Day: August 25, 2019
-
The Commission of the African Union’s invitation To Somalia Was Rejected!
Somalia has rejected the Commission of the African Union invitation to a briefing on the maritime row with Kenya. Instead, it has expressed confidence in the International Court of Justice and its ability to deliver a fair ruling. The ICJ is set to hear the dispute between September 9-13 at the Peace Palace, in The…
-
Boosaaso: Maamul Goboleedka Puntland Oo Howl Galo Baahsan Kusoo Qabtay Dad Lalaxiriiriyay Daacish Iyo Shabaab
Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa howlgallo kala duwan waxaa ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Magalada Boosaaso,waxaana howlgalkaas la sheegay in lagu soo qabqabtay dad farabadan. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa waxaa ay sheegeen in howlgalka sigaar ah looga sameeyay Hoteelada,Xaafadaha iyo goobo gaar ah oo ay Ciidamada bartilmaameed sanayeen,isla markaana lagu soo qabtay dad…