Day: February 9, 2020
-
Xildhibaan Fiqi “Lacago Ka Mid Ah Musharaadka Ciidamada Bishii January waxaa la dhigtay Shirkadda FOREX..”
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabaka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in bishii la soo dhaafay ee Janaayo 2020 aan wax Mushaar ah la siinin Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya. Xildhibaan Fiqi oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku sheegay in qolo dhexe ay isku dayayso in ay goosato…
-
Kulan Howleedka Astaynta Awoodaha Oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay.
Kulan howleedka Shaqo ee astaynta awoodaha, kheyraad-wadaagga iyo nidaamka maaliyadeed ee federaaleynta ee dib u-eegista dastuurka oo muddo 6 cisho ah ka socday magaalada Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyay waxaana ka soo qayb galay wasaardaha kala duwan ee dowladda iyo khuburro caalami ah iyo kuwo Soomaali ah. Muddadii uu socday kulan howleedkan shaqo waxa ay…
-
Wararkii Ugu Dambeeyay ee Wadahadalo Adis Ababa uga furmay MD Farmaajo & Muuse Biixi&Xogo cusub
Muuse Biixi Cabdi iyo xubno kamid ah golihiisa wasiirada ayaa lagu wadaa gaaraya Adis Ababa waxaana kulankaas uu ka qabsoomayaa caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa. Safar Mr Biixi Madaxweynaha Somalilad uu ku tagaya Adis Ababa oo ahaa mid aan horay looshaacin ayaa imaanaya xili magaaladaas uu sidoo kale ku sugan yahay Madaxweynaha Somalia oo ka…
-
XOG: Axmed Madoobe Oo Diiday Dalabka Dawlad Xiriir La Leh Villa Soomaliya
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Islaam Madoobe ayaa ka biyo diiday Codsi ka yimd Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali. Warar lagu kalsoon yahay Oo Kusugan Nairobi ayaa Badweyn waxay sheegeen in Shuruud uu Axmed Madoobe ku xiray inuu tego Adis ababa. Waxaa laga dalbaday inuu Adis ababa yimaado Axmed Madoobe si loo wada hadal siiyo madaxweyne…
-
XOG CUSUB: Wasiir Janan oo shaaciyay Natiijada kulan 2-Goor dhexmaray Farmaajo
Wasiirka amniga Jubbaland C/rashiid Janan oo hadda ku sugan duleedka degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa ka warbixiyay kulan magaalada Muqdisho ku dhexmaray isaga iyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Wasiir Janan ayaa sheegay in mudadii uu ku xirnaa magaalada Muqdisho uu la jeer la kulmay madaxweyne Farmaajo oo ay ka wada…
-
Qeyb Muhiim ah oo lagu kordhiyey xabsiga dhexe ee Magaalada Garoowe (Sawirro)
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay dhismeyaal cusub oo lagu kordhiyay Xabsiga weyn ee magaalada Garoowe. Qeybaha xariga laga jaray waxaa ka mid ah Guryaha Qoysaska Ciidanka Asluubta, waxaana sidoo kale uu xariga ka jiray qeybta dumarka ee Xabsiga Garoowe. Daah-furkan waxaa Madaxweyne ku-xigeenka ku wehilinayay Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland Gen, Cali…
-
Axmed oo nooga warbixinaayo safar uu tagay Turkiga kadibna shil baabuurna uu ku galay halkaasi
Axmed Xirsi oo degen magaalada Umeå ee dalka Sweden ayat wuxuu safar shaqo ah u tahay asado ka tirsan xilshiga Hantiwadaaga dalka Sweden ayaa nasiib daro uu la kulmay shil baabuur isaga iyo dad kale oo baaruurka la socday, waxaana uu galay xaalada miirbeel ah, laakiin la tacaalid farabadan ilaah waa ka badbaadiyey isagoo si…
-
Xiisad ka taagan Mandhera iyo ciidamada DF oo laga cabsi qabo inay weeraraan
