Day: February 27, 2020

  • Xogta dagaalkii caawa Dhuusomareeb ku dhex maray DF iyo Ahlu-Sunna iyo sida uu ku billowday

    Xogta dagaalkii caawa Dhuusomareeb ku dhex maray DF iyo Ahlu-Sunna iyo sida uu ku billowday

    Waxaa goor dhaw joogsaday is-rasaaseyn socotay ku dhawaad saacad oo caawa magaalada Dhuusamreeb ku ku dhex martay ciidamada dowladda federaalka iyo ilaalada hoggaanka Ahlu-Sunna Waljamaaca ee ku sugan xarunta Inji. Badweyn Online ayaa u kuur gashay waxa sababay iska-hor imaadka labada dhinac ee kala taabacsan Ahlu-Sunna iyo dowladda federaalka. Shaqaaqadaas ayaa bilaabatay kadib markii dhalinyaro…

  • Madasha Dhalinyarada Walaalaha Xaafada Buur-Hindi Oo Deeq Gudoonsiiyey Qoys Danyar ah.

    Madasha Dhalinyarada Walaalaha Xaafada Buur-Hindi Oo Deeq Gudoonsiiyey Qoys Danyar ah.

    Madasha dhalinyarada dalka iyo dibada ee degmada warta nabada gaar ahaan xaafada buur hindi ayaa dadaalo ay sameeyeen kadib deeq raashin iyo mooto bachaach ah gudoonsiiyey qoys danyar ah oo agoonley ah si ay nolol maalmeedkooda uga helaan . xarunta aadan cade university ee xaafada buur-hindi ee degmada warta nabada ayaa munaasabad lagu qabtay waxaa…

  • Rasaas caawa la isku weydaarsaday Dhuusamareeb & Wararkii ugu dambeeyey

    Rasaas caawa la isku weydaarsaday Dhuusamareeb & Wararkii ugu dambeeyey

    Sida ay sheegayaan warar goor dhow soo gaaray warqabadka shabakada Badweyn Online rasaas xooggan ayaa goor dhow isqabsatay qeybo ka mid ah magaalada Dhuusamareeb oo ah xarunta maamulka Galmudug. Rasaasta oo ah mid goos goos ah ayaa ka dhaceysa nawaaxiga Madaxtooyada Galmudug iyo xarunta Inji oo ay kala degan yihiin madaxda isdiidan ee Galmudug iyo…

  • Cudur sababa dhimasho iyo xaalado layaab leh oo saameeyay deegaanka Soomaalida Itoobiya

    Cudur sababa dhimasho iyo xaalado layaab leh oo saameeyay deegaanka Soomaalida Itoobiya

    Deegaanno ka tirsan ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa laga soo tabiyay cudurro sababay dhimasho iyo waxyeello kale oo aysan horay u aqoonin dadka ku dhaqan aagaas, sida uu BBC-da u sheegay nin ay saameynta cudurradaas gaartay qaar ka mid ah eheladiisa. Xanuunnadan oo ay sidoo kale wax ka qoreen qaar ka mid ah warbaahinta caalamiga ah…

  • Putin oo sharraxay xaqiiqada ku saabsan arrin lagu xaman jiray muddo dheer

    Putin oo sharraxay xaqiiqada ku saabsan arrin lagu xaman jiray muddo dheer

    Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa qirtay in horay loogu soo bandhigay fursad ku saabsan inuu sameysto qof muuqaal ahaan u eg, si amnigiisa loo sugo, laakiin uu diiday inuu aqbalo. Wuxuu sheegay in arrintan, oo muddo dheer lagu xaman jiray, miiska loo soo saaray horaantii sanadihii 2000, markii uu Ruushka la dagaallamayay kooxihii gooni u…

  • Soomaaliya oo ku dhowaaqday inay qaadeyso tallaabooyin ka dhan ah faro-gelinta Kenya

    Soomaaliya oo ku dhowaaqday inay qaadeyso tallaabooyin ka dhan ah faro-gelinta Kenya

    Wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa qoraal cusub oo ay soo saartay ku sheegtay in Kenya ay faro-gelin xooggan ku hayso arrimaha gudaha Soomaaliya, waxayna ugu baaqday inay si deg deg ah u joojiso. “Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu yeeraysaa Dowladda Kenya in ay si deg-deg ah u joojiso xadgudubyada ka dhanka ah madaxbannaanida Soomaaliya…

