Post View....

SAWIRO: Guddoonka Labada Aqal oo lagu Wareejiyay nuqulo ka mid ah dastuurka

0
66

Guddiga Dastuurka ee BFS ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejiyey Guddoonka Labada Aqal nuqulo ka mid ah Qabyo Qoraalka 2aad ee Wax ka beddelka Dastuurka.

Wareejintan oo ay sidoo kale goobjoog ka ahaayeen Guddiga Madaxbanaan ee Dastuurka ayaa ay labada Guddi kala hadleen Guddoonka labada Gole sidii loogu garabsiin lahaa howlaha dhiman ee dhameystirka dib u eegista Dastuurka.

Gudoomiyaha dastuurka labadda Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa sheegay in Guddi ay dhawaan soo dhameystiri doonaan dhammaan Qodobadda dhiman.

Â