Day: August 28, 2019
-
New Approach And Tools For Combating Human Trafficking And Smuggling
Human smuggling and trafficking are serious crimes that can lead to tragic consequences including loss of lives. These types of grave crimes, often international by nature, have become alarmingly common and Somaliland authorities have responded to the problem by drafting the Countering Trafficking in Person and Smuggling of Migrants Act. To support this work, EUCAP’s…
-
Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Casuumay Furitaanka Madasha Afrika Iyo Japan
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 7aad ee Madasha Iskaashiga Afrika iyo Japan oo ay marti gelisay magaalada Yokohama. Shirgudoominta Furitaanka Shirka oo ay wadajir u guddoominayeen Ra’iisul Wasaaraha Japan Mudane Shinzō Abe, Madaxweyne sharafeedka iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika Mudane Cabdulfataax Alsiisi iyo Mudane Muuse Faqi ayaa la isla qiray…
-
Galmudug’s Reconciliation Conference Is Expected To Start Today
Elders in Dusamareb town yesterday welcomed the Galmdug reconciliation committee and delegates who came to attend the Galmudug peace conference. Ugas Abdi Dahir Ugas Nur, who spoke during a lunch for the committee members and delegates in Dusamareb town, said the gathering was a welcoming, sharing experience and encouraging the Galmudug communities to work for…
-
VIDEO: Xaaladda Cakiran Ee Galmudug iyo ASWJ Oo Caabudwaaq Kusiiwajahan
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo la hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay in dowladda Soomaaliyeed aysan ka bixin qodob kamid ah 10-kii qodob ee dowladda federaalka iyo Ahlusunna ay wada saxiixdeen. Wasiir Sabriye ayaa markii u horeysay soo bandhigay heshiiskii ay la galeen Ahlusuna, oo ka kooban 10…
-
NISA Oo Gacanta Kudhigtay Ninkii Kadambeeyay Dilka Xoghayihii Hore Ee Gobalka Banaadir
Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaaca kaqaaday inay gacanta ku soo dhigtay nin ka qeyb qaatay qaraxii lagu dilay allaha u naxariistee Maxamed Amiin Sheekh oo ahaa xoghayihii hore ee gobalka Banaadir. NISA ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay xaafadda Carafaat ee degmada Yaaqshiid lagu soo qabtay ninkaasi. Sidoo…
-
Dowlada Federalka Oo Iska Fogeysay Eedaymaha ASWJ Ee Maamulka Galmudug
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa wuxuu ka jawaabay eedeyntii dowladda uga timid maamulka Ahlu Sunna. War qoraal ah oo Talaadadii kasoo baxay ururkaasi ayaa ku eedeeyay xukuumadda federaalka in ay mas’uul ka tahay “burbur” ku yimid heshiis ay kala saxiixdeen labadda dhinac. Heshiiska oo ka koobnaa tobban qodob ayna saxiixeen Sabriye iyo…
-
Maxaa Dhaliyay Xurgufta Galmudug Kataagan ASWJ Vs Federalka
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka ayaa soo bandhigtay tobban qodob oo ay shaacisay in ay isku afgarteen xukuumadda iyo maamulka Ahlu Sunna Waljameeca. Baahinta wasaaradda ayaa waxay ka dambeysay markii ururkaasi uu Laanta Fulinta ee waddanka ku eedeeyay in ay “jebisay, ku balan-furtay ayna baalmartay” qodobo kamid ah heshiikaasi. Axdiga oo ay saxiixeen Wasiirka Arrimaha Gudaha…
-
Ciidamo Cusub Oo Loo Diyaariyay Howlgalada Alshabaab
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo taliyaha ciidanka xoogga dalka, Sarreeye guuto, Odawaa Yuusuf Raage, ayaa xerada tababarka ciidamada ee Gen. Goordan ku booqday ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo loo tababarayo ka qayb qaadashada howl gallada argagaxisada dalka looga saarayo. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo u…