Day: August 12, 2019
-
Ajaaniib lagu haystay xeebaha Puntland oo dalkoodii lagu celiyay
18 shaqaale ajaaniib ah oo lagu haystay biyaha bariga Soomaaliya ayaa maanta dib ugu laabtey dalkooda. Shaqaalahan ayaa dhammaantood ahaa kalluumaysato u dhalatay dalka Thailand ee qaaradda Aasiya, iyada oo 14 kale oo ka mid ahaa shaqaalaha ku xanib-may xeebaha bariga Soomaaliya gaar ahaan biyaha u teedsan magaalada Boosaaso ay ku suganyihiin magaalada Dubai, kuwaas…
-
Kenya iyo Jabuuti oo kursi ku tartamaya
Kursi ka mid ah golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa ku loolamaya dalalka Kenya iyo Jabuuti ee bariga qaaradda Afrika. Kursigan oo horyaalla dalalka Afrika, ayaa cidda kaliya ee hadda ku tartamaysa waxaa ay tahay Jabuuti iyo Kenya, balse labada dalka wuxuu midba midka kale ka codsanaya inuu tunaasul u muujiyo, wallow aysan jirin…
-
Guddi loo saaray dadkii lagu dilay magaalada Baydhabo
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xassan Maxamed Laftagareen aya guddigu saaray dadkii dhawaan lagu dilay dulleedka magaalada Beydhabo. Guddiga oo ka kooban 9 xubnood ayaa isugu jira Wasiiro ka tirsan Koonfur Galbeed, taliyeyaal Ciidan iyo Maamulka gobolka Baay iyo kana degmada Baydhabo. Dilalkii ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka mid ahaay dadkii…
-
Colaad Ceel-Afweyn dib uga bilaabantay oo dad dumar u badan ku dhinteen
Shan qof ayaa hada la ogyahay oo sadex ka mid ah ay dumar yihiin ayaa ka dhashay weerar hubaysan oo ka dhacay magaalada Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag. Kooxda weerarka geystey ayaa la sheegayaa in ay tahay mid ka mid ah laba beelood oo dagaal soo jiitamey degaankaasi ku dhexmaray, iyadoo dadka dhintayna ay hal beel…
-
Nin Kenyan ah oo lagu dilay magaalada Boosaaso
Nin u dhashay dalka Kenya ayaa maanta lagu dilay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, sida ay booliska sheegeen. Ninkan ayaa ka shaqeynayey shirkadda kalluumaysiga Ocean, waxaana dilkiisa gaystay askari ka mid ahaa ilaalada shirkadda. Taliyaha booliska qeybta gobolka Bari Xuseen Cali Maxamuud , ayaa sheegay ciidammada amniga inay gacanta ku dhigeen ninkii dilka gaystay. “Hay’addaha…
-
Somali Federation President Relieved To Return To Caf Inter-club Competitions
Abdiqani Said Arab believes the experience of playing in the Caf Champions League and Confederation Cup will benefit football in his country. President of the Somali Football Federation Abdiqani Said Arab is looking forward to the nation’s participation in this season’s Caf Champions League and the Confederation Cup. The country located in the Horn of…
-
Thai trawler crew arrive in Bangkok from Somalia.
Eighteen Thai fishermen rescued from reportedly slave-like conditions on a trawler in Somalia returned to Bangkok on Monday as labour officials considered opening a human trafficking probe. The fishing crew arrived at Suvarnabhumi airport on Thai Airways flight TG581 from Dubai, where 14 of them had waited for another four workmates. They will meet Labour…
-
Somali Army Kills 16 Al-Shabaab Fighters
At least 16 Al-Shabaab fighters were killed in Somalia after Somali special forces backed by Turkey trained forces attacked Al-Shabaab positions in the region, state media said on Sunday. The attack took place on Al-Shabaab positions near the town of Awdhegle in Lower Shabelle region, according state owned radio. Somali National Army (SNA) have confirmed…
-
Ciidanka Kumaandoska Soomaaliya oo dilay 16 dagaalyahan oo Al-Shabaab ah
Ugu yaraan 16 ka tirsan dagaalyahannada Al-Shabaab ayaa lagu dilay Soomaaliya kadib markii ciidamada gaarka ah ee Soomaaliya oo ay taageerayaan kuwa tababaraan Turkiga ay weerareen fariisimaha Al-Shabaab ee gobolka Sh/Hoose, warbaahinta dawladda ayaa sheegtay Axaddii. Weerarka ayaa lagu qaaday fariisimo Al-Shabaab ay ku leeyihiin meel u dhow magaalada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida…
-
Taliska Ciidamada Booliska Puntland oo Sheegay inay Gacanta ku soo dhigeen Askari dilay Ruux Ajanbi ah.