  • Cilmi Baaris Nuuceeda Hore Loo Arkin Oo Laga Sameeyey Muqdisho+Natiijada

    Cilmi Baaris Nuuceeda Hore Loo Arkin Oo Laga Sameeyey Muqdisho+Natiijada

    Cilmi baaris kusaabsan Dadka Danyarta ah ee isugu jira Barakacayaal iyo Dadka lanolosha ah kuna dhaqan Caasimadda Muqdisho ayaa lagu soo bandhigay Magaalada Muqdisho. waxaana kaqayb galay masuuliyiin uu ugu horeeyo Guddoomiye kuxigeenka Howlaha Guud, Aggaasimayaal Gudoomiyaha Degmada Howlwadaag Lataliyaal, Qaar kamid ah Xeeldheerayaal dhanka Cilmi Baarista ah Jamacadaha Magaaladda iyo Bulshadda qeybaheeda kale. Kulankaan…

  • Ciyaartoy caan ah oo xaaskiisa bil walba magaalo joog u siiya 100 kun oo doolar.

    Ciyaartoy caan ah oo xaaskiisa bil walba magaalo joog u siiya 100 kun oo doolar.

    Wargeyska Corriere dello Sport ee wax ka qora ciyaaraha qaaradda Yurub ee kasoo baxa magaalada Rome ee dalka Talyaniga ayaa kusoo warramay in ciyaaryahanka u dhashay dalka Burtiqiiska ee u dheela kooxda Juventus, Cristiano Ronaldo uu lacag dhan 100 kun oo doolar magaalo joog ahaan bil walba u siiyo gabadha ay wada joogan ee Georgina…

  • Duqa Muqdisho oo Xarigga ka jaray Maktabad Eng.Yariisow lagu maamusay +Sawirro

    Duqa Muqdisho oo Xarigga ka jaray Maktabad Eng.Yariisow lagu maamusay +Sawirro

    Muqdisho:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta Xarigga ka jaray, Maktabad cusub oo maamulku ka hirgeliyay gudaha xarunta Dhalinyarada Gobolka. Maktabaddan ayaa lagu maamusay, Duqii hore ee Muqdisho, Allah u naxariistee, C/raxmaan Cumar Cismaan Eng; Yariisow. Isagoo ka hadlayay musaabadii lagu furayay Maktabaddan ayuu Guddoomiye Cumar Filish sheegay in…

  • Wasiirka Shaqada ee Soomaaliya oo ka kulmay dhiggiisa Dalka Sudan.

    Wasiirka Shaqada ee Soomaaliya oo ka kulmay dhiggiisa Dalka Sudan.

    Khartoum:-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Soomaaliya, Sadiiq Xirse Warfaa iyo dhiggiisa Dalka Suudaan , Lena Al-sheikh Cumar ayaa ka wadahadlay iskaashi ay wada yeeshaan labada wasaaradood ka dib markii ay ku kulmeen caasimadda Suudaan ee Khartoum. Kulanka labada wasiir ayaa waxaa goob joog ahaa, danjiraha Soomaaliya ee Suudaan Maxamed Sheekh Isaaq, qeybsanaha ganacsiga ee…

  • Meeyarkii yimaadaba maxaa Mooradeyda ku diray?.

    Meeyarkii yimaadaba maxaa Mooradeyda ku diray?.

    Ma fiirisay Muhimda Talooyinka lagu siinayo, Saameynta ey ku leeyihiin Bulshada dan yarta ah, In Lo’da Magaalada laga xereeyo Howlo uga muhimsan Bulshada ayaa jiro. Dadku Badanaa haddii la yiraa Lo’dii Magaalada ayaa la xareeynayaa, iyaga oo aan ka fikirin Sababta, Faa’iidada iyo khasaaraha ayey si fudud u yiraahdiin Ciidamada Deegaanku ha xareeyeen, ( F.S:…

  • Safaaradda Mareykanka oo ka digtay weerar kusoo socda hotel weyn oo ku yaalla Nairobi

    Safaaradda Mareykanka oo ka digtay weerar kusoo socda hotel weyn oo ku yaalla Nairobi

    Safaaradda Mareykanka ee Nairobi ayaa soo saartay digniin xooggan uu ku saabsan weerar argagixiso oo weyn oo la qorsheynayo in laga fuliyo dalka Kenya. Bayaan ay safaaradda Khamiista maanta ah soo dhigtay website-keeda, ayey ku sheegtay in kooxaha argagixisiada ay qorsheynayaan weerar lala beegsanayo hotel weyn oo ku yaalla Nairobi. “Weli lama ogaan hotel-ka weerarka…

