Day: August 11, 2019
-
Shir Madaxtooyada Kismaayo Ka socday oo lagu kala dareeray, Maxaa sababay…
Wararka aan ka helayo Kismaayo ayaa xaqiijinaya in caawa lagu kala kacay shir Madaxtooyada Kismaayo uga socda wasiirka amniga Jubaland C/rashiid Indho korey, Axmed Cumar Maxamuud G/kuxigeenka Guddiga Doorashada oo dhinac ah, Iyo Madaxwayne Axmed Madoobe, Iyo Xamsa Cabdi Bare oo iyaguna dhinac kale noqday. Waxaana la balamay maalinta biriya. Wasiirka amniga iyo G. Kuxigeenka…
-
Munasibada ciida adxa oo lagu qabtay Zwoola ee dalka Holland
Munasibadasi ayaa waxaa soo qaban qabiyay jaaliyada Soomaaliyeed Zwoola iyo nawaxigeyda ku dhaqan. Waxaa kaloa halkaasi Lugu qabtay ducooyin alla bari oo looguna duceynayay dadka soomaalida ah oo aan waxba galabsan maw waliba si macnadara ah Ugu geriyodaan qaraxyada aan loo meel dayin. Waxaa kaloo goobtaasi ka hadlay korneel Cabdulaahi Ciisa oo asagana duco iyo…
-
Ciid Mubaarak 2.!!!!
Ciid Mubaarak, Intii Berri Wan u Qalan yahay ama SAB Ka wacan, Buskud iyo Xalwo gaad ah, ha idiin Macaanto. ( F.S: 1& 2aad) Intii Wankii Ka baxsaday, ama Xalwadii u gooysay, Saxankiina faaruq Ka yahay, (F.S: 3 & 4aad) iska samra. Farxada Ciida Ku Soo dhawaada. Masaakiinta iyo Ciyaalkana halaga Farxiyo. Wankana qeybtaada Ka…
-
Ciidamada Dowladda oo Howlgallo Ka wada Deegaanada Awdheegele iyo Bariire.
Ciidamada dowladda ayaa howlgallo waxa ay ka wadaan deegaano ka tirsan gobolka Shabellaha hoose gaar ahaana deegaano hoos tags degmada Awodheegle iyo Bariire oo dhowaan laga saaray Al-shabaab. Sida ay sheegen saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxa ayaa Howlgal Qorsheysan oo ay ku qaadeen deegaanka Shaam ee dhaca galbeedka inta u dhaxeysa Bariire iyo Awdheegle…
-
Booliiska Norway oo xiray nin lala xiriirinayo weerar lagu qaaday Misaajid ku yaalla magaalada Oslo.
Booliiska dalka Norway ayaa xiray nin lala xiriirinayo weerarkii Sabtidii lagu qaaday Misaajid ku yaalla magaalada Oslo. Booliiska ayaa waxay sheegeen in nin hubaysan uu rasaas ku furay misaajidka Al-Noor Islamic Centre, oo ku yaalla duleedka magaalada Oslo. Goor dambe ayaa waxaa sidoo kale guriga ninka looga shakisan yahay weerarka laga helay meydka haweenay,sida ay…
-
Colaadda Liibiya: Kooxaha dalkaas ku dirirayay oo ciidda ogolaaday xabbadjoojin
Qaramada Midoobay ayaa waxa ay soo dhaweysay xabbadjoojinta ay gaareen dhinacyada ku diriraya dalkaasi ee socon doonta muddada saddexda casho ah ee ay socdaan dabaaldegga Ciidul Adxaa. Arrintan ayaa waxa ay imanaysaa kaddib weerrar lagu gaystay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo Sabtidii ka dhacay magaalada Benghazi halkaas oo ay ku dhinteen saddex ka…
-
Dowladda Yemen oo lagala wareegay magaalada Cadan.
