
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xassan Maxamed Laftagareen aya guddigu saaray dadkii dhawaan lagu dilay dulleedka magaalada Beydhabo.
Guddiga oo ka kooban 9 xubnood ayaa isugu jira Wasiiro ka tirsan Koonfur Galbeed, taliyeyaal Ciidan iyo Maamulka gobolka Baay iyo kana degmada Baydhabo.
Dilalkii ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka mid ahaay dadkii lagu dilay Cali Aadan Marguus oo ka mid ahaa Ganacsatada ugu caansan deegaannada maamulka Koonfur Galbeed.
Hoos ka akhriso wareegtada magacaabista :