  • DHAGEYSO: Xogta Hoose Dagaalka Ka Dhaxeeya Wasiiro Katirsan Xukuumada

    DHAGEYSO: Xogta Hoose Dagaalka Ka Dhaxeeya Wasiiro Katirsan Xukuumada

    Saxaafada Ayey Kula hadashay Maanta Magaalada Muqdisho Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaradaha Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayey ka hadashay waxyaabaha ku kalifay inay diido Baaritaan la marin lahaa maalmo ka hor markii ay Dalka kusoo laabatay oo ay Shaqaalaha Caafimaadka ka diiday inay Corono Virus-ka baaraan. Wasiir Khadiijo ayaa kasoo noqotay Dalka Turkiga waxayna ugu horeyn…

  • Jubbaland Oo War Culus Kasoo Saartay Galabta Xaalada Gobolka Gedo

    Jubbaland Oo War Culus Kasoo Saartay Galabta Xaalada Gobolka Gedo

    Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada Jubbaland Injineer Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dawlad goboleedka Jubbaland ay taageertay qodobadii laga soo saaray shirkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Wasiirku wuxuu sheegay in qodobada ay shirkaas ka sheegeen wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan iyo…

  • Golaha Wasiirada Somalia oo ansixiyey heshiis DF la gashay shirkadda SAT Service (Sawirro)

    Golaha Wasiirada Somalia oo ansixiyey heshiis DF la gashay shirkadda SAT Service (Sawirro)

    Golaha Wasiirrada xukuumadda fedraalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen Hindise Sharciyeedka hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Hindise Sharciyeedka Socdaalka, Xeerka lahaanshiyaha xuquuqda Daabacaadda, siyaasadda waxbarashada dalka iyo Hindise Sharciyeedka Ciidanka Booliiska. Kulanka golaha Wasiirrada ayaa sidoo kale lagu ansixiyay Sharciga abuurka iyo Noocyada Dhirta, Sharciga Badbaadinta dhir-beereedka, siyaasadda…

  • Ajaanib lagu daray guddiga ka gar-naqi doona doorashada Somaliland

    Ajaanib lagu daray guddiga ka gar-naqi doona doorashada Somaliland

    Khilaafka siyaasadeed ee hareeyay doorashada la filayo inay ka dhacdo jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa u muuqda mid hadda xal laga gaaray, kadib markii ay maanta heshiis kala saxiixdeen Madaxweyne Muuse Biixi iyo hogaamiyayaasha mucaaradka. Warsaxaafadeed ay wadajir usoo saareen oo ciwaankiisu yahay Heshiiska Qabashada Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka iyo Golaha wakiillada ee…

  • Madaxweyne ku-xigeenka Iran oo laga helay Coronavirus

    Madaxweyne ku-xigeenka Iran oo laga helay Coronavirus

    Madaxweyne ku-xigeenka Iran ee arrimaha haweenka iyo qoyska Masoumeh Ebtekar, ayaa ka mid noqotay dadka laga helay cudurka Coronavirus ee dalkaas kusii faafaya, sida uu sheegay wasiir ku-xigeenka caafimaadka Iraj Harirchi. Kiiska Ebtekar ayaa la sheegay inuu yahay mid fudud, islamarkaana aan isbital loo dhigin. Dhinaca kale, Iran ayaa sheegtay in tirada dadka u dhintay…

  • Ciidamada Kenya ‘oo kusoo biiray’ xiisadda ka taagan Beled-Xaawo

    Ciidamada Kenya ‘oo kusoo biiray’ xiisadda ka taagan Beled-Xaawo

    Guddoomiye ku xu-xigeenka gobalka Gedo ee dowladda Soomaaliya Cusmaan Nuur Xaaji ayaa ka hadlay ciidamo ka tirsan daraawiishta Jubaland oo soo gaaray magaalada Beled-Xaawo. Cusmaan Nuur Xaaji ayaa sheegay in ciidanka soo gaaray duleedka magaaladda Beled-Xaawo ay yihiin ku dhawaad 50 askari oo lagu soo qaaday gaadiid uu ka mid yahay hal gaari oo kuwa…

  • DAAWO:Wasiir Khadiijo Diiriye Oo Ka Hadashay Baaritaankii Corono Virus-ka Ay Diiday iyo xogo qarsonaa

