Day: August 3, 2019

  • Barnaamijka waydii Dhaqtarka; Dhaqtar Cabdiqani Aw Yusuf oo ka hadlaya Kansarka

    Barnaamijka waydii Dhaqtarka; Dhaqtar Cabdiqani Aw Yusuf oo ka hadlaya Kansarka

    Dakhatar Cabdiqani Aw Yusuf  ka faa’iidasta xaga arimaha kanserka caloosha, Alserka, Xameytida, iyo Kanserka Hunguriga. Waa dhakhaatiir takhasus muhiim ah haysta kana soo shaqeeyey Royal Hospital ee London ku yaal. Waxa uu wax ku bartay scholarship boqoradu sisay genius grant. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=JKUuMxfLaao?feature=oembed&w=696&h=392]

  • Eng. Yariisow adeerkiisa ”wiilkeygi waxaa dilay Dadki Gobalka kala shaqeynaayay…”

    Eng. Yariisow adeerkiisa ”wiilkeygi waxaa dilay Dadki Gobalka kala shaqeynaayay…”

    Injineer Yariisow Adeerkiis, wiilkeygi waxaa dilay Dadki Gobalka kala shaqeynaayay ee meel kale loogama imaan, sidaas darteed Madaxweyneheenna Farmaajo waxaan karabnaa in Dowladdu Caddaalad noo sameyso. https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v4.0 Injineer Yariisow Adeerkiis, wiilkeygi waxaa dilay Dadki Gobalka kala shaqeynaayay ee meel kale loogama imaan, sidaas darteed Madaxweyneheenna Farmaajo waxaan karabnaa in Dowladdu Caddaalad noo sameyso. Posted by…

  • Salaad Cali Jeele Oo Si Kulul Kaga Hadlay Qaraxi Muqdisho

    Salaad Cali Jeele Oo Si Kulul Kaga Hadlay Qaraxi Muqdisho

    Salaad Cali Jeele Oo Si Kulul Kaga Hadlay Qaraxi Muqdisho [youtube https://www.youtube.com/watch?v=Yhz-7sW-0CE?feature=oembed&w=696&h=392]

  • Axmed Daaci “Qaraxii ka dhacay Xarunta Gobalka Banaadir, waxa uu ahaa mid meesha lagu diyaariyay…”

    Axmed Daaci “Qaraxii ka dhacay Xarunta Gobalka Banaadir, waxa uu ahaa mid meesha lagu diyaariyay…”

    Axmed Daaci “Qaraxii ka dhacay Xarunta Gobalka Banaadir, waxa uu ahaa mid meesha lagu diyaariyay oo dad gaar ah lagu beegsaday” Wareysi xiiso badan, halkaan ka daawo.Tabiye Hussein Gurmad [youtube https://www.youtube.com/watch?v=rjvINmfgHVw?feature=oembed&w=696&h=392]

  • Nin Raayo (Fiican) Ma-Raago!  {Kama Daalayo Ducadiisa}

    Nin Raayo (Fiican) Ma-Raago! {Kama Daalayo Ducadiisa}

    Hal-door aan la heli Karin ayuu ahaa, caan waxa uu ku ahaa deganaan, daacadnimo iyo u-kaalmaynta dadka masaakiinta ah, Madaale dadaal, karti iyo hal-abuur badan ayuu ahaa, sharaf & tixgalin ayaa loo hayay, isbadal iyo horumar ayuu ka sameyn jiray goob walba oo loo igmado, taariikhda ayaa xusi doonto, wey adkaan doontaa in la buuxiyo…

  • Al-Shabaab move to influence Somalia polls

    Al-Shabaab move to influence Somalia polls

    Somalia-based Islamic insurgency al-Shabab are believed to be trying to influence or scuttle the 2020 presidential election, even as the US increases air bombardment to weaken them. Two weeks ago, Al Shabaab ordered all the elders and delegates who choose the members of the federal legislature and the state councils to register with the group.…

  • Toronto police identify teenager shot dead in city as Hanad Ali

    Toronto police identify teenager shot dead in city as Hanad Ali

    Toronto police have identified the victim of a fatal shooting in the city’s North York neighbourhood as 16-year-old Hanad Ali. Officers responded to the sound of gunshots at around 1 a.m. Thursday at an apartment building near the corner of Jane Street and Highway 401 on the city’s northwest side. They found a 16-year-old in…

  • Taliska Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo Isbadal Lagu sameeyay.

    Taliska Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo Isbadal Lagu sameeyay.

    Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 3-da Bishan Agoosto 2019,waxaa uu Isbedal ku sameeyey Taliska Qaybta iyo Abaanduulaha Qaybta 21 ee Ciidanka Xooga dalka. Wareegto kasoo baxday Xafiiska kusimaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Ahna Taliye ku xigeenka Ciidanka Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa waxaa lagu magacaabay Taliyaha…

  • RW.Kheyre oo dib ugu soo laabtay Muqdisho Tacsina Ugu Tegay Qoyska Eng. Yariisow

    RW.Kheyre oo dib ugu soo laabtay Muqdisho Tacsina Ugu Tegay Qoyska Eng. Yariisow

    Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqedisho ayaa tasci ugu tegay qoyska iyo ehelka guddoomiyihii gobalka Banaadir, Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa la kulmay Ugaas Maxamuud Cali Ugaas iyo maamo Nuuriye Xassan Isxaaq oo hooyo u aheyd guddoomiyihii gobakka Banaadir, Eng.…

  • Midowga Africa iyo QM oo Sheegay inaysan weeraradda sii Kordhaya wax u Dhimi Doonin Deganaanshaha Soomaaliya

    Midowga Africa iyo QM oo Sheegay inaysan weeraradda sii Kordhaya wax u Dhimi Doonin Deganaanshaha Soomaaliya

    James Swan wakiilka QM iyo kan Midowga Afrika u jooga Somalia Francisco Madeira waxay ka tacsideeyeen geeridii Guddoomiyihii Gobalka Banaadir, ahaana Duqa Muqdisho, Marxum C/raxmaan Cumar Cusmaan “Yariisow” oo Khamiistii la soo dhafaay u geeriyooday dhaawacyo ka soo gaaray qarixii bishii hore ee July 24-dii lala beegsaday Aqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho. James Swan iyo…

  • Maxaa keeney in Farmaajo uu xiligaan u celiyo jinsiyadda USA

    Maxaa keeney in Farmaajo uu xiligaan u celiyo jinsiyadda USA

    Sababta dhabta ah ee uu Madaxweyne Farmaajo isaga celiyay Baasabookiisii labaad ee Mareykanka ahaa ma ahan mid la xiriirta sheekada ah in markii horeba lagala noqon lahaa, ama sida ay dadka qaar sheegayeen inuu sameeyay hanjabaadaha Trump. Sidoo kale waxaa iyana aysan xiriir la lahayn warar kale oo sheegaya in Madaxweynuhu uu isaga dhiibay Baasaboorka…

  • Dowladda Sishilis oo ku Cambaaraysay Somaliland inay Daayeen Burcad-Baddeed

    Dowladda Sishilis oo ku Cambaaraysay Somaliland inay Daayeen Burcad-Baddeed

    Madaxda dalka Sishilis waxay cambaareeyeey Talaabadii lagu sii daayey 19 Burcad-baddeed aan dhamaysanin Xukunadii lagu riday. Qoraal ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibedda ee Sishilis ayaa lagu sheegay inay Maamulka Somaliland ay Khamiistii la soo dhaafay sii daayeen 19 Maxbuub oo ay horey Maxkamad ku taallo Sishilis ay Burcad-baddeedkaasi ku kala xukuntay Xabsi kala ahaa…

  • Guddoomiyihii G/Banaadir oo Maydkiisa Maanta la Keenayo Magaalada Muqdisho.

    Guddoomiyihii G/Banaadir oo Maydkiisa Maanta la Keenayo Magaalada Muqdisho.

    Waxaa Magaalada Muqdisho saacadaha soo socda la filayaa in laga soo dejiyo Meydka Allaha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng.Yariisow oo ku geeriyooday dalka Qatar,kadib dhaawac Culus oo kasoo gaaray Qaraxii ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir. Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa ku sugan Guddiga loo xilsaaray Aaska Qaranka ee loo sameynayo…

  • Gaas oo baaq u diray dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyadda

    Gaas oo baaq u diray dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyadda

    Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dowladda dhexe ee dowlad goboleedyadda ugu baaqay in ay soo Afjaraan Khilaafka Mudada dheer ka dhex taagan. Waxaa uu sheegay in dowladda dhexe ee Soomaaliya laga doonaayo in ay tixgaliso hanaanka maamul goboleedyada ay ku shaqeeyaan, islamarkaana ay dardarliso dhismaha maamul goboleedyadda. Gaas ayaa sheegay…

  • Meydka Gudoomiye Yariisow oo Muqdisho la keenaayo

    Meydka Gudoomiye Yariisow oo Muqdisho la keenaayo

    Saacadaha soo socda ayaa lagu waddaa in Magaalada Muqdisho la keeno Meydka Gudoomiyihii gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka mid yahay Safiirka dowladda Qatar ee Dooxa ayaa lagu waddaa in meydka Gudoomiyaha in ay kasoo qaadaan Magaalada Dooxa. Waxaa sidoo kale ka mid ah xubno ka mid qoyskiisa…

  • Wadooyinka qaar ee Muqdisho oo xiran

    Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ayaa saaka xiran, iyadoo gaadiidka ay saaran yihiin dadka shacabka ah aysan isaga kala gudbi karin Isgoysyada Magaalada gudaheeda. Isgoyska Tarabuunka, Isgoyska Digfeer, KPP, Bakaaraha, Hawlwadaag, Foloransa, Geed jaceyl iyo Aadan Cadde ayaa xiran, ciidanka dowladda ayaana ku sugan. Gaadiidka rayidka ayaa loo diidayaa dhammaan Isgoysyadan inay maraan, kaliya waxaa…