Day: February 23, 2020
-
Cali Mahdi ” Soomaali waxey u baahan tahay shir dib u heshiisiin qaran oo ay ku heshiinayaan beelaha Soomaaliyeed…”
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=dvL72cd4rFw] Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi asaga oo ka hadlayey shir ay beesha Mudullood maanta ugu furmey Muqdisho ayaa wuxuu yiri ” Soomaali waxey u baahan tahay shir dib u heshiisiin qaran oo ay ku heshiinayaan beelaha Soomaaliyeed si loo helo dowlad adag oo Soomaali ku mideysan tahay. Nidaamka Federaalka waxaa inoo keeney…
-
Amar ka soo baxay Madaxweyne Qoorqoor oo lagu xiray Radio Galmudug
Amar ka soo baxay Madaxweynaha Galmudug ee garabka dowladda, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa lagu xiray Radio Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb. Ciidamada Dowladda ayaa xalay gudaha u galay Xarunta Radio Galmudug, iyagoona hawada ka saaray idaacadda, kuna wargeliyay Maamulka & Shaqaalaha idaacadda inaanay sii shaqayn karin. Radio Galmudug ayaa ku dhex yaala Xaruntii hore ee…
-
Jubbaland oo ku dhawaaqday dagaal Al-Shabaab looga kicinayo Fariisinkii ugu weynaa
Taliyaha guud ee ciidanka dowlad goboleedka Jubbaland Gen. Aadan Maxamuud Ibraahim ayaa faahfaahin ka bixiyay Xaaladda degaano dhawaan Ciidanka Jubbaland ay kala wareegeen Al- Shabaab ee ka tirsan gobolka Jubbada hoose. Taliyaha ayaa sheegay in nolosha dadka ay kuso noqotay sidii caadiga aheyd oo ay helaan dhamaan adeegyada aas-aasiga ah ee nolosha sida Waxbarashada Caafimaadka…
-
Guddoomiye Mursal & Beesha caalamka oo ka wada hadlay doorashada 2020-ka (Sawirro)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa kulan la qaatay Wakiilo Ka Kala Socday UN, USA Iyo safiirada dalalka La isku yiraahdo Copenhegan Group oo ah safiirada dalalka saaxiibka dhow la ah Soomaaliya. Waxaa kulanka looga hadlayay Doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan Dabayaaqada sanadkan 2020-ka. Safiirada…
-
Abiy’s bid to reconcile Somalia hits a wall
Ethiopia’s Prime Minister Abiy Ahmed has a mountain to climb in his latest bid at mediation between Somaliland and Somalia. A proposal this week to have Dr Abiy accompany Somalia’s President Mohamed Abdullali Mohamed alias Farmaajo to visit Somaliland’s President Muse Bihi Abdi in the capital Hargeisa as part of efforts to warm relations between…
-
Wasaaradda Caafimaadka oo ka Baaraysa cudurka Caronavirus Ajaanibta dalka soo galaysa.
Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dabagal joogta ah ku hayso xaalada ajaaniib dalka soo gashay kuwaas oo laga baaray cudurka Caronavirus balse la xaqiijiyey in aysan qabin. Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa bayaan ay ka soo saartey xanuunkaan dilaaga ah Coronavirus,waxa ay ku sheegtay in aysan jirin khatar Soomaaliya ka jirta oo la xariirta…
-
Wadaadadu sideey u arkaan Siyaasiga?