    DAAWO:Wasiir Khadiijo Diiriye Oo Ka Hadashay Baaritaankii Corono Virus-ka Ay Diiday iyo xogo qarsonaa

    Si kulul ayey uga hadashay Wasiir Khadiijo arintii Lagu sameenayey Baaritaankii dhawaan ay diiday Cudurka Corono Virus-ka. Wasiir Khadiijo Diiriye ayaa sheegtay inay Khaladaad ka dhex jiraan habka Shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Cudurka uga baarayaan dadka kasoo degaya Garoonka Diyaaradaha Muqdisho. https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v6.0 Jawaab-celinteeyda ku aadan Qancinta Taageerayaasheeyda Gudaha dalka iyo dibadiisaba ku nool. Posted by…

  • Yuusuf Garaad Oo Fariin Loo Baahnaa Soo Diray & Cudurka Corono Virus Oo…

    Yuusuf Garaad Oo Fariin Loo Baahnaa Soo Diray & Cudurka Corono Virus Oo…

    Wasiirkii hore Ee Arimaha Dibada Soomaaliya Marna soo noqday Saxafi Warbaahin Caalami ah lasoo shaqeeyey Yuusuf Garaad Cumar ayaa waxa uu soo diray Fariin muhiim ah oo Warbaahinta Soomaalida kusocotay. HOOS KA AKHRISO QORAALKA YUUSUF GARAAD SOO SAARAY Ujeeddo: Talo Waad la socotaan Coronavirus iyo cudurka uu dhaliyo ee Covid–19 ayaa caalamka aad ugu faafaya.…

  • XOG: Wasiir Isloow & Cumar Filish oo isku Khilaafay caqabad ka jirta Muqdisho

    XOG: Wasiir Isloow & Cumar Filish oo isku Khilaafay caqabad ka jirta Muqdisho

    Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow & Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxameed “ Filish” ayaa isku khilaafay furitaanka wadooyinka qaar ee ku yaalo magaalada Muqdisho,kuwaas oo muhiim u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka. Cumar Filish ayaa isku dayay inuu dhaqaajiyo dhagxaanta wadooyinka ku xiran lana geeyo wadada sodonka ka xagga si ay…

  • Garoonka Diyaaradaha Garowe Oo Lacag Dadka Dhoofaya Laga qaado [SABABTA]

    Garoonka Diyaaradaha Garowe Oo Lacag Dadka Dhoofaya Laga qaado [SABABTA]

    Dhowr Qof oo aan lahadalnay kana dhoofayey Garoonka Diyaaradaha Garowe ayaa inoo xaqiijiyey in Lacag ka baxsan inta Adeega Duulimaad laga qaadayey. Qidmad dhan 3 Dollar ayaa qofka laga rabaa oo lagu sheegay inay Tahay mid Nadaafada Madaarka loogu talo galay. Inkastoo ay wanaagsan tahay Arintaan hadana Yaa laga rabay inay sidaas sameyso Ma Dawlada…

  • Shirkii Mogadishu Guest House waa Bilowga Soomaalida Cusub!

    Shirkii Mogadishu Guest House waa Bilowga Soomaalida Cusub!

    Miyi iyo Magaalo, Gudaha & Dibadda, meel walba ayaa laga hadal hayaa Shirkii 23 February ka dhacay Magaalada Muqdisho, Muxaafad iyo Mucaarad iska soo horjeedo ayaa laga dhaxlay Shirkaasi oo ahaa mid wada Tashi ah! Hadal-heyn badan ayuu dhaliyay, aragtiyo is-diidan ayaa laga bixiyay, taageerayaasha shirkaas ayaa rumaysan in kulankaasi uu ahaa mid Hiil u…

  • Uhuru gives NEP leaders 14 days to solve ‘homegrown’ terror attacks

    Uhuru gives NEP leaders 14 days to solve ‘homegrown’ terror attacks

    President Uhuru Kenyatta gave North Eastern leaders 14 days to come up with an amicable solution on security challenges in the region that has affected various activities including education. The President told the leaders who included governors Ali Roba (Mandera), Mohamed Abdi Mohamud (Wajir), Ali Korane (Garissa), leader of majority in the House Aden Duale…

  • IMF Managing Director Kristalina Georgieva Announces Financing Milestone on Debt Relief for Somalia

    IMF Managing Director Kristalina Georgieva Announces Financing Milestone on Debt Relief for Somalia

    IMF Managing Director Kristalina Georgieva today announced that the International Monetary Fund has secured sufficient financing pledges to allow the Fund to provide comprehensive debt relief to Somalia. Over 100 IMF member countries have pledged to provide more than SDR 242 million (US$334 million) in financing. Once all pledges are formalized, a process will be…

  • Booliiska Cabuud waaq oo qabtay Qamri fara badan.

