Ciid Mubaarak, Intii Berri Wan u Qalan yahay ama SAB Ka wacan, Buskud iyo Xalwo gaad ah, ha idiin Macaanto. ( F.S: 1& 2aad)
Intii Wankii Ka baxsaday, ama Xalwadii u gooysay, Saxankiina faaruq Ka yahay, (F.S: 3 & 4aad) iska samra.
Farxada Ciida Ku Soo dhawaada. Masaakiinta iyo Ciyaalkana halaga Farxiyo.
Wankana qeybtaada Ka qaado (F.S: 5aad) Ciid Mubaarak 2.kkkkkkk.
Qore: Yahya Amir