Day: August 5, 2019
-
Somalia President Drops His U.S. Citizenship
Somalia President Mohamed Abdullahi Farmajo voluntarily renounced his U.S. citizenship, a country where he lived, received education and worked. “This follows the completion of the required legal and immigration processes that had been initiated after the president’s election,” his office said Thursday in an emailed statement. The renunciation comes about two weeks after President Donald…
-
Terrorists Turn To Female Suicide Bombers In New Trend.
On July 24, this year, a female suicide bomber walked into a security meeting being held at the office of Mogadishu mayor Abdirahman Omar Osman and blew herself up killing seven and injuring several others. Al-Shabaab terrorists claimed responsibility for the attack, telling local media that UN envoy to Somalia James Swan, who had left…
-
Terror Suspect Held For Seven Days.
An Eldoret court has remanded an American national of Somali origin suspected of terrorism for seven days pending investigations. Mohammed Abdi appeared before senior principal magistrate S. Wewa. The court also ordered that the suspect’s passport and his mobile phones be taken away until the investigations are complete and the matter concluded. Abdi was arrested…
-
Kudhawaad 40 qof oo lagu dilay xaflad aroos
Ugu yaraan 40 qof ayaa la soo weriyey inay ku dhinteen tobaneeyo kalena ay dhaawacmeen ka dib markii weerar cirka ah lagu qaaday xaflad aroos oo ka dhacday koonfur-galbeed Libya, sida ay sheegeen warbaahinta. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada daacadda u ah xoogaga Khalifa Haftar ay weerarka ku soo qaadeen maalintii Axada magaalada Murzuq. Al…
-
Warbixin: Sarkaal Toogashu Lagu Dilay Magaalada Muqdisho
Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Isgoyska Suuqa Siinaay ee Magaalada Muqdisho waxaa ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Minashiibiyada ee dowladda xili uu halkaas ku sugnaa. Dad ku sugan Suuqa Siinaay oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Muqdisho ayaa u sheegay in rag dhalinyaro ah ay toogteen Sarkaalka,isla markaana ay isku dayeen inay baxsadeen,hayeeshee…
-
Muwaadin Soomaaliyeed Oo Loo Xukumay Inuu Ka Shaqeysto Dalka Ingiriiska
Cabdi Mahad Osman ayaa la xiray isbuucyo kadib, markii loo ballan qaaday inuu ka shaqeyn karo dalkaasi oo uu muddo 5 sanno ah dagaal dhanka Sharciga ugu jiray sidii uu ku tegi lahaa dalkaasi. Eedeysanaha oo 31-jir ah ayaa waxaa haatan u bilabaantay Xabsi 5 sanno iyo 7 bilood, kadib, markii lagu helay inuu Sarkaal…
-
Faah Faahin Kasoo Baxeysa Dagaal Ka Dhacay Duleedka Muqdisho
Faah faahino ayaa ka soo baxaya dagaal xalay Ciidamo ka tirsan dowladda iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho. Dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalkan uu ka dambeeyay kadib markii rag ka tirsan Al-shabaaba ay weerar kusoo qaadeen Saldhig Ciidamada dowladda ay ku leeyihiin Tuulada Arbacow oo ka tirsan deegaanka…