    Booliiska Cabuud waaq oo qabtay Qamri fara badan.

    Caabud-waaq:-160 Dhalo oo Khamri iyo dhowr Kiilo oo Xashiish ah ayaa maanta lagu soo Bandhigay Saldhigga Degmada Caabud-waaq ee Gobolka Galguduud. Taliska Booliska Degmada Caabudwaaq ayaa Howl-gal ay sameeyeen degmada 24,kii saac ee la soo dhafay waxaa ay maanta meel faara ah ku bur buriyay in ka badan 100 dhalo oo Khamri ah, waxaana wehliyay…

  • Iran: Mas’uul kale oo uu ku dhacay cudurka Corona & Dadka u dhintay cudurka oo ay Gaartay 26 qof.

    Iran: Mas’uul kale oo uu ku dhacay cudurka Corona & Dadka u dhintay cudurka oo ay Gaartay 26 qof.

    Tirada dadka u dhintay caabuqa Corona gudaha Iran oo korortay Wasaaradda caafimaadka Iran waxay shaaca ka qaaday in dadka u dhintay cudurka Corona ay gaartay 26 qof. Waxay sidoo kale wasaaradda sheegtay in 106 qof oo u dhashay Iran uu soo ritay caabuqa Corona 24-tii saac ee lasoo dhaafay, guud ahaan tirada dadka kasoo jeeda…

  • Magaalada Garbahaarey oo Xaalad Biyo yari oo ka jirta.

    Magaalada Garbahaarey oo Xaalad Biyo yari oo ka jirta.

    Garbahaarey:-Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in biyo la’aan ay soo wajahday shacabka ku nool degmadaasi, taasi oo saameysay noloshooda. Qoysas hor leh ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii la soo dhaafay Biyo la’aan darteed ay uga barakaceen deegaanno ka tirsan gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya, dhibaatadaasi ayaa timid kadib markii…

  • Bangiga Horumarinta Afrika oo ansixiyay hannaanka ay Soomaaliya uga cafinayaan $122.55 milyan oo doolar.

    Bangiga Horumarinta Afrika oo ansixiyay hannaanka ay Soomaaliya uga cafinayaan $122.55 milyan oo doolar.

    Bangiga Horumarinta Afrika ayaa ansixiyay hannaanka ay Soomaaliya uga cafinayaan $122.55 milyan oo doolar oo ah deyntii ay ku lahaayeen. Kulan ay yeesheen guddiga sare ee maamulka Bangiga Horumarinta Afrika ayaa maanta lagu go’aamiyay habkii ay ku cafin lahaayeen deyntii ay ku lahaayeen Soomaaliya. Go’aan kaan taariikhiga ah waxa uu Soomaaliya u furayaa albaab cusub…

  • Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyaatta oo 14 maalmood u qabtay in lagu soo afjaro maleeshiyaadka Al-Shabaab.

    Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyaatta oo 14 maalmood u qabtay in lagu soo afjaro maleeshiyaadka Al-Shabaab.

    Uhuru Kenyaatta Madaxweynaha Kenya ayaa kulan la qaatay hogaamiyaasha Soomaalida dalkaas ee ka soo jeeda gobolka wuqooyi bari ee dalkaas oo uu kala hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin la dagalanka Al-Shabaab. Kulanka dhex maray madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo hogaamiyaasha Soomaaliya ayaa intiisa badan lagaga hadlay weerarada Al Shabaab ay ka…

  • Itoobiya oo dalbatay in la hakiyo wada-hadallada Nile & Dalalka Sudan iyo Masar oo Diidan

    Itoobiya oo dalbatay in la hakiyo wada-hadallada Nile & Dalalka Sudan iyo Masar oo Diidan

    Dowladda Itoobiya ayaa Arbacadii weydiisatay Mareykanka in la hakiyo wada-hadallo la filayey in maaanta ay dib uga furmaan Washington oo ku saabsan muranka ka taagan biyo-xireenka ay ka sameyneyso webiga Nile. “Waxaan weydiisanay inaan u baahannahay waqti dheeri ah oo aan wada tashiyo ku sameyno,” waxaa sidaas yiri Bizuneh Tolcha oo ah afhayeenka wasaaradda biyaha,…

  • Wasiir Maaliyadda oo ka hadlay go’aanka ka soo baxay Hay’ada IMF iyo Bangiga Horumarinta Afrika.

