Post View....

Dorashadii Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Ku guuleystay Cali Daahir Ciid.

0
64

Wareega Labaad ee Doorashada Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug ayaa soo Dhamaatay waxaana ku tartamayey oo isugu soo haray Laba Musharax oo sidaan ukala helay codadka:

1) Cali Daahir Ciid 46 Cod
2) C/qaadir Sh Cali Diini 31 Cod

Natiijada ayaa waxaa ku dhawaaqay Gudoomiyaha Galmudug Mudane Maxamed Nuur Gacal sidaasina waxaa Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug ku noqday Cali Daahir Ciid oo ku guuleystay 46 Cod.

sidaasina waxaa ku soo dhamaatay Doorashadii Madaxwaynaha iyo ku-xigeenka Galmudug iyadoona ugu dambayn Goobta lagu dhaariyey.

About Author