Post View....

Ra’isul-Wasaare Kheyre Oo Boqolaal Shacab ah Kula Dukaday Masaajidka Isbahaysiga

0
132

Ra’iisul-Wasaaraha Xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa boqolaal shacab ah waxa uu kula dukaday Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee Magaalada Muqdisho.

Qaar ka mid ah xubnaha golaha Wasiirada iyo Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka ayaa ka mid ahaa dadka Salaadda Ciidda kula dukaday Shacabka Masaajidka Isbahaysiga Islaamka.

Boqolaal shacab ah ayaa ku dukaday Masaajidka xili ay maanta ku beegantahah maalinta koowaad ee Ciiddhl-adxa oo ay u dabaal degayaan muslimiinta caalamka oo shan.

About Author