Post View....

Aqalka Sare oo lagu wado inuu meel mariyo Sharciga Doorashooyinka Qaranka & Qodobo laga saaray

0
80

Xildhibanada Golaha Aqalka Sare ayaa lagu waddaa in ay maanta meelmariyeen Sharciga doorashooyinka Qaranka.

Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ayaa dood adag ka lahaa maalmihii lasoo dhaafay Sharciga doorashooyinka.

Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa sheegay in maanta Cod loo qaadi doono Sharciga doorashooyinka.

Sharcigaan ayaa horay waxaa u meelmariyay Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Haddii Maanta ay ay Ansixiyaan Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu waddaa in uu saxiixo Sharciggaan si uu dhaqan galo.

 

About Author