Post View....

War Deg Deg ah: Qarax Goordhow Ka Dhacay Magalada Muqdisho.

0
67

Qarax xooggan ayaa goor dhow wuxuu ka dhacay magaalada Muqdisho,waxaana qaraxaan jugtiisa laga maqlay degmooyinka ka tirsan gobolka Banaadir iyada oo warar kala duwani ay kasoo baxayaan.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay ka soo horjeedka Carwadii hore ee Taleex ee degmada hodon ee ggobolka Banaadir,waxaana la sheegay inuu ka dhashay gaari walxaha qarxa ay ku xirnayeen oo halkaas ku qarxay.

Dhanka kale Dad Deegaankaasi ayaa sheegay inuu jiro khasaaro hase ahaate dadka laga kala eryay goobta qaraxu uu ka dhacay,ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska ayaa halkaas gaaray.

About Author