Post View....

Farmaajo “Walaalkay Siciid Deni dhowr jeer ayaan Xamar ku casuumay oo aan ku iri walaalow ha na dulmarin ee bal mar nagu soo deg oo noo imow”

0
68

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraysi uu siiyay telefishanka Universal tv wuxuu ku sheegay inuu Muqdisho ku casuumay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Madaxweynaha oo la waydiiyay xiriirka iyo go’doominta uu ku hayo maamul goboleedyada Waxaa uu sheegay in aanu marna ogolaan doonin in dowladiisa loo adeegsado maamul goobleedyada

Madaxweyne Farmaajo waxaa kale oo wax laga waydiiyay amniga dalka, waxaana uu sheegay in muddo yar ku soo afjari doonaan waxa uu ugu yeeray cadowgan dadka dhibay.

Arrimaha doorashada iyo inuu musharax yahay doorashada soo socota ayaa ka mid ahaa Su’aalaha lagu waydiiyay waraysiga oo baxaya Habeenka khamiista 13 bishan Febraayo.

https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v6.0

Adis Ababa

DAAWO: Hordhaca Wareysi Gaar ah oo uu Tvga Universal la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamad Cabdulaahi Farmaajo.

Posted by Universal Somali TV on Tuesday, February 11, 2020

About Author