Kooxaha gooni u goosadka ayaa la wareegay magaala xeebeedka Cadan ka dib maalmo ay dagaal kula jireen ciidamo daacad u ah dowladda Yemen ee uu caalamku aqoonsan yahay. Xoogagan ree koonfureedka ee ay taageerto dowlada Imaaraadka ayaa waxay sheegeen in ay gacanta ku dhigeen saldhigyo militari iyo aqalka madaxtooyada. Dowladda Yemen ayaa arrinkan ku tilmaamtay…
-
Norway mosque shooting: One person injured and another in custody in Oslo
One person has been injured after a shooting at a mosque just outside Oslo, Norwegian police said on Saturday, adding that a suspect had been arrested. The body of a young woman related to the suspect was later found in a home in the suburb of Baerum where the shooting took place earlier in the…
-
Axmad Madoobe oo sheegay in Dowladda Federaalka faragalin iyo xaaalad abuur ay ka wado Jubbaland,taas oo…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan salaada ciidul Adxa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Jubbaland. Madaxweynaha ayaa Dhamaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadan weyn isagoo u rajeeyay in ay is cafiyaan oo gacmaha ay is qabsadaan. Mudane Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa shacabka ree…
-
SFF VP visits Ocean Stars U-15 at their training base, presents cash
Somali Football Federation (SFF) vice president for regional development Abduulahi Sheikh Nor, has visited Somali National U 15 squad encamped at the National Technical centre. In a speech addressed to young boys, the vice president told them they are the national flag carriers and urged them to listen to their coaches, exercise fair play and…
-
AMISOM wishes Muslims a happy Eid al-Adha.
Mogadishu:- The African Union Mission in Somalia sends its warmest wishes to the people of Somalia, and to all Muslims around the world, who are celebrating the special day of Eid al-Adha. Today, we are reminded of the honour and commitment of the Prophet Ibrahim who was willing to sacrifice his son out of obedience…
-
Madaxweyne Farmaajo oo Salaadda Ciidda Carafo Shacabka la tukaday+Sawirro
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda Ciidda Carafo boqolaal kamid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Masjidka Shuhadada magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo ummadda Muslimiinta ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidda Carafo, isaga oo xujayda sannadkan gudanaya waajibaadka xajka Eebbe uga baryey inuu ka aqbalo acmaashooda suubban. Madaxweynaha ayaa…
-
Shan {5} Nin oo isku Haysta Hal Kursi oo ka Bannaan Guddoonka G/Banaadir!
Jiif ma jiryo, tartan adag ayaa lagu jiraa, musharax walba inuu adkaado ayuu jecel yahay, Arjiyo badan oo codsi ah ayaa la gaystay Villa Somalia, hal kursi oo ka Bannaan Maamulka G/Banaadir ayaa la isku haystaa! In ka badan Shan nin oo Wallaalo ah ayaa ku dagaalamayo jagadii uu ka Geeriyooday Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir,…
-
Ra’isul-Wasaare Kheyre Oo Boqolaal Shacab ah Kula Dukaday Masaajidka Isbahaysiga
Ra’iisul-Wasaaraha Xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa boqolaal shacab ah waxa uu kula dukaday Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee Magaalada Muqdisho. Qaar ka mid ah xubnaha golaha Wasiirada iyo Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka ayaa ka mid ahaa dadka Salaadda Ciidda kula dukaday Shacabka Masaajidka Isbahaysiga Islaamka. Boqolaal shacab ah ayaa ku dukaday Masaajidka xili…
-
Kenyatta met Caribbean Head of States but why?
President Kenyatta met Caribbean Head of States under the Organisation of Eastern Caribbean States (OECC) and the Caribbean Community (CARRICOM), in Bridgetown Barbados. On the sideline of the meeting, the President reached out to 10 leaders from the region, asking them to support Kenya’s bid for a non-permanent seat at the United Nations Security Council…
-
Farting politician shuts down Kenyan parliament
Farting politician shuts down Kenyan parliament: Emergency air fresheners are brought in while MPs accuse each other of being responsible for smell A farting politician shut down a session of parliament in Kenya as members blamed each other for the offending smell. The row broke out in the Homa Bay county assembly on Wednesday after…
-
Faarax Cali Basar oo u sharaxan qabashada xilka gudoomiyaha Gobolka Benaadir
Iyadoo ay soo badanayaan Murashaxiinta Xilka Gudoomiyaha Iyo Duqa Muqdisho ayaa waxaa ku soo biiray Ustaad Faarax Cali Basar oo ka mid ah aqoonyahanada soomaaliyeed ee ka soo jeeda Gobolka benaadir. Ustaad Faarax oo ka mid ahaa macalimiintii iyo maamulayaashii ugu miisaanka cuslaa ee jaamacadda SIMAD oo ku taalo magaalada Muqdisho, iyadoo aad loogu xasuusto…