Xiisad xooggan ayaa ka taagan magaalada Mandhera ee dalka Kenya, ayada oo wararka ay sheegayaan in ciidamada Soomaaliya ay isku urursanayaan magaalada xuduudda la leh Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ee Soomaaliya. Wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa Nairobi ayaa qoray in xiisadda Mandhera ay salka ku hayso cabsi laga qabo in ciidamada Soomaaliya ay qorsheynayaan inay soo…
-
Barnaamijka fanka iyo suugaanta Somaliweyn oo maanta marti noogu ah Fartuun Farax
Fanaanada da’da yar ee degen magaalada Gothenburg ee dalka Sweden, Fartuun Faarax ayaan waxaan noo suurta gashay in aan ka wareysano taariikh faneedkeedii iyo sida ay fanka ku soo gashay iyo cidii ku garabsiisay in ay fanka ku soo biirto. Sheekadii na dhaxmartay ayaan halkan idiinku soo gudbineynaa ee ku soo dhawaada. Wareysigan waxaa inoo…
-
DAAWO:Sanetor Muuse Suudi ” Diyaarad hawada Laga celinaayo dowladaan ayaan ka aragney”
Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ayaa ku dhaliilay dowladda dhexe Soomaaliya xayiraada inta badan la saaro diyaaraddaha aadda qaar ka mid ah maamulada dalka ka jira. Waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in Hay’adda duulista Rayidka ah ay noqoto Mid madax banaan oo aysan adeegsan Shaqsiyaad dano…
-
Muuse Biixi oo gaaray Addis ababa & faahfaahin ku saabsan ujeedada safarkiisa (Sawirro)
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, iyo wefdi uu hoggaaminayey ayaa galabta gaaray dalka Itoobiya, safarkaasoo qaadan doona maalmo kooban. Afhayeenka madaxweynaha Somaliland, Mudane Maxamuud Warsame Jaamac ayaa sheegay in Ujeedada safarka safarkani la mid yahay safaradii shaqo ee hore madaxweynuhu ugu bixi jiray waddamada caalamka iyo dalalka aynu jaarka nahay, waxaanu yidhi afhayeenku “waxa…
-
Laftagareen oo wareegto ku magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood (Akhriso)
Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Magacaabay Guddi farsamo oo soo qiimeya dadka dhistay inta u dhexeeysa Garoonka diyaaradaha Baydhabo iyo Isbitaalka Magaaladaas. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa lagu Magacaabay Guddiga oo ka kooban 13-xubnood, kuwaasoo qiimey sax ah ku soo sameeyn doona dadka sida Sharci darada ah u dhistay goobahaas.…
-
War Culus:DF oo ku goodisay in ciidankeeda ay kasoo casheyn doonaan Nairobi
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ahna madaxa amniga iyo siyaasadda ee gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa hanjabaad hawada u mariyey dowladda Kenya. Guddoomiyaha ayaa sheegay in ciidamada Kenya ay weerarro ku soo qaadeen ciidamada dowladda ee ku sugan degmada Beled-Xaawo, waxuuna ku goodiyey in hadii…
-
Shir Madaxeedkii AU oo ka furmay Addis ababa & Farmaajo oo ka qeyb galaya (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Meertada 33-aad ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo ka socda magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweynaha ayaa maalinta berri ah, haddii Alle idmo, waxa uu soo bandhigi doonaa guulaha uu gaaray dalkeenna, muddadii la soo dhaafay, caqabadaha ku xeeran iyo fursadaha u baahan…
-
Madaxda DFS oo ku biiray suuq ganacsi oo Soomaalida dhan hadal heyso iyo Xil Fiqi oo waxbadan kashifay
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi Ayaa waxa uu ka mid yahay Golaha Shacabka Soomaaliya waxaana uu ka hadlay Mushaarka ciidamada Qalabka sida oo aan lasiin bishii lasoo dhaafay. Fiqi waxa uu ka mid yahay Xubnaha Mucaaradka ku ah Dawlada Soomaaliya,waxa uu marar badan soo gudbiyey Eedo culus,isagoo maanta sheegay in musuq weyn hadda uu jiro. Xog…