    Wasiir Maaliyadda oo ka hadlay go’aanka ka soo baxay Hay’ada IMF iyo Bangiga Horumarinta Afrika.

    Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa qoraal uu bartiisa soo dhigay waxa uu soo dhaweeyay go’aanada wax ku oolka ah ee ka soo baxay hay’adda lacagta adduunka IMF iyo Bangiga Horumarinta Afrika oo go’aamiyay habkii ay ku cafin lahaayeen deynta Soomaaliya “Hadaan nahay Soomaaliya Dadaalkeenii wuu muuqdaa, waana ku farxi…

  • Dowladda Sacuudiga oo si KMG ah u Joojisay Waqtiga Cumrada Sababo la Xiriira Cudurka Corona.

    Dowladda Sacuudiga oo si KMG ah u Joojisay Waqtiga Cumrada Sababo la Xiriira Cudurka Corona.

    Dawladda Sucuudiga ayaa waabergii maanta oo khamiis ah waxay si rasmi ah ugu dhawaaqday inay si ku meel gaar ah u joojisay waqtiga cimrada ee sanadkan ay bulshada islaamku ku iman lahaayeen Sucuudiga. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sacuudiga ayaa bayaan ay soo saartay waxay ku caddaysay kadib markii madaxda sare ee dalka Sucuudigu ay maalmihii la…

  • Wasiir Sadiiq Warfaa Oo Dhiggiisa Suudaan Kala Hadlay Arrimo Muhiim Ah & Xalada somaliada ku nol dalkaasi

    Wasiir Sadiiq Warfaa Oo Dhiggiisa Suudaan Kala Hadlay Arrimo Muhiim Ah & Xalada somaliada ku nol dalkaasi

    Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Soomaaliya, Sadiiq Xirse Warfaa iyo dhiggiisa Dalka Suudaan , Lena Al-sheikh Cumar ayaa ka wadahadlay iskaashi ay wada yeeshaan labada wasaaradood ka dib markii ay ku kulmeen caasimadda Suudaan ee Khartuom. Kulanka labada wasiir ayaa waxaa goob joog ahaa, danjiraha Soomaaliya ee Suudaan Maxamed Sheekh Isaaq, qeybsanaha ganacsiga ee…

  • Maamulka Jubbaland oo Ciidamo geeyay degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo.

    Maamulka Jubbaland oo Ciidamo geeyay degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo.

    Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in Ciidamo kuwa daraawishta ah u direen Magaaladda Beledxaawo ee Gobolka Gedo ee Koofurta Soomaaliya. War ka soo baxay Maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in Ciidamo hubaysan oo ka baxay Dhooblay ay ku biireen Ciidanka Darawiishta Jubbaland ee ku sugan duleedka Magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo. Hay’adaha amaanka Jubbaland ayaa…

  • Khatarta cudurka halista ah ee Crona Virus oo ku faafaya dalalka caalamka

    Khatarta cudurka halista ah ee Crona Virus oo ku faafaya dalalka caalamka

    Cudurka halista ah ee Crona Virus oo markiisii ugu horeysay ka dillaacay magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha ayaa iminka ku sii baahaya dalalka caalamka, gaar ahaan dalalka deriska la ah dalweynaha Shiinaha, waxaana sii kordhaya dadka uu soo ridanayo ee ku sugan Aasiya, Amerika, Yurub iyo Afrika. Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya dalka…

  • Xisbiyadda Somaliland oo heshiis la kale dhexgigay. & Qodobada lagu heshiiyay

    Xisbiyadda Somaliland oo heshiis la kale dhexgigay. & Qodobada lagu heshiiyay

    Wararka naga soo gaaraya Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegaya in kulan u dhaxeeyay Madaxweynaha Somaliland, Hoggaamiyayaasha labada Xisbi  Mucaarid iyo Ergeyga Midowga Yurub ee Soomaaliya uu is afgarad ku soo dhamaaday. Wadahadalka ayaa markiisii hore daarranaa doorashada Somaliland ee Baarlamaanka, ka laabashada sameysashada Xisbiyo cusub iyo Guddiga doorashada Somaliland oo la isku mari waayay. Ilo xog…

  • Cumar Finish oo Xarigga ka jaray Maktabad loogu Magacdaray AUN Eng.Yariisow.