Taliska Ciidamada Booliska Gobolka Bari ee Maamulka Puntland ayaa waxay war ka soo saareen dil askari ka tirsanaa Ciidamada Puntland uu u geystay Nin u dhashay dalka Kenya iyo qarax ka dhacay Magalada boosaaso. Warkaan kasoo baxay taliska Booliska Gobolka Bari ayaa lagu sheegay in Ciidamada Ammaanka Puntland ay gacanta ku soo dhigeen Askarigii dilay…
-
Wax ka ogow daawada ku jirta cunista Muufada
Dadka Soomaaliyeed ayaa mudooyin aad u badan isticmaalayay cunista Muufada waxay kamid tahay cuntooyinka laga sameeyo dalagyada ka soo baxa dhulka Soomaalida oo ay ugu horeyso Galaydu. Xirfadlayaan xeeldheer oo Soomaaliyeed ayaa alifay habkan looga sameeyo Muufada Galayda, waxay marta heerer kala duwan galayda marka ugu horeysa waxa lagu dhaqaa biyo waxa loo gudbiyaa qeyb…
-
Ninkii weeraray masjidkii Oslo oo maxkamad la soo taagay
Oslo – Norway Maxkamad maanta la soo taagay ninkii weerarka ku qaaday masjidka soomaalida ee Norway. Ninkan oo 21 jir ah luguna magacaabo Philip Manshaus ayaa maalintii sabtida isagoo qoryo ku hubeeysan galay masjidka Al Nour Islamic Center, kaas oo isku dayey in gumaad ka geesto, base dadkii masjdka ku cibaadeeysanayey ayaa ka hortagy ninkaas…
-
Soomaaliya yaa xaq u leh inuu Soomali ahaado?
Haddii uu tago xafiiska Hey’adda Socdaalka ee Soomaaliya, ama safaarad Soomaaliya, wuxuu xaq u leeyahay in uu helo baasaboor Soomaali, qof si sharci ah ugu diidi kartana ma jirto. Aadan wuxuu isu soo sharxi karaa xilka madaxweynenimada Soomaaliya, jago walba oo kalena wuu buuxin karaa asagoo muwaaddin ah. Waa qaabka ay u dhisan tahay Jamhuuriyaddeena…
-
Sheekh Aadan Siiro ”Muuse Biixi iyo qoyskiisa Waa iney joojiyaan dhul boobka ay ku hayaan….
#DAAWO: Sheekh Aadan Siiro oo kamid ah Culimada Soomaaliland oo sheegay in madaxweyne Muuse Biixi iyo qoyskiisu ay wax walba boobeen. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=XkNdxechkus?feature=oembed&w=696&h=392] https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v4.0 #DAAWO: Sheekh Aadan Siiro oo kamid ah Culimada Soomaaliland oo sheegay in madaxweyne Muuse Biixi iyo qoyskiisu ay wax walba boobeen. Posted by Kasmaal Media on Sunday, August 11, 2019
-
Maxaa sababay in jasiiraddii kaneecada ay noqoto waddan aad u hormarsan?
Sidee ayay jasiiraddii kaneecada badnayd ee ay Malaysia cayrisay oo ka saartay midowgoodii, ku noqotay dal kamida dunida koobaad? Yaase dhabbaha guusha qaadsiiyay? Maxaanse ka baran karnaa..? Singapore waa dal yar oo hal magaalo ah (city-state) kaaso ah jasiirad yar oo dhacda koonfur-bari qaaradda Eeshiya. Waa dal baaxad ahaan aad u yar oo ku fadhiya…