxkamada Datuuriga ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaalia waxay noqonayaa 18 ruux oo aqoon u leh aqoonta Garsoorka, wxayna ka kala imaanayaa 18 Gobol ee uu dalka Soomaiya Ka kooban yahay. Waxyna kala dooran doonaan Guddoomiye iyo labo Guddoomiye ku xigeen, iyo Xoghaye Guud iyo xisaabiye. Shanta Gobol ee ugu horeyso ee laga soo dooranato waa kuwan hoos ku cad.

Gobolka   Hiiraan                         Guddomiye
Gobolka Nugaal                    Guddoomiye Ku Xigeen
Gobolka Galdaduud               “           “           “
Gobolka Bari                            Xoghayaha Guud
Gobolka Sh/dhexe                    Xisaabiayaha Guud            
Gobolada Kale                            Xubin Joogta

 

Doorashada Guddoomiyaasha Gobolada

Nooca Federaalka ee ku haboon dalka Soomaaliya waa mid leh dastuur u fasaxayo  Guddoomiyaasha Degmoominka in  soo dooran d gudoomiyasha Goboladooda , Guddoomiyaasha Degmooyinka waxaa soo dooranayo Guddoomiyaasha tuulooyinka.Tusaale ahaan.  17 degmo ee gobolka Benaadir waxay   si toos u magacaabayaan Wasiiru dawlahooda..

Benaadir Region B/dheere H/weyne Hodan A/aziz
W/dhiig H/Jajab Dayniile K/raan
H/Wadag Waaberi Dh/Kenley Huriwaa
Y/shiid Sh/gani Wadajir Shibis
  1. Degmooyinka rasmiga ee laga soo dooranayo xildhibaanada Dalka

Dalka waxuu u baahan yahay Dastuur federaal ah. oo lagu caddeenayaa : Sidii  loo wada wadaaga lahaa awooda dalka  iyo kheyraadka dalka. Si, loo helo dastuurkaas, waxaa lagama maarmaan ah in laysla meel dhigo tirada rasmiga ah ee degmooyinka waxaa jirta  saddex aragti oo kala duwan  (89degmo,90 degmo   , ama 91) degmo) Tirada rasmiga ah  waxaa looga fadhiyaa  marka  sharci dejiyaasha  soomaaliyeed ay  cod geliyaaan.

Xildhibaanadu waa hey’adda sharci deginta  ee dalka , isla-markaaba waa  hey’adda keliya ee dalkan  u horseedi karto  hirgelinta qaabkii loo heli dastuur ku haboon   Siyaasadda Federaalka Soomaaliya.

Haddii aan dooneyno in aan ka fekerno Aayada Caruurteyna iyo dhalinyaradeena  ku kala nool dalka gudahiisa iyo dibadiisa Aniga  waxaan aaminsanahay  tiradada rasmiga ah ee degmooyinka dalka   in ay yihiin 89 , degmo weliba  waxaa laga rabaa  saddex xildhiban , tusaale ahaan Degmada Bay, 3x 89= 267, kaba dhig  90×3= 270, ama 91×3=273.

Xildhibaanda Degmooyinka (councillors) waxay si too ula shaqeynayaan  Degmooyinkooda; iyagoo soo darsayo baahida adeega guud ee degmadooda. Qaabkaas waxuu ka mid yahay talaabooyinka lagu doonayo in Soomlia ay hesho federal ku haboon oo u hayaama dariiqda wanaagsan ee  dawladnimada

Dhabtii, xalka Soomaaliya waxuu ka bilaabanayaa Heya’ada Sharci Dejinta (Xildhibaanda labada Aqal.).aan sii qeexee, waa Aqalka Gobolada iyo Aqalka Degmooyinka. Xildhibaanda Aqalka Degmooyinka waxaa afka qalaad lagu yiraahda (Councillors) waxay had iyo jeer ku sugan yihiin Xaruumaha Degmooyinka laga soo doortay.  Waxayna) wakiil ka yihiin  danta guud  ee shacabka ku nool degaankooda.(Degmadooda) Balse,  Xildhibaanada Aqalka Gobolada ee loo yaqaan Senatarada (Senators ) Gobolada Dalka, waxay labada Gole shacab oo leh dastuur

xildhibaanada  somaaliyeed  waxay hawshooda u gudun doonaan sida xildhibaanada caalamka u shaqeeyo oo kale,  waxay masuul ka yihiin shacabka ku nool degmooyinkooda. Laba daradle , waxayna si toos iyo si dadbanba ula   shaqeyn doonaan  guddoomiyaha Degmooyinka dalka, Xildhibaan welibana waxuu ka wakiil ka noqon doonaa shacabka ku nool Degmooyinka rasmiga ah ee dalka uu lahaa.

Madaxweynaha Federaalaka

Madaxweynaha Federaalka waa inuu ku ekaadaa hab maamuuska xukuumada federaaka iyo raad raaca guddoonka sharuucda cusub ee looga gudbiyo  siyaasadii qabiilka ku dhisneyd.  Madaxweynaha federaalka waa in uu ka fekeraa  mataaneynta hey’adaha Garsoorka ee dalka. Halka  Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Federaalka soomaaliya.Waxuu bedelayaa jagadii Ra’iisal wasaraha waxuuna  ma’suul ugu yahay xukuumadda  ka kooban 18  wasiiru-dawlo oo  ka masuul  noqon doona shacabka ku nool 18 Gobol ee soomaaliya. madaxweyne ku xigeen waxuu ku shaqeyn doono  siyaasadda la xiriirta fedraalka  ee mataaneynta wasaaradaha dalka iyo gobolada.

Madaxweynaha Dawladda federaalka waxaa ka reeban in uu si toos ah u magacaabo Guddoomiyaasha  Degmooyinka iyo kuwa Gobolada dalka.

Madaxweynaha federaalka lama soo dooranyo. Doorashadau waa wareegto. Waxaana lagu caddeyn doonaa shaxdan soo socoto ee ku qeexan magacyada Gobolada:

No. Gobolka dalka Magacyadooda No. Gobolada Dalka Magacyadooda
01 Awdal   Madaxweyne
16 Waqooyi Galbeed   Madaxweyne ku xigeen

 

Madaxweynaha koowaad waxuu ka imanaya Gobolka Koowaad ee Awdal, ku xigeenka Madaxweynaha waxaa laga soo dooranayaa Gobolka No.18. Xildhibaanda Aqalka Gobolada ee loo yaqaan Senatarada  ayaa leh Hawlaha Doorashada Madaxweynaha.

Magacyadii madaxweyne ee astaanka  u ahayd calanka Soomaaliyedd  ayaaba micna beeshay, Taas macnaheedu waa kala danbayn la’aan ama isbarbar yaac abuuraysa qas iyo qaraabo kiil.

About Author