Post View....

Aqriiso:C/Kariin Guuleed oo soo saarey baaq ku socda Dowladda Somalia & Beesha Caalamka

0
56

Madaxweynihii Hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa soo saaray Warsaxaafadeed uu kaga hadlayo xaaladda guud ee dalku ku sugan yahay, sadex sano ka dib doorashadii madaxtinimo ee dalka ka dhacday 2017kii ee uu kusoo baxay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

War-Saxaafadeedka oo ka kooban laba bog ayaa ku sheegay in dalka uu wajahayo xaalado siyaasadeed oo cakiran iyo falal amni darro oo ay geysanayaan Kooxaha kasoo horjeeda dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa uu baaq u direy Xukuumadda Soomaaliya,Maamul goboleedyada, Shacabka Soomaaliyeed iyo Beesha Calamka.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka C/kariin Xuseen Guuleed.

About Author