Post View....

Dhageyso:Madaxa Amniga iyo Siyaasada Gedo.”Ciidamada Dowladda Nairobi haka soo casheeyaan”

0
65

Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Gobolka Gedo ahna Madaxa Amniga iyo Siyaasada Gobolka Cismaan Nuur Xaaji (Macalimow) ayaa sheegay in Dowladda faragelin ka wado deegaannada Gobolka Gedo.

Isaga oo Beled-Xaawo kula hadlayay  Ciidamadii Dowladda geysay degmadaas ayaa sheegay hadii Dowladda Kenya ay joojin weyso faragelinta ay weerari doonaan Magaalada Nairobi.

Ciidamada Kenya arbushaad ayay Beled-Xaawo ka wadaan ee ha joojiyaan mana u dul qaadan doono,”Hadii Kenya joojin weyso faragelinta, Ciidamada Dowladda Nairobi haka soo casheeyaan”


About Author