Post View....

Rag ka tirsan Daacish oo maanta xukun lagu riday

0
109

Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta waxaa ay xukun ku riday xubin sare oo ka tirsanaa Daacish Ninka ay maxkamadu xukuntay ayaa waxa lagu magacaaba Aadan maxamed calioo lagusoo qabtay hawlgal ay ciidamadu sameeyeen.
Raggan ka tirsan daacish ay maxkmada ciidamada ay goonka ka soo saaratay ayaa kala ah Aadan Maxamed Cali iyo Cabdi Shakur Xaaji Barsanji.

Aadan Maxamed Cali ayaa waxaa ay sheegtay in xukun dil toogasho ah lagu xukumay, halka Cabdi Shakuur Xaaji Barsanji la sii daayay.

Maxkamada ayaa sheegtay in Aadan Maxamed Cali uu ka dambeeyay dilal ka dhacay Magaalooyinka Boosaaso,Iyo Muqdisho, waxaana sidan warbaahinta u sheegay Guddoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida qeybtayda Darajada koowaad.

About Author