    Cumar Finish oo Xarigga ka jaray Maktabad loogu Magacdaray AUN Eng.Yariisow.

    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga kajray Maktabad cusub oo laga hirgaliyay xarunta dhallinyarada gobolka Banaadir si ay uga faa’ideystaan dhallinyarada Caasimadda Soomaaliya. Maktabadaas ayaa waxaa loogu magac daray guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana duqii hore ee Magaalada Muqdisho allaha unaxariistee Eng Cabdiraxmaan Cumar Cusaan (Yariisoow),oo…

  • Ciidamada Ammaanka oo fagaaro ku burburiyey Khamri ay soo qabteen

    Ciidamada Ammaanka oo fagaaro ku burburiyey Khamri ay soo qabteen

    Ciidamada Booliska Soomaaliya ee ku sugan degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa Maanta waxaa ay goob fagaaro ah ku burburiyeen dhalooyin Khamri ah oo ay kusoo qabteen owlgal ay ka sameeyeen Xaafadaha Magaaladaas. Taliska Booliska Caabudwaaq ayaa waxaa ay sheegeen in dhalooyinka Khamriga oo ku dhow 100 ay kusoo qabteen howlgal ay sameeyeen,isla markaana khamrigaas…

  • Banaanbax lagu taageerayay Dowladda oo ka dhacay Beled-Xaawo & Mas’uuliyiinta oo ka digay dagaal

    Banaanbax lagu taageerayay Dowladda oo ka dhacay Beled-Xaawo & Mas’uuliyiinta oo ka digay dagaal

    Degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa Maanta waxaa ka dhacay banaanbax ay dhigeen Shacabka ku nool degmadaas,kaas oo lagu taageerayay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya loogana soo horjeeday hadal kasoo yeeray Mareykanka. Banaanbaxa ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gedo,waxaana looga soo horjeeday hadalkii dhawaan kasoo yeeray Isuduwaha siyaasadda ee Mareykanka u…

  • DEG DEG:Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo si kumeel gaar ah u joojisay Cimrada

    DEG DEG:Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo si kumeel gaar ah u joojisay Cimrada

    Dawladda Sucuudiga ayaa waabergii maanta oo khamiis ah waxay si rasmi ah ugu dhawaaqday inay si ku meel gaar ah u joojisay waqtiga cimrada ee sanadkan ay bulshada islaamku ku tagi lahaayeen Sucuudiga. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sacuudiga ayaa Bayaan ay soo saartay waxay ku caddaysay kadib markii madaxda sare ee dalka Sucuudigu ay maalmihii lasoo…

  • Wararkii ugu dambeeyey Beledxaawo iyo ciidamada Daraawiishta Jubbaland oo gaaray

    Wararkii ugu dambeeyey Beledxaawo iyo ciidamada Daraawiishta Jubbaland oo gaaray

    Maamulka  Jubbaland ayaa sheegay in Cutubyo ka tirsan Ciidanka Darawiishta Jubbaland ay u dirtay Magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo. Ciidankan oo ku hubaysan gadiidka dagaalka ayaa Xalay ku biiray Ciidamada Darawiishta Jubbaland ee ku sugan magaalada Beledxaawo. War ka soo baxay Maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in Ciidamo hubaysan oo ka baxay Dhooblay ay ku…

  • Tuugo hubeysan oo gaadiidka dhacda ayaa ka bilaabatay Muqdisho!

    Tuugo hubeysan oo gaadiidka dhacda ayaa ka bilaabatay Muqdisho!

    Degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho waxaa ka dillaacday tuugo lebisan dharka ciidanka oo dhac iyo boob u geysata gaadiidka iyo goobaha ganacsiga ee degmadaas, waxa ay adeegsadaan Tuugadani gaadiid yaryar oo ay ku horgeyaan hadba gaariga ama Baabuurka la dhacayo iyaga oo ka dejiya darwalka iyo dadka saaran kaddibna la baxsada. Xaafadda Xaramjadiid ee degmada…

  • Jubbaland oo Maanta Ciidamo horleh geysay Gobolka Gedo & Cabsii dagaal oo ka jirta Beled-Xaawo

    Jubbaland oo Maanta Ciidamo horleh geysay Gobolka Gedo & Cabsii dagaal oo ka jirta Beled-Xaawo

    Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay Ciidamo horleh u direen degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo,halkaas oo dhawaan dowladda Soomaaliya ay geysay Ciidamo farabadan. Ciidamadan oo ka tirsan kuwa Daraawiishta Jubbaland kuna hubeysan Gaadiidka dagaalka oo tiro ahaan gaaraya ilaa 150 Askari ayaa waxaa ay xalay ka ambabaxeen magaalada Dhoobley,iyaga oo sii maray deegaannada Diif, Gariiley,…

  • Dowladda Somalia oo ka hadashay Go’aankii Bangiga Adduunka & halka uu maraayo qorshaha Deyn cafinta

    Dowladda Somalia oo ka hadashay Go’aankii Bangiga Adduunka & halka uu maraayo qorshaha Deyn cafinta

    Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa qoraal uu bartiisa soo dhigay waxa uu soo dhaweeyay go’aanada wax ku oolka ah ee ka soo baxay hay’adda lacagta adduunka IMF iyo Bangiga Horumarinta Afrika oo go’aamiyay habkii ay ku cafin lahaayeen deynta Soomaaliya. “Hadaan nahay Soomaaliya Dadaalkeenii wuu muuqdaa, waana ku farxi…

  • Ciidanka DF Oo Isku Gadaamay Xarunta INJ & Sheikh Shaakir Oo La Soo Xirayo

    Ciidanka DF Oo Isku Gadaamay Xarunta INJ & Sheikh Shaakir Oo La Soo Xirayo

    Ciidamada Dowladda Federaalka ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa xalay isku gadaamay xarunta Inj,oo hoy u ah Hoggaanka Ahlu suna oo uu ugu horeeyo Sheikh Maxamed Shaakir oo sheegtay inuu yahay madaxweynaha cusub ee Galmudug. War ay heshay Warbaahinta gudaha  ayaa sheegaya in Muqdisho laga amray in la soo xiro hoggaanka Ahlu suna gaar ahaan…

  • DHAGEYSO: Dhimasho & Dhaawac Ka Dhashay Israsaaseyn Ka Dhacday Sh/Dhexe

    DHAGEYSO: Dhimasho & Dhaawac Ka Dhashay Israsaaseyn Ka Dhacday Sh/Dhexe

    Israsaaseyntaas oo sababtay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa waxaa ay Ciidamo ka wada tirsan dowladda ku dhexmartay deegaanka Xaaji Cali oo hoostagta degmada cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Israsaaseyntaas ayaa waxaa la sheegay inay ku dhinteen Afar Ruux tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen,kuwaas oo u badan qaar kamid ah Shacbaka ku nool…

  • DHAGEYSO:Maamulka G/Banaadir Oo Sheegay In Wadooyinka Xiran Furayaan

    DHAGEYSO:Maamulka G/Banaadir Oo Sheegay In Wadooyinka Xiran Furayaan

    Shirka Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir shirkaasayaa waxaa shir Gudoominayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Casimadda Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish),waxaana looga hadlay ololaha canshuur ururinta Furitaanka wadooyinka muhiimka ah si ay shacabka ugu fududaato adeegyadooda. Sidoo kale waxaa looga hadlay Dardar galinta Nadaafadda Magaalada iyo Amniga,iyada oo…

  • Hoggaanka Al-Shabaab Oo Soo Saaray Farriin Ku Socota Soomaalida Gobolka Waqooyi Bari Kenya

    Hoggaanka Al-Shabaab Oo Soo Saaray Farriin Ku Socota Soomaalida Gobolka Waqooyi Bari Kenya

    Ururka Al-Shabaab ayaa soo saaray digniin culus oo ku socota dowladda Kenya, iyagoo fariin u diray dadka Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya. Warbaahinta Al-Shabaab ayaa baahisay codka Afhayeenka ururka Cali Maxamuud Raage (Cali dheere) oo arrimahaas ka hadlaya mudo ku siman 20 daqiiqo, isagoo sheegay in ay u damqanayaan dadka Muslimka…

  • Axmed Madoobe Oo Xiray Nin Xil Wasiirnimo U Doontay

    Axmed Madoobe Oo Xiray Nin Xil Wasiirnimo U Doontay

    Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa la sheegay in uu amar ku bixiyay in la xiro Maxamuud Maxamed Ibraahim Geeleey oo ka tirsan wasaaradda maaliyadda ee Jubbaland. Mr Geeleey ayaa doontay xilka wasiirka garsoorka Jubaland oo ay saaxiibo yihiin Axmed Madoobe, waxaana la sheegay in wasiirka uu Axmed Madoobe ku wargeliyay in wiilka xilka soo…