Post View....

Dhaliyarada Somaliyeedey Maskaxdaada ilaasho.

0
71

Madaxaaga Alle waxa uu ku abuuray Xubnaha jirkaaga ugu muhimsan qaarkood.

Dhalinyarooy.

1.Jirkaagu yuuna hogaamin Maskaxdaada ee Maskadaadu ha hogaamiso Jirkaaga.(F.S:1aad)

2.Maskaxdaadu yeeyna noqon mid Qashin qob ah oo fikrado qaldan ey ku shubtaan Ajaanib & Qashin qaade somali ah.(F.S:2aad)

3.Ha noqon kuwa la yiraa inta ey noolyihiin Madaxooda waxaa ka faa’iida Tima jaraha oo kaliya.(F.S:3aad)

4.Madaxagu yuuna noqon mid u qafilan, Siyaasiyiin iyo sukeeye Xil iyo Xoolo doon ah.(F.S:4aad)

5.Ha noqon mid Maskadxiisa meel kale oo aan habooneeyn laga hago , ee Adigu waddo sax ah isku hag. ( F.S:5aad)

6.Maskaxdaadu yeeyna noqon Mid aaminsan in Lacag kaliya lagu waraabiyo, ogoow in Aqoontuna tahay waxa ugu wanaagsan ee Maskaxdu ku korto. (F.S:6aad)

7. Maskaxdaadu yeeyna noqon mid aan Mushkilada taagan ka xagga aan ka fikiri karin.(F.S:7aad)

8.Hooyadaa waxa ey ku dhashay Adiga oo Maskax Nadiifa leh, ku shub wax Nadiif ah.

FG: waa iga talo, Dhalinyarada somaliyeedeey, Ha noqonina kuwa aan fikirin ee loo fikiro…wixii aan ku qalday iga sax, wixii ka dhimanna ku dar.

Mahadsanidiin

Qore:Yahya Amir

About Author