-
Xog: Ciidamada DF oo hal sabab darteed aan bishan ku qaadan mushaarkooda
Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale diiwaan gelin ku billawday ciidamada dowladda Soomaaliya oo hore loo diiwaan geliyay. Bishaan oo mareysa sagaal ayaa illaa hadda waxaa mushaar qaadan ciidamada dowladda Soomaaliya, waxaana la filayaa in aysan bishaan qaadan doonin, iyadoo sababta lagu sheegay amar ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Amarkan ayaa…
-
Sawirro:Shakiga Laga Qaaday Wasiirka Shidaalka Dalka Oo Safar Ku gaaray Sudan
Waxaa gaaray caasimada dalka sudan ee Magaalada khartoum Wasiirka wasaarada Batroolka iyo Macdanta Dowlada Federaalka soomaaliya Eng Abdirashid Ahmed Mohamed iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo wasiirka. Waxaana wasiirka ku soo dhaweyay garoonka diyaaradaha ee magalada Khartoum Dhigiisa Wasiirka Batroolka ee Dalka sudan Cadil Cali Ibrahim iyo Danjiraha safaarada Soomaaliya dalka sudan Amb. Maxamed Sheikh…
-
Ciidamada Alle iyo Shiinaha, Abraha iyo Namruud=Faallo=
1-Shiinaha ayaa dareemay in uu leeyhay Xoog Ciidan iyo Tira ahaan kuwa ugu badan Ciidamada Aduunka. Kadibna waxa uu dareemay in ayna jirin Cid hor istaagi karto( F.S: 1-6) 2-Waxa ey bilaabeen in Awoodooda ay ku tijaabiyaan isla Dadkoodii, Gaar ahaan Muslimiinta Shiinaha, oo isla Dalkoodii lagu Ciqaabay, lagana mamnuucay in ey cibaadeystaan, Islaam nimaduna…
-
“Where it begins”: Young hungry locusts bulk up in Somalia.
GAROWE, Somalia (AP) — At a glance, the desert locusts in this arid patch of northern Somalia look less ominous than the billion-member swarms infesting East Africa in the worst outbreak some places have seen in 70 years. But their time will come. Small and wingless, the hopping young locusts are the next wave in the outbreak…
-
Eyes on AU over Kenya, Djibouti UN Security Council seat dispute
The African Union Heads of State and Government meeting in Addis Ababa this weekend may have to address the continual disagreements on the validity of Kenya’s endorsement to run for the United Nations Security Council seat. Ahead of the 33rd Ordinary Summit, Kenya had formally sought clarification from the African Union on why Djibouti is…
-
Madaxweynayaashii hore Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo Muqdisho dib ugu soo laabtay+Sawirro
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo safar ugu maqnaa dalka dibaddiiisa ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Madaxweynihi hore oo ay soo dhaweeyeen qaar kamid ah madaxda Xisbiyada ku mideysan Madasha, Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamanka, Odayaal dhaqameed iyo hoggaanka garabyada Haweenka iyo dhallinyarada ee…
-
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Amar Culus dul dhigay Shirkadaha dhulka hoostiisa mariya Fiilooyiin ama biro.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa soo saaray Amar Culus oo ku socda shirkadaha u bareera inay (Jeexaan) ama bur-buriyaan laamiyada ku yaalla Magaalada Muqdisho. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Guddoomiye Cumar Filish ayaa waxaa lagu sheegay in marnaba aan la aqbali doonin in shirkadaha ay jebiyaan…
-
Magaca Muwaadin Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay dalka K/afrika.