Oday Buudiiste ah, oo aan kula kulmay Magaalada Siem Reap ee Dalka Cambodia, ayaan weeydiiyay sideed u aragtiin Siyaasiyiinta?. 1- Waxa uu igu yiri: Siyaasiyiintu waxa ey noo sheegayaan Been, weeyna ogyihiin in ey Been noo sheegayaan, Annaguna waan ognahay in ey Been noo sheegaayaan, iyaguna waa ogyihiin in aan ognahay in ey Been noo…
-
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay mutadawiciinta Joogtada ah ee Ololaha Isxilqaan
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay mutadawiciinta hormuudka u ah Olalaha Isxilqaan ayaa ku dhiirrigeliyey in ay kordhiyaan dadaalkooda si degdeg loogu soo gabagabeeyo dib u dhiska Caasimadda, looguna gudbo wajiga labaad ee Olalahan oo lagu hormarinayo guud ahaan gobollada dalka. Mutadawiciintan oo isugu jira Shaqaalaha Rayidka ah…
-
C/Raxmaan C/Shakuur Oo Ka Hadlay Weerarkii Al-Shabaab Ee Ceel-Saliini
Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay weerarkii Al-shabaab maalmo kahor ay ku qaadeen deegaanka Ceel-saliini ee duleedka Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Qoraal uu soo saaray C/raxmaan C/Shakuur ayaa marka hore waxaa uu tacsi u diray Ciidankii dowladda Federaalka ee ku geeriyooday weerarkii Khasaaraha badan dhaliyey ee ka dhacay deegaanka Ceel-saliini.…
-
Yusuf Garaad ”SNM Maxay Boorame ka sameysay 4 Febraayo 1991…”
Borame – Taxanaha 89 – 90 – Qaybta Siddeedaad W/Q: Yusuf Garaad Cumar Duullaan Aniga oo galab la sheekeysanaya akhyaar reer Borame ah ayaa waxaa korkeenna isdaba joog uga dhacay qori aad u culus oo weligeey aanan maqal shanqartiisa argaggaxna wata. Raggii aan wadajoognay markiiba way dhaqaaqeen iyaga oo wejiyadoodu ay durba isbeddeleen. Mid ii…
-
Dowladda Ruushka oo war kasoo saartay saldhigga milatari ee la sheegay inay ka sameysanayso Berbera
Dowladda Ruushka ayaa markii u horeysay si cad uga hadashay warar sheegaya in damaceeda uu yahay inay magaalo xeebeedka Berbera ka sameysato Saldhig Milateri. Ruushka ayaa xaqiijiyey inuusan waqti xaadirkan uusan diyaar u aheyn inuu Berbera ka sameysato Saldhig Milateri, sida uu sheegay Danjire Mikhail Golovanov. Mikhail Golovanov oo ah safiirka Ruushka ee Soomaaliya iyo…
-
Bankiga dhexe ee Somalia oo shacabka uga digay Shirkadaha Forex iyo xogo cusub oo laga helay…
Bankiga dhexe ee Somalia ayaa uga digay shacabka Soomaaliyeed iney ka fogaadaan maalgeshiga shirkadaha sarifka online-ka ah ee Forex oo mudooyinkan ku soo badanayey magaalada Muqdisho iyo qeybo kale oo ka mid ah dalka. Warqad ka soo baxday Bankiga dhexe ayaa lagu sheegay in shirkadahan aysan heysanin ruqsada bankiga dhexe, ayna yihiin shirkaddo khasaare xoogan…
-
Mid kamid ah maamul goboleedyada dalka ee kasoo horjeydo N&N oo qabanaayo doorasho qof iyo cod
Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa maanta kulan baalaaran la qaatay masuuliyiin ka socda hay’adaha dawladda, siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka ah ee Puntland. kulanka oo noqodoona mid 3 biloodle ah waxaa guddigu kusoo bandhigidoonaa wixii qabsoomay 3da bilood ee tagay, wixii caqabado ah iyo doodwadaag dhexmaridoona Guddiga iyo qaybaha kala duwan ee dawladda iyo bulshada. Guddigu…
-
Cumar Filish oo kormeer kedis ah ku tagay xarumo & Jidad ku yaalla Muqdisho (Sawirro)
