Post View....

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka oo go’aansaday celinta jinsiyadda labaad ee dalka Mareykanka

0
104

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Farmaajo ayaa go’aansaday celinta jinsiyadda labaad ee dalka Mareykanka.

Madaxweynaha wuxuu muujiyey qiimaha jinsiyadda Soomaaliya.

Dadka qaar ayaa qaba Sababta Ku kaliftay inuu iska celi jinsiyadaas Si uu u yimaado mareeykanka asagoo madaxweyne dal ah, si uu uga hor hadlo xarunta qaramada midoobay ayuu waxuu celiyey jinsiyadii uu ka heeystay Mareynkanka waayo asagoo wata dhalasho Mareykan ah misna ah madaxweyne dal kale, lama siin Karin maqaamka madaxeeyne.

Tani Waxay horseedi doontaa hogaamiyayaal badan oo labo baasaboorlayaal wata iney Ku qanci doonaan kan dalkooda.

About Author