Koox hubeysan oo burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xalay Xaafad ka tirsan Magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika waxaa ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo dalkaas ku lahaa Goob Ganacsi. Dilka Muwaadinka oo loo adeegsaday Tooreey ayaa waxaa uu ka dhacay Albaabka hore ee Dukaankiisa oo ku yaallay Xaafad lagu magacaabo Erzikh oo ka tirsan…
-
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Hindise-Sharciyeed Muhiim Ah
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Kulankii 36aad ee Kalfadhiga 6aad ku yeeshay Xaruntooda Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Kulankan ayaa waxaa Shir Guddoominaya Guddoomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaaahi Cabdullahi, waxaana ku wehlinayay Guddomiye Ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare Senatar Abshir Maxamed Axmed iyo Guddomiye Ku-xigeenka 2aad ee Aqalka Sare Senatar Moowliid…
-
Wasiirka W.Waxbashada xukuumadda Soomaaliya oo ka hadlay Arinka Ardayda dugsiyadda sare ee Puntland.
Wasiirka Wasaaradda Waxbashada xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa markale ka hadlay xiisada wasaaraddiisa kala dhexeysa dowlad goboleedka Puntland. Goodax Barre ayaa marka hore u jawaabay ardayda dhigata iskuulada ku yaalla deegaanada Puntland oo dhowaan dalbaday in aan la siyaasadeyn waxbarashadooda. Wasiirka oo u jawaabayey ardaydaas oo muuqaalladooda lagu baahiye Internet-ka ayaa sheegay in…
-
Shirka 33-aad ee Madaxda Dowladaha Midowga Afrika oo Adis Ababa ka furmaya.
Addis Ababa:-Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in uu si rasmi ah uga furmo Shirka 33-aad ee Madaxda Dowladaha iyo dalalka ku mideysan Midowga Afrika. Shirkan oo socon doona inta u dhexeeysa 9-10-k a bishan Febaraayo ayaa waxaa lagaga arrinsanaya dib-u-habeynta hey’adaha Midowga Afrika, hirgelinta Aagga…
-
Wasiirka wasaarada Batroolka iyo Macdanta Dowlada Federaalka Soomaaliya oo gaaray Suudaan.
Waxaa soo gaaray caasimada dalka sudan ee khartoum Wasiirka wasaarada Batroolka iyo Macdanta Dowlada Federaalka soomaaliya Eng Abdirashid Ahmed Mohamed iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo wasiirka. Waxaana wasiirka ku soo dhaweyay garoonka diyaaradaha ee magalada Khartoum Dhigiisa Wasiirka Batroolka ee Dalka sudan Cadil Cali Ibrahim iyo Danjiraha safaarada Soomaaliya dalka sudan Amb. Maxamed Sheikh…
-
Sababta uu u taageeray Qoor Qoor iyo qorshaha Mareykanka ee Soomaaliya
Go’aankii uu safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ku taageeray doorashadii muranka dhalisay ee Axmed Cabdi Qoor Qoor loogu doortay hoggaanka maamulka Galmudug, ee garabka taageersan dowladda, ayaa dhaliyey carro xooggan. Yamamoto ayaa waxyar un kadib doorashada qoraal uu soo saaray, oo uu ugu hambalyeeyey Qoor Qoor, ku yiri “Geedi socodka siyaasadeed ee Galmudug waa bilowga geedi…
-
C/rxmaan C/shakuur Oo Qodobo Culus Hordhigay Maanta James Swan [Sawirro]
Murashax Madaxweynaha Soomaaliya Labo Jeer soo noqday C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa waxa uu maanta la kulmay Wakiilka QM Ee Soomaaliya James Swan. Kulanka ayaa ka dhacay Xerada Xalane Xafiiska UNSOM Ee Swan ku shaqeeyo,iyadoo C/shakuur uu kala hadlay Arimo ubadan Amniga,Siyaasada iyo Doorashada Sanadkaan Dhamaadkiisa iyo Sanadka soo socda Dalka ka dhaceysa. Qoraal uu C/raxmaan…
