Post View....

Mareykanka oo faah faahin a bixiyay duqeyn ka dhacday magaalada Jilib.

0
55

Qoraal ka soo baxay Taliska mareykanka ee qaarada Africa ee loo yaqaano Africom ayaa waxaa looga hadlay duqeyn ka dhacday gobolka Jubbada dhexe.

Africom ayaa sheegtay in diyaaradaha mareykanka ay duqeyn Ku dileen sarkaal ka tirsan Al-shabaab, kadib duqeyn ka dhacday degmada Jilib ee gobolka jubbada dhexe.

Sidoo kale taliska Africom ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan duqeymaha ay la beegaanayaan xubnaha ka tirsan Al-shabaab

About Author