Post View....

Munasibada ciida adxa oo lagu qabtay Zwoola ee dalka Holland

0
131

Munasibadasi ayaa waxaa soo qaban qabiyay jaaliyada Soomaaliyeed Zwoola iyo nawaxigeyda ku dhaqan.

Waxaa kaloa halkaasi Lugu qabtay ducooyin alla bari oo looguna duceynayay dadka soomaalida ah oo aan waxba galabsan maw waliba si macnadara ah Ugu geriyodaan qaraxyada aan loo meel dayin.

Waxaa kaloo goobtaasi ka hadlay korneel Cabdulaahi Ciisa oo asagana duco iyo dardaaran hawada umariyay soomalida ku nool aduunka gar ahaan kuwa ku dhaqan Zwoola iyo nawaxigeyda ugu dambeyntii ducooyinkasi Alla bariga ayaa waxaa soo gabagabeyay dr cabdulqadir Cali Nuune oo ah madaxa jaliyada soomalida Zwoole asgana hawada hambalyo umariyay dhaman shucuubta caalamka gar ahaan soomalida Zwoola iyo nawaxigeyda ku dhaqan.

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu ku dheraday qimaha ay ledahay munasibada cida adxa ayna u leydaahay muslimiinta oo ayna ledahay laba cidood carafa iyo cida sakadul fidriga waxaa uuna shegay gudoomiyaha In sanadkan kiisa kale uu rabi ku garsiya cimri dheer iyo caafimaad qab.

W/Q Bashiir Jiidaal baroow Hollan Somaliweyn

About Author