-
Sawirro:Maxeey kawada hadleyn MD Farmaajo iyo Ra’isulwasaaraha dalka Canada
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir-doceed kula yeeshay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Canada Mudane Justin Trudeau. Waxa ay ka wada hadleen sidii Soomaaliya iyo Canada ay u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan oo waxtar u leh labada dal. Canada waxay martigelisay Soomaali badan oo haatan kaalin mug leh ka qaata horumarka labada…
-
Xildhibaan Kenyan ah oo dalbaday in Mandheera laga saaro ciidammada Janan
Xildhibaanka laga soo doorto Bariga Mandheera, Cumar Maxamed Macallin, ayaa BBC-da u sheegay in ay dadka deegaankiisa ay cabsi soo foodsaartay, kaddib markii qeyb ka mid ah magaalada ay fariisimo ka dhigteen ciidammada wasiirka amniga ee Jubaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur(Janan). Xildhibaan Cumar ayaa waxa uu dowladda Kenya ku eedeeyay inay fariisinka siisay ciidammada Cabdirashiid Janan,…
-
Magaaalada Wuhan cudurka Corona awgii dhawaan aroos kama dhicin
Sanadkii 2003 oo cudurka SARS uu faraha ba’an ku hayay caalamka ayaa dowladda Shiinaha waxay gaadiidka dadweynaha ku buufisay dawooyinka jeermiska dila, waxaana ujeeddadu ahayd in lala dagaalo fayraska cudurkaasi iyo in shacabka loo muujiyo in dowladdu ay ka dadaaleyso sidii ay cudurkaasi ula tacaali lahayd. Rakaabka gaadiidkaasi isticmaala oo aan ogayn in la buufiyay…
-
Wararka been abuurka ayaa caqabad ku noqday la dagaallanka coronavirus
Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa ka digtay wararka been abuurka iyo xogaha khaldan ee la isla dhexmarayo ay caqabad ku noqdaan jawaab ka bixinta cudrkan cusub ee coronavirus. Agaasimaha guud ee hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ,Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa warfidiyeennada u sheegay wararkaasi been abuurka iney saameeyeen shaqaalaheenna har iyo habeen ku…
-
Xildhibaan goor dhow ku geeriyooday Muqdisho iyo Masuul ka hadlay
Waxaa goor dhow ku geeriyooday Magaalada Muqdisho Xildhibaan Abuukar Macalin Rashiid oo ka mid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle. Afhayeenka Maamulka Hirshabeelle Daauud Xaaji Cirro ayaa warbaahinta u xaqiijiyey geerida xildhibaan Abuukar Macalin Rashiid isagoo tacsi u diray qoyska iyo ehelada uu ka baxay. “Anigoo ah Afhayeenka Dowlada Hirshabeelle Daud Xaaji Cirro oo ku hadlaya Magaca…
-
XOG: DF oo amar ku bixisay in aragti lagu toogto Wasiirka amniga Jubbaland Mr. Janan
Wararka saakay oo Axad ah naga soo gaarayo magaalada Baladxaawo iyo guud ahaan gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas laga dareemayo saan saan iyo xiisad dagaal oo u dhaxeyso ciidamo kala taageersan Wasiir Janan iyo kuwa Dowladda Federaalka. Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in saacad kasta la filan karo dagaal dhexmara labada ciidan ee isku…
-
60 jir shaaca ka qaaday in shaqadii dowladda looga eryey ‘hayb qabiil’ darteed
Maxamed Cabdi Xaashi (Diini), oo ah lixdan jir muddo badan ka soo shaqeynayay dowladda hoose ee magaalada Boorama, ayaa sheegay in uu Maayirka Boorama, Saleebaan Xasan Xadi uu shaqadii uga joojiyey hayb qabiil. Odeygan Lixdan jirka ah oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu shaqaalaha dowladda hoose ee Boorama uu ku soo biiray 1975-tii,…
-
