Post View....

DHAGEYSO:MD Qoor Qoor oo mar labaad ku celiyay arin muhiimad weyn u leh maamulkiisa

0
67

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa sheegay in maamulkiisa uu qaadan doono talooyinka ay u soo jeediyaan dadka waxgalka ah ee Galmudug.

Waxaa uu sheegay in Maamulkiisa uu diyaar u yahay in sida dadka Reer Galmudug ay isugu duuban yihiin ay isugu doonaan dadka tabashada qaba una baahan yahay in garab la siiyo.

In kastoo tiro dhowr jeer ah uu ku cel celiyey Madaxweynaha Galmudug in uu wada-hadal la furayo dadka kasoo horjeeda Maamulkiisa ayaa tan iyo markii la doortey uusan la kulmin dhinacyada ugu weyn ee kasoo horjeeda,sida hoggaanka Ahlusunna oo ay ku wada sugan yihiin Dhuusamareeb & Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ku sugan Gaalkacyo.

About Author