Post View....

War deg deg ah. Ujeedo: War murtiyeed

0
62

War murtiyeed ka soo Baxay Xafiiska Shacabka Gobalada dhexe iyo Maamul Gobaleedka Miliq Land. ( F.S:1aad)

waxaan Cadeeyneynaa in aanan marnaba aqoonsan doonin, Doorashadii “been ku dhaaro” ee Maanta ka dhacday Magaala Madaxda Beeramasuuhd ee Gobalka Gudumlag ,ee Madaxweynaha loogu doortay Rooq rooq.

waxaan cambaareyneeynaa Danjiraha Dowlada ASU u fadhiyo Somalia Bma: Otomamay oo ku xadgudbay Demoqaradiyii ey Reer Galbeedku ku fani jireen, iskana indha tiray rabitaanka Shacabka.

waxaa kale oo aan Cambaareyneynaa Jamhuuriyada Falaadka ee Somaliya,( JFS) ee Maamulka Ciyaalka Qurbaha, oo ah tan ugu dhulka yar 7da Maamul Gobaleed ee Dalka. waxaana u sheegeynaa in aan kala noqonay Aqoonsiga iyo wada shaqeeyntii nagala dhexeysay .

sidoo kale , waxaan eedeeyneynaa Beesha Cinaadka , Urur Gubaleedka DAGI iyo Shirkadaha Shidaalka, oo iska indha tirtay waxa ka dhacayo Somalia. sidoo kale Cidamada MOSIMA, JWSA iyo SDX waa in eynan soo fara gashan arrimaha Siyaasada.

ha isla meereysato. Gadaal gadaalna ha loo Aqriyo xaqiiqda Dalka,

Alloow Dagaal huri meeysee midkii aan ku Guuleysano.

Afhayeenka Shacabka Gobalada dhexe iyo Miliq land Md.Gareen diid.

wada shaqeyn Nacaw.

Qore : Ayhay Rima

About Author