XOG:Axmed Madoobe oo looga yeeray Itoobiya & hal arrin oo sabab u ah
Ilo wareedyo ka tirsan Madaxtooyada Jubbaland ayaa inoo sheegay in madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe looga yeeray magaalada Adis-ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Sida aan xogta ku helnay, Axmed Madoobe ayaa fariin ka helay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Aby Ahmed,taas oo quseysa arrimaha gobolka iyo Khilaaf sii daba dheeranaya ee kala dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya.…
-
XOG:Xaaf oo iska diiday dalab culus oo uu hordhigay Qoor Qoor & Khilaafka oo sii xoogeysanaya
Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wali ku adkeysanaya mowqifkiisa ku aadan inuu wali yahay madaxweynaha saxda ah ee Galmudug,isagoona diiday dalab uga yimid madaxweynaha la aqoonsan yahay ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor. Odayaal dhaqameed ka tegay magaalada Dhuusamareeb oo xaaf kula kulmay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay ineysan natiijo wanaagsan…
-
SAWIRO:Madaxweynayaashi hore Sheekh Shariif & Xasan Sheekh oo Muqdisho dib ugu soo laabtey
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo safar ugu maqnaa dalka dibaddiiisa ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Madaxweynihi hore oo ay soo dhaweeyeen qaar kamid ah madaxda Xisbiyada ku mideysan Madasha, Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamanka, Odayaal dhaqameed iyo hoggaanka garabyada Haweenka iyo dhallinyarada ee…
-
Aqriiso:C/Kariin Guuleed oo soo saarey baaq ku socda Dowladda Somalia & Beesha Caalamka
Madaxweynihii Hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa soo saaray Warsaxaafadeed uu kaga hadlayo xaaladda guud ee dalku ku sugan yahay, sadex sano ka dib doorashadii madaxtinimo ee dalka ka dhacday 2017kii ee uu kusoo baxay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. War-Saxaafadeedka oo ka kooban laba bog ayaa ku sheegay in dalka uu wajahayo xaalado siyaasadeed…
-
Abdel Fattah al-Sisi oo maanta wareejiyana Xilka gudoomiyaha Midowga Africa.
Madaxweynaha Dolwadda Koofur Africa, Cyril Ramaphosa ayaa la filayaa in uu xilka gudoomiyaha midowga Africa kala wareeggo dhigiisa Masar Abdel Fattah al-Sisi, oo mudo hal sano ah hayay jagada sanadkiiba dal loo dhiibo. Khilaafyada ka jira dalalka gudahooda iyo dhaqaale la’aanta soo wajahday ciidamada nabad ilaalinta sidii wax looga qaban lahaa, ayaa udub dhexaad u…
-
Dhageyso:Madaxa Amniga iyo Siyaasada Gedo.”Ciidamada Dowladda Nairobi haka soo casheeyaan”
Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Gobolka Gedo ahna Madaxa Amniga iyo Siyaasada Gobolka Cismaan Nuur Xaaji (Macalimow) ayaa sheegay in Dowladda faragelin ka wado deegaannada Gobolka Gedo. Isaga oo Beled-Xaawo kula hadlayay Ciidamadii Dowladda geysay degmadaas ayaa sheegay hadii Dowladda Kenya ay joojin weyso faragelinta ay weerari doonaan Magaalada Nairobi. Ciidamada Kenya arbushaad ayay Beled-Xaawo ka…
-
Akhriso:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Amar Culus Soo Saaray
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa soo saaray Amar Culus oo ku socda shirkadaha u bareera inay (Jeexaan) ama bur-buriyaan laamiyada ku yaalla Magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Cumar Finish ayaa waxaa lagu sheegay in marnaba aan la aqbali doonin in shirkadaha ay jebiyaan laamiyada,…
