Post View....

Nin Raayo (Fiican) Ma-Raago! {Kama Daalayo Ducadiisa}

0
132

Hal-door aan la heli Karin ayuu ahaa, caan waxa uu ku ahaa deganaan, daacadnimo iyo u-kaalmaynta dadka masaakiinta ah, Madaale dadaal, karti iyo hal-abuur badan ayuu ahaa, sharaf & tixgalin ayaa loo hayay, isbadal iyo horumar ayuu ka sameyn jiray goob walba oo loo igmado, taariikhda ayaa xusi doonto, wey adkaan doontaa in la buuxiyo booskii uu banneeyay Eng. Yariisow.

Geeridu waa ma-xishooto, lama qiyaasi karo sida looga wada naxay geerida Duqii Muqdisho, adduunka oo dhan ayaa ka tacsiyeeyay, Aas Qaran in loo sameeyo ayaa la go’aamiyay, Alle ayaa looga wada baryay inuu Jannadiisa ka waraabiyo, nin karmeed aqoon badan ayaa na-dhaafay, duco ayaa daba dhigaynaa, Allaha u naxariisto ayaan wadaynaa!
#Jannada_Allaha_nagu_Kulmiyo

Shiikhaalow

https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v4.0

Nin Raayo (Fiican) Ma-Raago! {Kama Daalayo Ducadiisa}Hal-door aan la heli Karin ayuu ahaa, caan waxa uu ku ahaa…

Posted by Shiiqaaloow Xasan on Saturday, August 3, 2019

About Author