Sign in
Home
LOCAL NEWS
SOMALI NEWS
About Us
Contact Us
Sign in
Welcome!
Log into your account
your username
your password
Forgot your password?
Privacy Policy
Password recovery
Recover your password
your email
Search
WORLD
BUSINESS
SPORTS
HEALTH
Login | Register
Facebook
Instagram
Telegram
Twitter
Youtube
WORLD
BUSINESS
SPORTS
HEALTH
Login | Register
More
Search
Home
2020
February
2
Daily Archives: February 2, 2020
WARKA
C/Raxmaan C/Shakuur: “Maxay tahay Sababta ay beesha caalamka uga aamusantahay ku tumashada madaxda dowladdu ku tumanayaan Dastuurka..”
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Kenya oo Qodob halis ku ah Soomaalida ku Kordhinayso dastuurkeeda.
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Weerar dhimasho iyo dhaawac dhaliyey oo ka dhacay London
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Madaxweynaha Hirshabeelle oo xariga ka jaray ceel riig ah oo laga hirgeliyay Beladweyne
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay waddo 1.5 (Halkiilo iyo bar mitir oo Magaalada ah
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo sheegay inuu furayo madal wada hadal si loo qanciyo cidii tabasho qabta.
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
IGAD oo qoraalo shaki abuuray ka soo saartay doorashadii Madaxweyne Qoor-qoor
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Dabaaldeg weyn oo lagu qabtay Hargeysa & Muuse Biixi oo ka qeyb galay (Sawirro)
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
LOCAL
Somalia declares emergency over locust swarms
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Shirkad olog la ah Shabakadda Hormuud Telecom oo qarka u saaran in albaabada loo laabo (Waa maxay sababta?!)
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Axmed Fiqi “Galmudug ma ahan State ku yaala Mareykanka oo aqoonsi uga baahan Safiir dhinac u janjeera”
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
DHAGEYSO:MD Qoor-Qoor: Sharaf bey ii tahay inaan xiriir la leeyahay madaxda DF waana ku faanaa
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Coronavirus: Maxay tahay sababta ay cudurrada laga qaado xayawaanka u sii kordhayaan?
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Nin mindi ku hubeysan oo dhimasho & dhaawac ka geystay London (Sawirro)
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Dani oo danihiisa siyaasadeed ee kala dhaxeeya Federaalka u isticmaalaaya mustaqbalka ardayda Puntland
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Cumar Filish Oo Uduceeyey Madaxweyne Axmed Qoor qoor Muxuuse Ku Yiri?
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay Doorashadii Madaxweynaha Gamudug iyo Ku xigeenkiisa.
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub ee maamulka Galmudug
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Qoraal Ka soo Saartay Doorashadii ka dhacday maanta Galmudug
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Senatorada Aqalka Sare oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaadaha ka taagan duleedka Kismaayo
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Dagaalka xooggan oo ka Socda Kismaayo, dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay.
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Dorashadii Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Ku guuleystay Cali Daahir Ciid.
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Madaxweynaha Galmudug. oo uu ku guulaystay Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor).
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Qodob halis ku ah Soomaalida oo ku jira qorshaha ay Kenya ku badaleyso dastuurkeeda.