-
Dhageyso: C/Rashiid Janan oo ka hadlay xaalka Gedo & Eedeyn Culus oo u jeediyey Dowlada Somalia
Wasiirka Amniga Jubbland Cabdi Rashiid Xasan Cabdi Nuur (Janan) oo maalmahaan ku sugan duleedka degmada Beled-Xaawo ayaa ka hadlay xaaladaha kusoo kordhey Gobolka Gedo,xarigii dowladda u geysatay Arrimo kale. Wasiir Janan oo shir Jaraaid qabtey ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay si sharci darro ah Ciidamo farabadan kusoo daaabushay degmooyin ka tirsan gobolka…
-
Akhriso: Sharciga Batroolka uu saxiixay Madaxweynaha ma soo marin habraaca sharci dejinta
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in sharciga Batroolka ee Aqalka Sare soo gudbiyay 8-dii bishii Janaayo, isla markaana uu saxiixay Madaxweynaha 8-dii February 2002 ee shalay aysan soo marin habraaca sharci dejinta dalka. Qoraal uu Mahad Salaad u diray Madaxweyne Farmaajo, Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo…
-
C/rashiid Xiddig oo Xaqiijiyey in Ciidamada Amniga jubbaland ay xireen Kuxigeekiisii Koobaad Ee Aadan Afeey
Wararka hada naga soo gaaray magaalada ksimaayo ayaa waxaa ay sheegayan in ciidanka Jubbaland ay xabsiga dhigeen Madaxweyne kuxigeenka 1aad Ee Jubbaland Garabka Xiddig Madaxweynaha u yahay. Ciidamada Amniga Jubbaland ayaa la sheegay inay xabsiga dhigeen Aadan Afeey oo ahaa Madaxweyne kuxigeenka 1aad Ee Jubbaland Garabka Xiddig Madaxweynaha u yahay. Aadan Afeey Maxamuud ayaa waxa…
-
Wasiir Cabdirashiid Janan: Dhibaato aan u gaystay shacabka Soomaaliyeed ma jirto+Dhageyso
Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan), Wasiirka Amniga Jubbaland ayaa waxa uu iska fogeeyay eedeymaha, ay u haysato Dowladda Federaalka, ee ah inuu tacadiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha ka gaystay Gobolka Gedo. Wasiirka Amniga Jubbaland ayaa sheegay inaanay jirin dad shacab ah oo uu dilay, balse ay dhici karto in dagaal dhex maray Ciidamada Jubbaland iyo…
-
Dhageyso:Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay shirka uu iclaamiyey Madaxweynaha Puntland
TV dowlada Somalia ayaa xalay baahiyay wareysii Su allo lagu weydinayay Wasiirka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya badii Su allah ayaa uu badnaa xalada siyaased ee dalka iyo khilaafka dowlada Somalia kala dhaxeya maamulada dalka kajira Wasiirka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo xalay ka qeyb galayey barnaamij gaar ah oo looga hadlayey waxqabadka dowladda…
-
Ciidamada ammaanka Puntland oo xiray Dad ay ku tuhmayaan Al-Shabaab iyo Daacish.
Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari waxa ay sheegayaan in ciidamada ammaanka Dowlad Goboleedka Puntland howlgal kusoo qab-qabteen dhalinyaro ay la xiriirinayaan Al-Shabaab iyo Daacish. Ciidamada ammaanka waxa ay xireen waddooyinka gala xaafadaha ay ka howlgalayeen, waxayna goob isugu geeyeen dad u badan dhalinyaro oo qaarkood ay dib u daayay kadib…
-
Kenya”Nama Quseyso Xaalad Wasiir Janan Balse waa arin u taal..”
Dowlada Kenya ayaa markii Ugu horeysay jawaab ka bixisay warkii kasoo Yeeray Hay’adaha amaanka dowlada iyo Amnesty international kaas oo ah in Dowlada Soomaaliya loo gacan galiyo CabdiRashiid Janan. Wargeys Daily Nation ayaa qoray in Xiriirka labada dowladood oo kol horaba aan aad u Wanaagsaneyn Marka kale uu Xumaanayo Kadib markii Kenya uu tagay Janan…