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed ayaa kormeer shaqo oo kadis ah ku tagay Xarumaha degmooyinka Xamar Weyne, Yaaqshid, Heliwaa, Warta Nabadda, Xarunta Gaadiidka iyo Dhul bixinta iyo qeybo ka mida Wadoyinka Magaalada muqdisho. Waxay halkaas warbixin kaga dhegeysteen Gudoomiyaasha Degmooyinka. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed ayaa bogaadiyey howlaha…
-
DAAWO:Cali Mahdi”Mudulood wax uusan rabin, wallaahi qof Somalia ka sameyn karto inaysan jirin
Cali Mahdi Maxamed madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey shirweynaha beelaha Mudulood maanta uga furmay magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda guud ee Mudulood. Cali Mahadi ayaa sheegay in Mudulood uusan aheyn Qabiil ee uu yahay qowmiyad weyn, sida uu hadalka u dhigay. “Mudulood qabiil maahan waa qowmiyad weyn oo…
-
DAAWO:Xasan Sh. Maxamuud Oo Farmaajo Weeraray Arin Culusna Ka Hadlay iyo Hawiye oo
Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu ka hadlay Shirkii wadatashiga Ee Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho Ee Beesha Mudulood iskugu yimaadeen. Waxa uu sheegay Xasan Sheekh in Dawladnimada ay wax badan kusoo kordhiyeen balse wakhtiga uu ku dhamaaday inta hal heyskii Qabyo ay dhameystira lahaayeen. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=HwkC8gMMvZQ] Xildhibaan Sharafeedka Golaha Shacabka…
-
Sawirro:Madaxweyne Farmaajo Oo Galabta Villa Soomaaliya Kulan La Diyaariyey Kula Yeeshay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay mutadawiciinta hormuudka u ah Olalaha Isxilqaan ayaa ku dhiirrigeliyey in ay kordhiyaan dadaalkooda si degdeg loogu soo gabagabeeyo dib u dhiska Caasimadda, looguna gudbo wajiga labaad ee Olalahan oo lagu hormarinayo guud ahaan gobollada dalka. Mutadawiciintan oo isugu jira Shaqaalaha Rayidka ah ee…
-
Ganeralo Uu Farmaajo Ruqseeyey Oo Shirka Mudulood Maanta La Wareegay
Dawlada Soomaaliya ayaa waxay isku dayday inay Baajiso Shirka Mudulood Ku lahaayeen Maanta oo Axad ah magaalada Muqdisho balse ugu dambeyn waa uu qabsoomay Kulanka. Dhaleeceyn iyo Eedeyn culus ayaana loo jeediyey Dawlada Soomaaliya,taas oo Hadalkii ugu saameynta badnaa Cali Mahdi oo meesha ka yiri “Mudulood Waxaysan Ogeyn Soomaaliya kama dhici karaan”. Hadaba Shirkaasi Beesha…
-
Sawirro:Maxaadan Ogeyn Oo Maanta ka dhacay Magaalada Dhuuso mareeb?
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobolleedka Galmudug Cali Daahir Ciid, ayaa kulan la qaatay Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Dowlad Gobaleedka Galmudug, Kulankaan ayaa ahaa mid isbuucle ah oo ay ku kala warqaatan madaxweyne kuxigeenka iyo Agaasimeyaasha Guud ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Agaasimayaasha wasaarada Galmudug ayaa warbixin guud ka siiyay madaxweyne ku xigeenka Galmudug Howlaha Socda ee…
-
Laftagareen oo xariga ka jaray wadada gasha Garoonka dayuuradaha Baydhabo (Sawirro)
Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/asiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Golihiisa wasiirada iyo Xildhibaano heer fedaraal ah ayaa Xariga ka jaray qeyb ka mid ah Garoonka dayuuradaha Baydhabo oo Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Koonfur galbeed ay dayactir ku sameysay. Qeybta dayactirka lagu sameeyay ayaa waxay ahaan jirtay meel Biyo Fariisin…
-
Ma dhab baa in dad looga shakiyey cudurka Coronavirus lagu fasaxay Muqdisho?
Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa ka hadashay warar sheegaya in dad qaba cudurka Coronavirus oo ka soo degay garoonka dayuuradaha Aadan cadde lagu soo fasaxay magaalada Muqdisho ka dib markii la waayey goob lagu karantiilo. Qoraal ka soo baxay wasaarada ayaa arrintaas so weyn loogu beeniyey, waxayna wasaaradu sheegtay in hadda aysan jirin khatar laga walaaco…
-
Al-Shabaab iyo dadka deegaanka Ceel-Cali oo ku dagaalamay dhagax qaali ah
Wararka naga soo gaarayo Gobolka Hiiraan, Gaar ahaan deegaanka Ceel-Cali ayaa sheegaya inuu halkaas ka dhacay dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac kaasoo u dhaxeeyey dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab iyo dadka Deegaanka. Dagaalka dhex maray dadka Deegaanka Ceel Cali iyo Al-Shabaab ayaa yimid kadib markii deegaanka lagu arkay Dhagax qaali ah oo dadka deegaanka ay heleen.…
-
Ciidamada Dowladda oo Xoolo nool ka soo furtay Maleeshiyaadka Al-Shabaab.
Maxaas:-Howlgal qorsheysan oo ciidamada Xoogga Dalka ka sameeyeen tuulada Muuse-geel iyo kuwa kale oo ka tirsan gobolka Hiiraan, ayaa ujeedkiisu ahaa sidii Kooxda Al-Shabaab looga sifeyn lahaa Waddooyinka u dhaxeeya deegaanada Moqokori iyo Maxaas oo maleeshiyada Al-Shabaab ay si dhuumaaleysi ah ku soo galaan mararka qaar, ayna dadka shacabka kaga qaataan Xoolo baad ah. Saraakiisha…
-
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay duqayn ka dhacday Gobolka Jubada dhexe.
War- ka soo baxay Wasaaradda War-faafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in duqeynta degmada Saakow lagu dilay laba sarkaal oo ka tirsan Al-shabaab laguna dhaawacay mid kale. Waxaa kale oo war-saxafadeedka Wasaaradda war-faafinta Soomaaliya intaas ku daray in howlgalkaas lagu burburiyay talis ay Al-shabaab ku lahaayeen Magaalada Saakow ee Gobolka Jubada dhexe. Dowladda Soomaaliya…
-
Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray xarunta labaad ee Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda dalka+Sawirro.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarigga ka jaray xaruta labaad ee hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo laga hirgeliyay degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir. Xaruntaan cusub ee laga daahfuray degmada Cabdicasiis ayaa ah mid loogu adeegi doono bulshada caasimadda gaar ahaan 8-degmo oo katirsan gobolka Banaadir…
-
Ciidamada Danab oo la wareegay deegaano dhowr ah,islamarkaana Gacanta ku dhigay Maleesjiyaad Al-Shabaab ah.
Ciidamo ka tirsan kuwa kumaandooska dowlada ee Danab ayaa Howgalo ka dhan ah Al-Shabaab ayaa waxay ka sameeyeen deegaano Hoos Yimaada Gobolka Sh/hoose. Howlgaladan ayaa ahaa kuwa ay bilaabeen ciidanka Danab kuwaas oo ka sameeyey Deegaano aad ugu Dhow Tooratoorow oo Maxkamada Shabaabku ay Ku taal. Taliska Xooga dalka gaar ahaan qaybta Danab ayaa sheegay…
-
Caqabado hor taagan Caleemo Saarka Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug
Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaan wali loo caleemo saarin xilka Madaxweynaha Galmudug oo 2-dii bishan Febraayo loogu doortay magaalada Dhuusomareeb. Qoor Qoor ayaa howlihiisa shaqo ka wada magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug, warar aan helnay ayaana sheegaya in caqabado dhoor ah ku horgudban yihiin in Madaxweynaha la caleemo…
-
XOG: Ciidankii ilaalada u ahaa Xaaf oo iska dhiibay Dhuusomareeb & Qoor Qoor oo soo dhoweeyay
Ciidamo ilaalo gaar ah u ahaa Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo sheegta inuu yahay madaxweynaha Galmudug ayaa iska dhiibay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. ilaa iyo labo gaadiid oo nooca dagaalka ah oo ay saaran yihiin ciidamo hubeysan ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb,kuwaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada,waxayna ka goosteen madaxweyne Xaaf. Ciidankan…
-
XOG: RW Kheyre oo Axmed Madoobe kaga hormaraya gobolka Gedo & xiisad dagaal oo taagan
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku wajahan degmooyinka gobolka Gedo. Ilo xog ogaal ah oo ka tirsan xafiiska Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa inoo xaqiijiyay safarka Ra’iisal wasaaraha ee gobolka Gedo.waxaana ku wehlin doona taliyaha ciidamada lugta ee Dowladda Federaalka iyo xubno kale oo ka tirsan Xukuumadda.…
-
Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Jubbada Dhexe & Hogaamiye lagu dilay
War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo uu Mareykanka ka fuliyey degmo ka tirsan Gobolka Jubbada Dhexe. Qoraalka Africom ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareykanka oo kaashanaya Saaxiibadooda Soomaaliya ay shalay oo ku beegneyd 22/2/2020 ay duqeyn dhinaca cirka…
-
Daawo Vedio:Saddex Sano kadib Maxaa iska bedelay Aragtida dadka ee Xukuumadda Kheyre?
