Post View....

Isku soo bax Balaaran oo loogu Duceynayo Duqii Muqdisho oo Maanta Ka Dhacaya Muqdisho

0
120

Waxaa garoonka kubadda cagta ee Banaadir maanta lagu qabanayaa kulan loogu duceynayo allaha u naxariistee guddoomiyihii gobolka Banaadir En. Cabdiraxaan Cusmaan Yariisow.

Kulankaan waxaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan madaxweynaha jamhuuriyadda fedraalka Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo boqolaal shacab ah oo iskaga Kala imaanaya qeybaha kala duwan ee magaalada Muqdisho.

Waxaa lagu wareejiyay gatoonka sawiraxa duqii Muqdisho kuwaas oo lagu muujinayay in kulanku yahay duco.

About Author