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
C/raxmaan C/shakuur: “Shakigii laga qabay Maraykanka hadda ayuu cadaaday”
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Maamulada Xulufadda la ah dowladda oo ka hadlay doorashadda Qoor Qoor
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Arin yaab leh Xildhibaanada Galmudug oo telefanada dansaday & dad badan oo baadi goobaya
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
DHAGEYSO:Maxoow Xasan Dahir Aweys kayiri xaalada cakiran ee maamulka Galmudug
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Ra’iisul Wasaare Khayre “Rajada Shacabka Galmudug Waa Midnimo iyo Horumar”
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Wasaaradda arrimaha gudaha DF oo war kasoo saartay doorashada Qoor Qoor
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Sida muuqata Dawlada Soomaaliya ayaa ka awood badisey dhinac kasta oo muujiyey in Khilaafaan Doorashadii maanta dhacday Ee Qoor qoor Madaxweynaha kusoo baxay. Advertisement Inkastoo hore loo sii ogaa guushaasi,hadana waxa ay ka micno aheyd Shakhsi dooran oo xildhibaanada Galmudug ay soo doorteen. Seddex Waxyaabood ayaa laga baran karaa guusha Villa Soomaaliya ay gaartay: 1: Waxay sameysay muuq ahaan wax u eg Doorasho iyadoo isticmaashay Awoodii Qaranka sida Lacagtii Dawladeed,Qasnadana ujebisey rabitaanka Shakhsiga ay wadatay iyadoo Tv-ga Qaranka laga baahiyey Doorashadaasi,oo aan doorashooyinkii kale sida tii Shaakir aan laga tebin. Advertisement 2: Waxay Guul u aragtaa dawlada Soomaaliya inay Beesha Caalamka ka dhaadhicisey inay taageeraan Doorashadaasi kuwaas oo badankood Shaashada kala socday ayideena Qoor qoor inuu madaxweyne noqdo,wixii gadaal iska badeli doona lama oga. 3: In Dawlada Soomaaliya ay Kaarto Siyaasadeed ay la dheeshay Xaaf iyo ahlusuna ay ugu suurta gashay in Doorashadaasi dhuuso mareeb ku qabsato,si loogu aamino in meel ka baxsan doorashadaasi aysan ku qaban. Advertisement Awood kala dhantaalkii lagu sameeyey kol hore Ahlusuna ayey kaga faa’iidey inay guushaan maanta ay keensato Villa Soomaaliya,iyadoo doorashadii Lafta gareen oo kale Beesha caalamka ay aqoonsan doonaan Qoor qoor sida la leeyahay. Inkastoo la maqaar siibay Quwadii Ahlusuna oo xitaa ay ku hanjabeen inay tallaabo qaadayaan hadii doorashadaasi maanta dhacdo hadana sidii ay rabtay Dawlada waa ay heshay,waxaana Galmudug ay foolatay Seddex Madaxweyne. Ma cada waxa xigi doono,iyadoo wax walbo ay yihiin hadba qolo kasta Shakhsiga ay u arkaan ay Madaxweynaha Galmudug ugu yeeri doonaan.
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
3 Waxyaabood Oo Dawlada Guul kaga gaartay Doorashadii Maanta Dhuuso mareeb
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
DHAGEYSO: Dagaalka ka Socda Kismaayo & Meydadka Qaar Oo La Qaadin
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Maxay tahay caqabadda ka taagan helitaanka Passporka? {Akhriiso}
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Dowladda Mareykanka oo Qoor Qoor u aqoonsaday madaxweynaha Cusub ee Galmudug
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug oo goordhaw la doortay
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
C/raxmaan Odawaa oo sheegay in ay dhisayaan Galmudug mideysan & muxuu ka yirii doorashada maanta
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Musharaxiin ka tanaasulay doorashada Madaxweyne kuxigeenka Galmudug & Tiirada musharaxinta
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Madaxweynihii hore ee Galmudug oo u hambalyeeyey Axmed Qoorqoor & Siyaasin diidan doorashada
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Musharixiintii la’saadaalinaaye oo ka haray doorashada madaxweyne kuxigeenka Galmudug iyo labo kamid ah…
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Wareega 1aad ee doorashada Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo la soo geba-gabeeyey & Natiijada
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
TOOS U DAAWO: Doorashada Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo bilaabatay
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Axmed Cabdi Kaariye oo loo doortay Madaxweynaha Galmudug, doorashadii DFS taageersaneyd
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
XOG:Axmed Madoobe & Fahad Yaasiin oo kulan gaar ah ku yeeshay Nairobi & Natiijada ka soo baxday
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
“Farmaajow waad ogtahay inaadan soo laaban doonin annagana waan ognahay’e naga daa haraati danbedka”
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
DEG DEG:Yaa ku guuleystay Madaxweynaha maamulka Galmudug oo goordhaw la doortay
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Toos Udaawo:Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa &shaqsiga kusoo baxaayo oo…
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
DEG DEG:Xildhibaanadi Ahlu Sunna oo ka maqan Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo warar shegaayo…
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Yaa kusoo baxaya Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa ?
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
WARKA
Ogow Tirada lacagta ay Xildhibaanada Galmudug ka heleen Doorashada maanta dhaceysa
Abdi Malik
-
February 2, 2020
0
1
2
Page 1 of 2