23-kii Bishii Febataayo Sanadkii 2017 ayaa Madaxweyne Farmaajo waxaa uu xilka Ra’iisul Wasaarenimo uu u Magacaabey Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre,waxaana maanta laga joogaa muddo Saddex Sano ah. Hadaba Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre Saddexdii Sano ee la soo dhaafay maku guulesatay waxyaabihii loo igmadey. Shacbaka muqdisho ayaa badiin kood sheega in Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre…
-
Ex Wasiir Obsiye ”Diyaaradihii weeraray Awdal 1984 jabhadii SNM ayaa ka danbeysay…”
Ex Wasiir Obsiye oo ka hadlay dhibaatooyinkii soo maray dadka degen Gobolka Awdal oo ay u geysteen jabhadii SNM iyo xasuuqii ka dhacay magaalada Dila. Obsiye oo u soo bandhigaayo labo Dhacdooyinka midi Waa dhacdadii 30 Jan. 1984 tan kalena ay aheed 4 Feb. 1991 oo lagu xasuuqay reer Awdal. Ex wasiir obsiiye oo kashifay…
-
Ciidanka Danab oo la wareegay deegaano Lix Gaaraya Sidoo kalena Gacanta ay ku dhigay 6 shabaab ah.
Ciidamo ka tirsan kuwa kumaan dhooska dowlada ee Danab ayaa Howgalo ka dhan alshabaab waxaa ay ka sameeyeen deegaano Hoos Yimaada Gobolka Sh.hoose. Howlgaladan ayaa ahaa kuwa ay bilaabeen ciidanka Danab kuwaas oo ka sameeyey Deegaano aad ugu Dhow Tooratoorow oo Maxkamada Shabaabku ay Ku taal. Taliska Xooga dalka gaar ahaan qaybta Danab ayaa sheegay…
-
Wafdi Ka Socda Guddiga Doorashooyinka Oo Maanta Gaaray Magaalada Jowhar+Ujeedka
Wafdi ka socdo Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka (GMDQ) oo ay hogaaminayso Kumishineer Khadiija Cosoble Ali ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle. Wafdiga ayaa waxaa ka mid ahaa kumishineero, lataliyayaal, agaasimayaal iyo hawl wadeeno. Ujeedada socdaalkaan ayaa ku qotonto wacyigelin iyo wadatashiyo la xariira arimaha doorashooyinka ee la filayo inay dhacaan…
-
Dowladda Oo War Kasoo Saartay Duqeyn Lagu Dilay Hogaamiye sare Al-Shabaab Ah+Magaca Sarkaal
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Ciidanka Dowladda Mareykanka (AFRICOM) ayaa duqeyn ka gaystay Magaalada Saakow ee dhacda gobolka Jabbada Dhexe ee Soomaaliya. Duqeyntan ayaa waxaa la sheegay in lagu dilay labo ka mid ah madaxda sare ee Al-shabaab halka mid kale na lagu dhaawacay iyada oo lagu baabi’iyey xero ciidan oo ay Al-shabaab halkaa ku…
-
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo sheegay in la qabtay Xubno Shabaab ah & hubkooda+Magacyada
Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faah faahin Guud waxaa ay ka bixiyeen howlgal Saacadihii la soo dhaafay Ciidanka dowladda Soomaaliya ay ka fuliyeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolkaas. Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa sheegay in Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee DANAB ay howlgal ka fuliyeen deegaannada,Baladul amiin, Tooratooroow,…
-
Ciidamo ka tirsan Booliska oo soo qabtay Koox Burcad ah & Hubkii ay wateen
Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa waxaa ay howlgal qorsheysan oo amni xaqiijin ah ka fuliyeen Xaafado ka tirsan degmada Dharkenleey ee Gobolkan Banaadir,kadib Cabasho ay Maamulka u gudbiyeen dadka Shacabka ah. Howlgalka oo uu hor kacayay guddoomiyaha degmada ayaa waxaa la sheegay in lagu soo qabtay Koox Burcad ah oo dadka Shacabka ah dhac…
-
Madaxweyne Axmed Madoobe oo Dhoobley kula kulmay saraakiisha Ciidamada Daraawiishta.
Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ku sugan Magaalada Dhoobley waxa uu la kulmay saraakiisha Ciidamada Daraawiishta Maamulkaas ee ku sugan Degmadaas. Waxa uu kala hadlay sidii ay u sameyn lahayaeen howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab oo la isugu furayo waddooyinka isku xira degmooyinka Gobolada Jubbooyinka, maadaama Degmooyinka Gobolka Gedo intooda…
-
Turkey sets up mechanism to explore oil, gas and mining opportunities in Somalia.
The Turkish government is moving to exploit oil, gas and mining prospects in Somalia by establishing a mechanism that will allow both private and state-owned companies to explore energy opportunities in the country, which is strategically located in the Horn of Africa. A memorandum of understanding (MoU) between Turkey and Somalia on comprehensive energy and mining…
-
Turkiga oo soo bandhigay heshiis 5-sano ah oo ay wada gaareen Soomaaliya, laguna sahminayo Shidaalka iyo Macdanta Soomaaliya.
Dowladda Turkiga oo xiriir dhaw la leh Soomaaliya waxay dadaal dheeraad ah gelineysaa sidii loo baari lahaa Shidaalka, Gaaska iyo Macdanta, si ay wadajir ugu sahmiyaan muhiimadda Tamarta Dalka. Xogta Warkaan oo uu qoray Website-ka Nordic Monitor oo ay leedahay Shabakadda Cilmi-baarista iyo la-socodka ee Nordic Research and Monitoring Nerwork oo xarunteedu tahay Magaalada Stockholm…
-
Itoobiya oo sheegtay inay isku soo dhawaanayaan Soomaaliya iyo Somaliland,kadib raali gelintii Farmaajo.
Dowladda Itoobiay ayaa markii ugu horreeyay ka hadashay kulankii dhawaan dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, kaasi oo ka dhacay Magaalada Addis Ababa. War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay inay tahay arrin wanaagsan raali-gelintii Madaxweyne Farmaajo uu ka bixiyay dhibaatadii dowladda Kacaanka…
-
Daawo vedio: Xarunta labaad ee Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadaha oo Muqdisho laga furay
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga kajaray xarunta labaad (2-aad) ee hey’ada socdaalka iyo Jinsiyadaha dowlada federaalka Soomaaliya oo laga hirgaliyay degmada Cabdicasiis. Xaruntan cusub ee la daahfuray ayaa ah mid loogu adeegi doono bulshada Caasimadda ku dhaqan gaar ahaan 8-Degmo oo katirsan gobolka Banaadir kuwaas…
-
Khilaaf ka dhashay Hab maamuuska dowladnimo ee Maamulka Puntland {Akhriiso}
Waxaa soo ifbaxay khilaaf ku saabsan cidda leh awooda maamulka dowlad goboleedka Puntland marka ay madaxweynaha,madaxweyne ku xigeenka iyo Guddoomiyaha baarlamaanka ka wada maqan yihiin Puntland. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame oo ka hadlay arrintan ayaa madaxweynaha Puntland Deni ku eedeeyay in uu ku ciyaaray Hab-maamuuskii dowladnimo kadib markii…
-
Akhriiso: Turkiga oo shaaciyay heshiis 5-sano ah, laguna sahminayo kheyraadka Soomaaliya.
