Post View....

Maamulka Puntland oo qarka u saaran inay ku dhawaaqdo gooni isu taag.

0
53

Puntland beri waxay ku dhawaaqi doontaa hadii eebe idmo go’aan cadayn doona halka Somaliya kala aadi doonto.

Qarax siyaasadeed oo aad ubalaaran gilgili doonana jihada siyaasada Somaliya,ayay Puntland ku dhaqaaqi doontaa beri foog.

Dhanka kale sanadihii dambe Maamulka Puntland ayaa khilaafyo xooggan waxay kala dhaxeeyeen Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo maamulkaasi maamulkii talada la wareegaba uu ahaa mid mucaaradsan Dowladda Dhexe ee Soomaaliya, waxaan la waayay maamul si daacad ah kula shaqeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya.

About Author