Dowladda Turkiga oo xiriir dhaw la leh Soomaaliya waxa ay dadaal dheeraad ah gelineysaa sidii loo baari lahaa Shidaalka, Gaaska iyo Macdanta, si ay wadajir ugu sahmiyaan muhiimadda Tamarta Dalka. Xogta Warkaan oo uu qoray Website-ka Nordic Monitor oo ay leedahay Shabakadda Cilmi-baarista iyo la-socodka ee Nordic Research and Monitoring Nerwork oo xarunteedu tahay Magaalada Stockholm ee…
-
Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarunta labaad ee Hay’adda Socaalka & Hal Ariin oo lagu diilay
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga kajaray xarunta labaad (2-aad) ee hey’ada socdaalka iyo Jinsiyadaha dowlada Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya oo laga hirgaliyay degmada Cabdicasiis. Xaruntan cusub ee la daahfuray ayaa ah mid loogu adeegi doono bulshada Caasimadda ku dhaaan gaar ahaan e 8-Degmo oo katirsan gobolka…
-
Xaalad adag oo soo wajahday dadka Qoryooleey kadib weerarkii ka dhacay & Cabsii kajirta
Dadka ku nool egmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa xilligaan soo wajahay xaalado adag,kadib markii dhawaan Al-Shabaab ay weerar qarax ahaa ku bur buriyeen buundadii degmadaas. Buundada degmada Qoryooley ee qaraxa lagu burburiyey ayaa waxaa ay aheyd mid ay adegsan jireen gaadiidka xamuulka iyo kuwa kale ee ganacsiga geeya degmadaasi,hayeeshee intaas oo dhan…
-
Dowladda Talyaaniga Oo Go’aan Culus Kasoo Saaray Cudurka Coronavirus
Dowladda Talyaaniga ayaa waxa ay soo saartay “tallaabooyin culus” oo ay ku xakamaynayso in caabuqa coronavirus uu ku faafo qaaradda Yurub. Ra’iisul Wasaare Giuseppe Conte ayaa gelinkii dambe ee Sabtida waxa uu ku dhawaaqay qorshe degdeg ah xilli tirada dadka uu caabuqaasi ku dhacay ay sare u kacday oo ay gaartay 79. Tallaaabooyinka ayaa la…
-
Itoobiya Oo War Kasoo Saartay Kulankii Dhexmaray MD Farmaajo Iyo Muuse Biixi
Dowladda Itoobiay ayaa markii ugu horreeyay ka hadashay kulankii dhawaan dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, kaasi oo ka dhacay Magaalada Addis Ababa. War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay inay tahay arrin wanaagsan raali-gelintii Madaxweyne Farmaajo uu ka bixiyay dhibaatadii dowladda Kacaanka…
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Gobalka Banaadir oo shaaciyey dhibaato ka jirto Xabsiyada Dowlada
Guddoomiyaha Maxkamadda Gobalka banaadir Muuse Macalin Maxamed oo ka qayb galayay munaasabad lagu waynaynayay 50 sano guuradii kasoo wareegtay markii la’aas aasay Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed oo xalay lagu qabtay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in Carruurta Soomaaliyeed ay dhibaatooyin ku qabaan xabsiyada dalka. “Carruurta ma qaadan Koriimo ku filan jirkooda, waxaa suurta…
-
Wararkii ugu danbeeyay Al-Shabaab & dadka deegaanka Ceel Cali oo ku dagaalamay Dhagaxyo
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya deegaanka Ceel cali oo ka tirsan Gobolk Hiiraan, Shabaab & dadka deegaanka ayaa waxa ay ku dagaalameen dhagaxyo qaali ah. Dhagaxyadaan ayaa lagu arkay deegaanka Ceel Cali, waxaana aruursaday dadka deegaanka, balse qaar ka mid dadka deegaanka ayaa xog la wadaagay Shabaab, waxaana ay u sheegeen in la…